Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: February 2015

Total 145 Posts

Haweenay U Dhalatay Dalka Farance Oo Lagu Afduubay Dalka Yemen

Sanca(ANN)Haweenay u dhalatay dalka Farance oo u shaqaynaysay Hay’addaha caalamiga ah ee gargaarka (Internatinol NGO’s) ee ka hawlgala dalka Yemen lagu afduubay maanta magaalada Sanca ee xarunta Dalkaa oo malayshiyada xuutiyiintu gacanta ku hayaan tan iyo markii ay qabsadeen Sep

Wakiiladda Siyaasada Yemen Oo Ku Jeeda Dhinaca Koonfurta Ee Cadan Iyo Raysal Wasaarihii La Inqilaabay Oo Ka Badbaaday In Xabsiga La Dhigo

Warbixin wararkii U Danbeeyay ee Xaalada Dalka Yemen: Carraale M. Jama Sanca(ANN)Wakiilo ka socda ilaa todoba kooxood oo ah hoggaamiyayaasha siyaasada dalka Yemen, ayaa kusii jeeda magaalada Cadan ee Koonfurta Dalka Yemen oo uu ku suganyahay Madaxweynihii xukunka laga tuuray

Xadka U Dhexeeya Somaliland Iyo Djibouti Oo Xidhan Maalintii Shanaad Iyo Sababaha Lala Xidhiidhiyay

Lawyacado (ANN) Xadka u dhexeeya Djibouti iyo Somaliland, ayaa xidhan maalintii Afraad. Kadib markii Dawladda Djibouti ay gabi ahaanba xidhay xadka ay la wadaagto dalka Jamhuuriyadda Somaliland, arrintaasoo dhibaato ku keentay dadweynaha ku dhaqan degaannada Gobolka Selel iyo dadka safarka

Guddoomiyaha UCID oo Sheegay in Turkigu Afduub u Haysto Wadahadalka Somaliland iyo Soomaaliya

Hargeysa (ANN) Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali-waraabe, ayaa sheegay in dalalka caalamka ee daneeyaha arrimaha Soomaalidu la yaaban yihiin sida Turkigu u wado hawlaha wadahadalka Somaliland iyo Soomaaliya. Eng. Faysal Cali-waraabe oo hadal u jeediyey taageerasha

Guddoomiye-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada oo Qiray in aanay Weli Diyaarin Xeerkii Lagu Dooran Lahaa

Hargeysa(ANN)Guddoomiye-ku-xigeenka kowaad ee Golaha Wakiillada Somaliland Baashe Maxamed Faarax, ayaa sheegay in aanay weli diyaarin xeerkii lagu dooran lahaa golahooda, isagoo xusay inay xeerkaas diyaarin doonaan marka Komishanku cayimo muddada doorashooyinku qabsoomayaan. Mudane Baashe Maxamed Faarax oo saxaafadda la hadlay

Madaxweyne Siilaanyo Oo Xadhiga Ka Jaray Terminal Lagu Kordhiyay Madaarka Berbera Daawo

Berbera(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo wefti uu hogaaminayo oo maanta socdaal shaqo ku tegay Xarunta Gobolka Saaxil, ayaa Xadhiga ka Jaray Dhismaha Terminalka Cusub oo Madaarka Berbera lagu kordhiyay. Halkan Ka Daawo Riix       Araweelo News

Suuqa Ugu Weyn Shidaalka Ee Muqdisho Oo Dab Qabsaday

Mogadishu(ANN)Suuqa ugu weyn dhinaca Shidaalka ee Black Sea oo ku yaal xaafada Hawlwadaag ee magaalada Muqdisho, ayaa dab qabsaday maanta, waxaana ka dhashay khasaare hantiyeed oo aad u balaadhan. Wararka qaar, ayaa sheegaya in dabkaa uu sababay kadib markii mid

Islaamka iyo Cilmiga Sayniska By. Ibraahim Khadar Siciid Qaybtii 23aad

Abu Hasan ibn Al-Haitham (965-1040 C.E.) Waxyaabaha uu ku soo kordhiyey xisaabtay iyo faysigiska waa qaar aan la soo koobi karin. Tusaale ahaan xisaabta, waxa uu horumariyey fallanqaynta xisaabta Geometry, isagoo soo saaray xidhiidhka ka dhaxeeya xisaabaadka Algebra iyo Geomerty.

Madaxweynaha Djibouti Oo Noqday Hoggaamiyihi U Horeeyay Ee Booqasho Ku Taga Meel Ka Baxsan Caasimadda Qaraxyada Iyo Dilalka Qorshaysani Hadheeyeen Ee Somalia

Mogadishu(ANN)Madaxweynaha Dalka Djibouti Ismaaciil Cumar Geele oo booqasho laba maalmood qaadatay ku joogay Dalka Somalia, ayaa maanta ku laabtay Dalkiisa. Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele intii uu booqashada ku joogay Somalia, wuxuu noqday madaxweynihii u horeeyay ee ka socda dal kale

Xisbiga UCID Oo Ka Hadlay Dadka Ajaanibka Ah Ee Buux-dhaafiyay Somaliland

Hargeysa(ANN)Xisbiga mucaaradka ah ee UCID, ayaa ka hadlay dadka ajaanibka ah ee ku sugan Somaliland, kuwaas oo ay sheegeen inay si sharci-daro ah kusoo galaan dalka, isla markaana buux dhaafiyeen magaalooyinka waaweyn, gaar ahaan caasimada Somaliland ee Hargeysa. Qoraal dheer