Month: August 2015
Wasiir Xagla-Toosiye Oo Laga Soo Caydhiyay Buuhoodle
Hargeysa(ANN) Wasiirka Caafimaadka Somaliland Dr. Saleebaan Xagla-Toosiye ayaa laga soo caydhiyay Magaalada Buuhoodle. Kaddib markii socdaal uu ku tegey halkaa todobaadkii hore, iyadoo kooxda Cali Khaliif Galaydh oo hore ugu sugnayd deegaankaa uu ugu baaqay inay magaalada ka baxaan. Balse
Yemen: Yuusuf Googaar Iyo Qoyskiisa Oo Lagu Sumeeyay Sanca
By Abdirisaq Itaqile Sanca (ANN) -Qoys ka kooban afar qof oo u dhashay Somaliland ayaa lagu soo waramayaa in lagu sumeeyay magaalada caasimada u ah wadanka Yemen, suntaas oo sababtay inay laba kamid ah qoyskaasi geeriyoodaan halka labadii kalena cisbitaal
Maxay Ka Wadda Hadleen Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland Iyo Culimada Ahlu-suna Waljameeca?
Hargeysa(ANN)Wasiirka Wasaaradda Arimaha Guddaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cade ayaa maanta kulan la yeeshay Xubno ka mida Culimada Waaweyn ee Ahelu Suna Waljameeca ee magaalada Hargeysa. Wasiirka ayaa hore ugu ballan qaaday Culimada Ehelu Suna Waljameeca. kaddib cabashooyin la rumaysan yahay
Mashruuca Wadiiqada Berbera Corridor Ee Aan Midha Dhalin Iyo Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Oo Ka Bixiyay Sharaxaad Kulamadii U Danbeeyay Lagaga Hadlay
Hargeysa(ANN)Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada JSL Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ka mid ahaa wasiiro safar ugu maqnaa Dalka Ethopia, isla markaana ka qaygalay kulan lagaga hadlayay mashruuca aan midha dhalin ee wadiiqada Berbera Corridor oo dhawr iyo tobankii sanadood ee u
Xoghaya Siyaasadda WADDANI oo Madaxweyne Siilaanyo iyo Marwadiisa Xasuusiyay dhacdooyin Xanuun baddan oo soo Maray
London(ANN) “maalintii Hay’adda Care loo diiday Aamina Weris, wixii naga dhacay waatii la oggaa. mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo madaxweynaha sharafta baddan iyo marwadiisa dedaalka baddan waxaan leeyahay shalay dulmiga weynu wadda necbayn ana waan idin garabtaagnaa.” sidaa waxa yidhi,
Siyaasiga Iyo Suldaanka Cir Caddaaga Noqday Waa In Sumad Loo Yeelaa Q.2 aad
Waqtiga iyo waayahuba waa casharo aadanahu dunida ka korarsada khibrad iyo aragtiyo cusub. Xikmad ku odhanayso ayaa jirta “taariikhdu waxay kaaga warantaa wixii dhacay, si ay kuu tusto mustaqbalkaaga” oo uu nuxurkeedu yahay qaladaadkii horay kuugu dhacay in dib danbe kuugu
Joojinta Bacaha Waxa Ka Muhiimsan In Dalka Laga Joojiyo Qaadka Iyo Sigaarka: By. Cabdiraxmaan Aadan Maxmauud
Waxaa aynu wadda ognahay in dalka laga isticmaalo mukhaadaraad fara baddan oo uu ka mid yahay qaadka sigaarka iyo IMW, kuwaasoo aanay wax ka qaban dowladihii dalka soomaray ilaa dowladii siyaad bare kadib. Waxaynu ognahay dhiaatada uu qaadku ku hayo
Baarlamaanka Somalia Oo Ganàfka Ku Dhiftay Dàlàb Kaga Yimi Beesha Caalàmka
Muqdsiho(ANN)Baarlàmaànka Dawlada Soma!ia ee Federaàlka àyaa ku gacànsaydhay dalab kaga yimi xubnaha beeshà caalamka oo ay kaga dàlbanayaan in là joojiyo Mooshinkà là doonayo in lagu maxkamadeeyo Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxàmuud, kaas oo Màxkamadda Sare u gudbay. Sida ay
Somaliland: Madaxweyne Siilaanyo Oo Guddi U Saaray Mushkilada Dhulka Ee Sababta Xiisadaha Saamaynta Weyn Ku Yeeshay Arrimaha Amaanka Dalka
Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa guddi u saaray diyaarinta siyaasad dib loogu habaynayo arrimaha dhulka oo muddooyinkii u danbeeyay galaaftay nolosha dad baddan, isla markaana noqday mushkilad sii xooggaysanay marba marka ka danbaysa Somaliland oo khatar ku
Rasaasta Igu Dhacday Yaa Igu Soo Riday?
ASALAAMU CALAYKUM WARRAXMATULLAHI WA BARAKAATUHU. Dilalka shacabka: Waxaan aad uga xummaaday oo caqligaygu qaadan waayay dhacdooyinka dilka ah ee ay kuwii loo igmaday in ay shacabka nabadgelyadiisa ilaaliyaan u gaysanayaan, weliba ay tooganayaan carruurtii yaryarayd. Qofku haddii aanu hub haysan