Month: June 2015
Dhawaaqa Wasiirka Duulista Maxamuud Xaashi Ku Shaaciyay Hankiisa Ma Xintan Baa Mise Waa Xeelad Siyaasadeed?
Hargeysa (ANN) Wasiirka Duulista iyo Hawada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa sheegay in sheegay in uu leeyahay han siyaasadeed oo uu shacbiga ku hoggaamin karo, waxaanu tilmaamay inuu bilaabay siyaasadda wakhtigii uu ku biiray ururkii SNM. Wasiir Maxamuud Xaashi Cabdi,
Madaxweyne Siilaanyo Muxuu Ka Yidhi Mawqifka Aan Xalka Loo Helin Muda-kordhinta Daawo
Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa maanta u anbabaxay dalka Ethiopia, wuxuuna Madaxweynuhu ka hadlay ujeedada safarkiisa. Qoraal ka hadlayay ujeedada safarka Madaxweynaha ayaa u dhignaa sidan :- “Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo hogaaminaaya
Madaxwweynaha Somaaliland Oo Cusbitaalka Ku Booqday Suldaan Xisri Qani
Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo, ayaa ku booqday Cusbitaal ku yaal magalaada Hargeysa Suldaan Maxamed Xisri Qani oo ka mid ah Salaadiinta Somaliland. Booqashada Madaxweynaha kadib qqoraal Madaxtooyadu kasoo saartay ayaa u qornaa sidan:- ” Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed
Al-shabaab Oo Soo Bandhigtay Mayaydka Askar Ethiopian ah Iyo Muuqaalada Tirada Gaadiid Ay Ka Gubeen
Buurxakaba(ANN)Warbaahinta Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa soo bandhigtay sawirrada khasaare ay sheegeen inay gaadhsiiyeen ciidamada Xabashida Ethiopia ee ku sugan gudaha Somalia, waxayna sheegeen in dagaal culus oo Todobaadkii hore 24-kii shacbaan ka dhacay duleedka degmada Buurhakaba uu sababay in khasaare
Madaxweyne Siilaanyo Oo Booqasho Kedis Ah Ugu Baxaya Dalka Ethiopia Iyo Ujeedada Lala Xidhiidhiyay
Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa la filayaa inuu maalinta Axada ee Beri safar kedis ah ugu baxo dalka Ethiopia. Sidaana waxa shebekada Wararka ee Araweelo News Network u xaqiijiyay warar ku dhow dhow qasriga Madaxtooyada. Inkasta oo aanay
Dawlada Kenya Oo Xayiraadii Ka Qaaday Xawaaladaha Soomaalida
Nairobi(ANN)Xukuumadda Dalka Kenya ayaa xayiraadii ka qaaday Xawaaladdaha Soomaalida ee ay xayirtay horaantii sanadkan. Sidaana waxa sheeca ka qaaday Madaxweynaha Dalka Kenya Uhuro Kenyatta oo warbaahinta la hadlay maanta. 13 ka mid ah Xawaaladdaha Somaalida iyo Akoono xisaabeed ay
Dalka China Oo Xayiraad Saaray Muslimiinta Laga Tirada Badanyahay
XinJiang(ANN)Dawlada China, ayaa cadàadis saartay dadka Muslimiinta ah ee ku dhaqan dalkeeda xili Laguna jiro bisha barakayan ee Ramadaan, iyadoo si gaar ah cadaadis loo saaray gobolka Muslimiintu ugu baddan yihiin China ee Xinjiang. Bilawga Bisha Barakaysan ee Ramadaan, ayaa
Baarlamaanadda Dalalka Carabta Oo Ka Hadlay Gidaarka Dawlada Kenya Ka Dhisayso Xadka Ay La Wadaagto Somalia
Qaahira(ANN)Baarlamaanada Dalalka Carabta, ayaa markii u horaysay ka hadlay muranka ka aloosan gidaarka dawlada Kenya qorshaynay inay ka dhisaan xadka ay la wadaagto Somalia, kaas oo xukuumadda Kenya ee Uhuro Kenyatta ku tilmaantay inuu yahay mid amaankeeda lagu sugayo, kadib
Xukuumadda Taagata Daran Ee Somalia Oo Soo Bandhigtay Ciidamo Ay Sheegtay Inay Amaanka Muqdisho Ee Sii Xumaanaya Wax Ka Tarayaan Xili Al-shaabab Kordhisay Weerarada
Muqdisho(ANN)Xukuumadda taagata daran ee Somalia, ayaa soo bandhigtay Ciidamo ay sheegtay inay wax ka qabanayaan xaalada amaanka magaalada Muqdisho inta lagu guda jiro bisha Barakaysan ee Ramadaan. Taliska Ciidamamada Booliska Soomaaliya ayaa soo bandhigay Ciidamadaa oo isugu jira Haween iyo
Maxaa Sababay In Ethiopia Hakiso Fiisayaasha Lagu Galo Dalkeeda. Cabashooyin Laga Muujiyay Iyo Arrimaha Lala Xidhiidhiyay
Hargeysa(ANN)Safaaradda Dalka Ethiopia ee Magaalada Hargeysa, ayaa lala hortegey cabasho la xidhiidha Fiisayaasha dal ku galka ah ee ay bixin jirtay oo hakad ku yimi, taas oo sababtay in dadweyne arrintaa ka cadhooday cabasho la hortageen Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda