Month: May 2015
Xukuumadda Somaliland Oo Mamnuucday Qoxootiga Kasoo Talaabaya Dalka Yemen
Hargeysa(ANN)Xukuumadda Somaliland, ayaa gebi ahaanba joojisay dadka Qoxootiga ah ee kasoo qul-qulaya dhinaca dalka Yemen, kuwaas oo tan iyo markii dagaalku ka bilaabmay dalkaa ay dhinaca Somaliland uga soo gudbeen ku dhowaad 3,000 qof oo u baddan dad u dhashay
Madaxweyne Siilaanyo Oo Magcaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Iyo Safiirka Ethiopia Ee Somaliland
Madaxweyne Siilaanyo Oo Magcaabay Masuuliyiin Cusub Hargeysa(ANN)Madaxweyne Siilaanyo, ayaa magcaabay Guddomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland iyo Safiirka Somaliland ee dalka Ethiopia. Sidaana waxa lagu sheegay qoraal saxaafadeed maanta kasoo baxay qasriga Madaxtooyada oo ku saxeexnaa Xoghayaha gaarka ah ee xafiiska
Saudi fighter jet shot down in northwestern Yemen +Images
Sana’a(ANN)Yemeni air defense forces have shot down a Saudi fighter jet in the northwestern province of Sana’a in Yemen as it was conducting airstrikes against the country. The Saudi F-16 fighter jet was shot down and subsequently crashed in the Bayt
Mooshinka La Doonayay in Lagu Fududeeyo Xilka Qaadista Maayarada Ee Ku Horkufay Golaha Wakiilada Oo Mar Kale Lasoo Celinayo iyo Guddoomiyaha Dabagalka Ilaalinta Hantida Qaranka Oo Sharaxay Sababaha Fashilyay
Hargeysa (ANN) Guddoomiyaha Guddi-hoosaadka Dabagalka iyo Ilaalinta Hantida Qaranka Md. Maxamed Cali Xirsi, ayaa ka hadlay sababaha kelifay in mooshin ay soo diyaariyaan oo ka dhan ahaa awoodda faraha badan ee maayarrada degmooyinka dalka uu ku dhex saqiiro golaha. Fadhigii
Al-shabaab Oo Khaarajisay Xildhibaan Iyo Wasiirkii Hore Ee Gaashaandhiga Xildhibaan Cabdala Boos Oo Ku Dhaawacmay Weerarka
Mogadishu(ANN)Xildhibaan Yuusuf Maxamed Dirir oo ka mid ahaa Xildhibaanada Dawlada Somalia, ayaa u geeriyooday dhaawac kasoo gaadhay weerar galabta isaga iyo Wasiirkii hore ee Gaashaandhiga Somalia Xildhibaan Cabdalla Boos lala beegsaday gudaha Magaalada Muqdisho. Labada Xildhibaan oo watay gaadhi nooca
Xukuumadda Somalia Oo Qirtay In Al-shabaab La Wareegtay Deegaamo Hor Leh
Shabbeele(ANN)Kooxda Al-shabaab ee dagaalka kula jira Ciidamada Somalia iyo Ciidamada AMISOM eek u sugan Somalia, ayaa la wareegay xalay deegaamo hor leh oo ka tirsan Koonfurta Somalia. Sidaana waxa warbaahinta u xaqiijiyay maanta Gudoomiyaha Gobalka Shabeelada Hoose C/qaadir Maxamed Nuur.
Golaha Wakiilada Somaliland Oo Laalay Mooshin La Doonayay In Lagu Fududeeyo Sidii Xilka Looga Qaadi Lahaa Maayarada Magaalooyinka
Hargeysa(ANN)Golaha Wakiiladda Somaliland, ayaa gaashaanka ku dhuftay mooshin la doonayay in wax ka bedel lagu sameeyo xeerka golayaasha deegaanka, kaas oo ujeedadiisu ahayd in la khafiifiyo tirada mudanayaasha golayaasha deegaanka ee doonaya inay Maayar xil ka qaadaan. Fadhigii golaha wakiiladda
Golaha Wakiilada Ee Awoodi Waayay Inay Sameeyaan Xeerkii Lagu Dooran Lahaa Ma Waxay Ku Bedeleen Inay Dhooqeeyaan Golayaasha Deegaanka Ee Xallaasha Ah
By. Maadhiin Tayuub Maalmahan waxa jiray mooshin ay wadeen xildhibaano ka tirsan golaha wakiilada ee caadaystay mudo-kordhinta, mooshinkaa oo la doonayo in wax lagaga badalayo xeerka golayaasha deeganka ee dalka qodob ka mida oo ah, kaas oo ah mid la
Dawlada Djibouti Oo Xulufada Sucuudigu Ku Amreen Inay Hawada Ka Celiyaan Diyaarad Iran Leedahay oo shixnad Caawimo ah U siday Yemen
Djibouti(ANN)Xulufada uu Hoggaaminayo Sucuudigu ee dagaalka kula jira Malayshiyada Xuutiyiinta Dalka Yemen iyo Ciidamada Madaxweynihii hore ee dalkaa Cali Cabdalla Saalax, ayaa ku amray Xukuumadda Djibouti in aanay ogolaan in dalkooda ay ka degto Diyaarad Iran leedahay oo shixnad caawimo
Sucuudiga: Qarax Lala Beegsaday Masjid Salaadii Jimcaha Iyo Koox Yamaniyiin Afduubay Kumanaan Computerada Dawlada Sucuudiga
Riyadh (ANN) Weerar is qarxin ah, ayaa lala beegsaday Masjid dalka Sucuudiga ku yaal oo ay Salaadii Jimcaha maanta ku tukanayeen dadka Shiicada laga tirada badanyahay ee ku dhaqan dalka Sucuudiga. Weerarka oo ka dhacay Masjid lagu magcaabo Imam Ali