Month: June 2015
Maayarka Magaalada Taariikhiga Ah Ee Maydh Oo Waxba Kama Jiraan Ka Dhigay Warar Laga Faafiyay Xaalada Degmada Iyo Dadka Ku Nool
Maydh(ANN)Maayarka Degmada Maydh oo ka mid ah Magaalooyinka Taariikhiga ah ee Xeebaha Gobolka Sanaag Mr. Xuseen Cabdiraxmaan Sheekh Siciid Maydh, ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay warar sheegaya in xaalada Degmada ee maamulka iyo dadka ku Nool magaalada xiligan xagaaga
Safiirka Denmark Ee Kenya Oo Booqasho Ku Yimi Somaliland Iyo Kulan Dhexmaray Madaxweynaha Somaliland Halkan Ka Dhegeyso Waxyaabaha Laga Wada Hadlay
Hargeysa(ANN)Safiirka Dawlada Denmark ee Nairobi Ambassador Geert Aagaard Andersen oo booqasho ku yimi Somaliland Khamiistii 25 Jun 2015, ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo ku qaabilay xafiiskiisa. Lama ogga waxyaabaha ay ka wada hadleen
Tilmaamaha Laga Bixiyay Iyo Taariikhda Lagu Xusuusan Doono Wasiirkii Hore Ee Wasaaradda Qoyska Iyo Arrimaha Bulshada Somaliland Oo Geeriyooday
Boorama(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa ka hadlay geerida Wasiirkii hore ee Wasaaradda Qoyska iyo Arrimaha Bulshada Maxamuud Axmed Barre Garaad oo maanta ku geeriyooday magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal, isla markaana aas qaran loogu sameeyay halkaa. “Madaxweynaha
Caggoolihii Kibraaniga Ahaa.!! W/Q: Mohamed Hassan Daacad
Waa maalintii labaad ee bisha barakaysan ee Ramadaan,dadkuna waxay hadda uu si tartiib-tariib ah ula soo qabsanayaan hab-nololeedka cusub ee soonka,badidoodna waxay la riyaaqsan yihiin wakhtiga wanaagsan ee ILAAHAY ugu beegay bishan ka soocan 11-ka bilood ee sanadka.dad badan oo
Al-shabaab Oo Sheegtay inay Ku Dileen Saràakiil Imaraadka Carabta Weerrar Khasaare Dhaliyay Muqdisho
Mogadishu(ANN)Xarakada Al-shabaab ayaa sheegtay inay ku dileen weerar at la beegsadeen kolanyo gaadiid ah saraakiil u dhadhay dalka Imaraadka Carabta. Sidaana waxa warbàahinta u sheegay Afhayeenka Xarakada Al-shaaab Sheekh Cali Maxamuud Raage, wuxuu sheegay in gaadiid Kolanyo ah lala beegsaday
Maxaa Ka Dhexeeya Booqashada Madaxweynaha Somaliland Ee Ethiopia Iyo Safarka Madaxweynaha Maraykanka Obama Ee Ku Waajahan Dalka Ethiopia
Guul Iyo Guuldaro Midkee Kusoo Dhamaaday Safarkii Madaxweynaha Somaliland Ee Dalka Ethiopia Falanqayn Carraale M Jama Freelance jaournalist and Human Rights Activist Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wefdi Wasiiradiisa ka mid ah oo socdaal laba maalmood qaatay ugu
Daawo: Midhaha Lawska Oo Somaliland Laga Beeray
Hargeysa(ANN)Midhaha Lawska oo ka mid ah kuwa waxtarka baddan Aadamaha, ayaa markii u horaysay laga Beeray Somaliland, kaas oo qayb ka ah Tacabka Beeraha oo kusoo baddanaya Bulshada Somaliland sanadii u danbeeyay. Beeralayda Deegaanka Agabar ee Woqooyiga Magaalada Hargeysa, ayaa
Taliyihii Sirdoonka Dawlada Ruwanda Oo Lagu Qabtay Dalka Britain
London(ANN)Taliyihii Sirdoonka dalka Ruwanda General Karenzi Karake, ayaa lagu qabtay dalka Britain. Kadib markii Booliska Caalamiga ah ka qabteen Madaarka Caalamiga ah ee Heathrow ee Magaalada London. Sidaana waxa shaaciyay Barnaamijka Idaacada BBC-da ee Newsnight oo ka war helay xadhiga
Madaxweynaha Somaliland Iyo Wefdigiisa Oo Kulan Saacado Qaatay La Yeeshay Raysal Wasaaraha Ethiopia Iyo Arrimaha Laga Wada Hadlay
Adis-ababa(ANN)Madaxweynaha Axmed Maxmed Maxamuud Siilaanyo iyo wefdiga uu hoggaaminayo oo weli ku sugan xarunta dalka Ethiopia ee Adis-ababa ayaa la kulmay Raysal Wasaaraha Dalka Ethiopia Hailemariam Desalegn oo xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweynaha Somaliland iyo wefdigiisa oo shalay gaadhay halkaa. Ma
Baanka Dhexe Ee Dawlada Kenya Oo Qaaday Xayiraadii Saarnayd Adeegyada Dahabshiil
Nairobi(ANN)Baanka Dhexe ee Kenya (Central Bank of Kenya CBK) waxa uu maanta (shalay) ka qaaday Shirkadda Dahabshiil xayiraaddii saarnayd xafiisyadeeda Kiiniya. Waxaannu ku faraxsanahay xafiisyada shirkadda ee Kenya oo dhan inay hawshoodii si buuxda u gudanayaan wixii ka bilaabma 21