Month: May 2015
Madaxweyne Siilaanyo OO Kormeer Temmeshle Ah Ku Maray Suuqyada Magaalada Hargeysa
Hargeysa(ANN) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaayo, ayaa si lama filaan ah galabta suuqyada magaalada Hargeysa ugu maray socdaal Temeshle ah, isagoo booqday goobo ka mid ah suuqyada ugu waaweyn magaalada iyo weliba dhismaha Wasaaradda Arrimaha gudaha Sonaliland. Booqashada Madaxweynaha
North Korea executed its defense chief by putting him in front of an anti-aircraft gun at a firing range
Pyongyang (ANN)North Korea executed its defense chief by putting him in front of an anti-aircraft gun at a firing range, Seoul’s National Intelligence Service told lawmakers, which would be the latest in a series of high-level purges since Kim Jong
Hoggaamiyaha North Koria Oo Wasiirkiisii Difaaca Xukun Dil Ah Ku Fuliyay Kadib Markii Uu Ka Seexday Munaasibad Qaran
Pyongyang (ANN)Wasiirkii Difaaca Wadanka Kuuriyada Waqooyi Hyon Yong Chol ayaa lagu fuliyay xukun dil ah. Kadib markii lagu eedeeyay in uu hurday xili ay munaasabad qaran ka socotay dalkaa, taas oo uu ka khudbadaynayay Hogaamiyaha Dalkaasi Kim Jong-un. Warbaahinta Kuuriyada
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Hadlay Tabashada Mumeteliinta Mucaardka Ee Muddo-kordhinta Xukuumadda Iyo Golaha Wakiiladda
Hargeysa(ANN)Madaxweyne Ku Xigeenka JSL Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici, ayaa ka hadlay qorshaha xukuumadda ee tabashooyinka mumateliinta mucaardku ka muujiyeen muddo-kordhinta loo sameeyay Madaxtooyada iyo Golaha Wakiiladda Somaliland. Madaxweyne ku xigeenka JSL Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici oo saaka shir jaraaid ku
Xubnaha Beesha Caalamka U Qaabilsan Somalia Xuquuqda Aadamaha Oo Soo Saaray Warixin Kufsiga Iyo Gabood-falada AMISOM Ee Haweenka Iyo Gabdhaha Soomaaliyeed
Brussels(ANN) Kooxda Xuquuqda Aadamaha Soomaaliya (The Human Rights Working Group on Somalia (HRWG), oo ka kooban Midowga Yurub iyo dalalka xubnaha ka ah sida Norway, Switzerland iyo Maraykana ayaa si wadajir ah uga jawaabay Warbixin ay Ururka Midowga Afrika dhowaan
Shirkaddaha Isgaadhsiinta Ka Hawlgala Geyiga Soomaalida Loogu Baaqay Inay Ku Wareejiayaan Xukuumadda Furaha Telefoonada Ee 252
Muqdisho(ANN)Gudoomiyaha Baarlamaanka Federalka Somaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, ayaa ugu baaqay shirkaddaha Isgaadhsiinta Somalia, isla markaana Dowladda Somaliya ku wargeliyay in gacanta Dowladda lagu soo celiyo furaha Somaliya ee 252, maadaama uu sheegay inuu yahay hanti qaran. Jawaari, ayaa
Safiirkii Maraykanku U Magcaabay Somalia Oo Ka Maagtay Iyo Arrimaha Lala Xidhiidhiyay
Washington(ANN)Aqalka Cad ee Maraykanka ayaa shaaciyey in lala noqday Magacaabista Katherine Dhanani oo ah Haweenay Madaxweyne Obama u magcaabay 24 Febeury 2015, safiirka Somalia ee Maraylanka. Haweenayda Katherine Dhanani oo ah Dublamaasiyad kasoo shaqaysay tan iyo 1990-kii, waxay ku jirtay
Xukuumadda Somaliland Oo Gaashaanka Ku Dhufatay Dalabka Mudaharaad Xisbiga WADDANI Ku Baaqay
Hargeysa(ANN)Xukuumadda Somaliland, ayaa gaashaanka ku dhufatay dalabka Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI mar kale ku dalbaday mudaharaadyo lagu diidan yahay muddo-kordhinta shalay loo sameeyay Madaxtooyada iyo Golaha Wakiilada ee uu guddoomiyaha ka yahay hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI. Sida lagu sheegay qoraal kasoo
Somaliland Cidna Uma Roona Iyaguna Iskuma Roona
By. Cabdiraxmaan Cadami Somaliland waxay halgan dheer oo xanuun badan u soo martay sidii ay u noqon lahayd dal xor ah oo madaxbanan laakiin waxa si kulul uga soo horjeeda oo dagaal kula jira ururo,kooxo,beelo,maamul gobaleedyo iy dawlado, oo dhaamaantood
Ma Mudaharaad baa mise waa Dabaal degii mudo Kordhinta Cirro & Siilaanyo? W.Q Kaptanka
Ma Mudaharaad baa mise waa Dabaal degii mudo Kordhinta Cirro & Siilaanyo? W.Q Kaptanka Mudo kordhintu maaha golaha Xukuumada oo kaliya ee sidoo kale waxaa loo kordhiyey laba sano oo waxyar kadhiman Gudoomiye Cirro iyo golahiisa Wakiilada oo yaguna aad