Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: December 2014

Total 123 Posts

Halista Siyaasad aan Hogaan lahayn, by Axmed Nuur Guruuje

Aduunka aynu kasoo bowsanay siyaasadda , Dadkiisu wuxuu ku mashquulsanyahay , Hawl-maalmeedka , Shaqadda , Tacliinta iyo Cilmi baadhista , Inta badana ma heli karaan fursad ay kagga fikiraan Arrimaha Caamka ah iyo Siyaasadda Wadanka Haddaba si loo hello ,

Gudida Mudada Laga Sugayay Kala Saarista Musharaxnimada Madaxweyne Ee Siyaasiyiinta Deegaanada Galbeedka Iyo Woqooyiga Hargeysa Oo Soo Afjaray Murankii Loolanka

Hargeysa(ANN)Gudida melaya Dadka Deegaanka Woqooyiga iyo Galbeedka Hargeysa oo muddooyinkan ku mashquulsanaa inay kala saaraan Siyaasiyiin loolan ka dhexeeyay oo ku muaransanaa musharaxnimada Madaxweynaha ee Doorashooyinka mraka la gaadho dhamaadka mudada madaxweyne Siilaanyo, ayaa maanta soo afjaray muranka siyaasiyiinta ku

Interview with Djibouti leader Ismail Omar Ghelle

Djibouti(ANN)”We need Somalia to be peaceful” Ismail Omar Gelleh Interview with the President of Djibouti.         Djibouti government is planning not to leave Somalia until the African Union peacekeeping mission has removed Al-shabaab from the long troubled

Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur-madaw Oo Ka Hadlay Xaaladaha Siyaasadeed Ee Dalka

Dubai(ANN)Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buur-mmadaw) oo ka mid ah Madaxdhaqameedka ugu caansan Soomaalida, ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo arrimaha ka taagan Boorama, kuwaas oo uu sabab u yahay Suldaan lagu magcaabo Abuubakar Wabar oo ku dhawaaqay dhowaan

Al-shabaab Oo Sheegatay Inay Guul Ka Gaadheen Dagaalka Gal-guduud Kadibna Ciidamadda Ethiopia Ku Khasbeen Inay Ka Baxaan Deegaanka Waxbo

Gal-guduud(ANN)Wararka ka imanaya deegaanka Waxbo oo ka tirsan gobolka Gal-guduud, ayaa sheegaya inay Ciidamada Ethiopia iskaga baxeen halkaa. kadib markii dagaalo qadhaadh ay jilbaha is dhigeen ciidamada Al-shabaab ee dagaalka kula jiray deegaankaa. Deegaanka Gal-guduud waxa muddooyinkii u danbeeyay ka

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Iyo Wefdi Uu Hogaaminayo Oo La kulmay Dhigiisa Ethiopia iyo Dublamaasiyiin

Addis ababa(ANN)WeWasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed waran-cade iyo wefdi uu hogaaminayo oo socdaal ku joogay Dalka Kanya, ayaa kulamo la yeeshay Dublamaasiyiin u dhashay Dalalka Maraykanka iyo Britain. Wasiirka iyo wefdiga uu hogaaminayo, ayaa markaa ka dib usoo kicitimay

Haweenay Si Xun U Garaacday Ilama yar Oo 18 Bilood Jiray Oo Xukun Lagu Riday

Kampala(ANN)Gabadh shaqaale guri ahayd oo u dhalatay dalka Uganda ayaa lagu xukumay afar sannadood oo xadhig ah kaddib markii ay ku xadgudubtay ilmo yar, kiiska lagu xukumay ayaa dadka Uganda ka dhex abuuray caro weyn kaddib markii muuqaalka Vidio-ga lagu

Mudanayaasha Wakiiladda Somaliland Oo Su’aalo La Xidhiidha Miisaaniyadda Ku Boobay Wasiirka Maaliyadda Cabdicasiis Samaale

Hargeysa(ANN)Mudaneyaasha golaha Wakiiladda Somaliland, ayaa Su’aalo ku boobay Wasiirka Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaaleka waydiiyay Wasiirka Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale, kuwaas oo la xidhiidhay Odoroska Miisaaniyadda sanadka 2015-ka oo Golaha in muddo ah hortaalay. Mudanayaal door ah, ayaa Wasiirka

Boorama: Xildhibaano Iyo Kooxo Dhalinyaro Ah Oo Xabsiga Loo Taxaabay

Boorama(ANN)Ciidamada Amaanka ee Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay Laba ka mid ah Xildhibaanada golaha deegaanka Boorama iyo kooxo dhalinyaro ah, kuwaas oo lala xidhiidhiyay inay horboodayeen mudaharaadyo rabshada ah oo lagu taageerayay dhawaaqa lidka ku ahaa jiritaanka Qaranimada Somaliland oo

Dawlada Britain Oo Digniino Loo Jeediyay

Britain(ANN)Madaxweynaha cusub ee Guddiga Midowga Yurub, Jean-Claude Juncker, ayaa uga digay dowladda Britain inay marmarsiyo ka dhigato shaqaalaha ka soo jeeda Bariga Yurub. Isagoo ka hadlayay dood laga soo daayay teleefishan laga leeyahay waddanka Austria, ayaa Mr Juncker waxa uu