Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: November 2015

Total 87 Posts

Guddida Madaxweyne Siilaanyo U Saaray Khilaafka KULMIYE Oo Warbixin Soo Saaray

Hargeysa(ANN)Guddida Madaxweyne Siilaanyo u saaray Todobadkii hore khilaafka shirka golaha dhexe ee KULMIYE, oo hawshoodu ahayd sidii ay ugu kuurgeli lahaayeen cabashada ay Isbahaysiga Musharixiintu ka muujiyeen hawsha qaban-qaabada shirka golaha dhexe ee Xsibiga KULMIYE, ayaa soo saaray warbixin la

Wasiirka Caafimaadka Dr. Xaglatoosiye Oo Maaxtooyaddu Ka Dalbatay Inuu Ka Noqdo Musharaxnimadiisa Iyo Jawaabta Uu Ka Bixiyay Soo Jeedintaa

Hargeysa(ANN)Wasiirka Caafimaadka Somaliland Dr. Saleebaan Ciise Xaglatoosiye oo kamid ah Musharixinta u tartamaya jagada Maaxweyne ku xigeenka Xisbiga KULMIYE, marka la gaadho doorashada shirka golaha dhexe ee ku beegan 10 Nov 2015, kaas oo sadex maalmood inaga xigaan, ayaa loo

Wefdi Ka Socda Dawlada Britain Oo Kulamo La Yeeshay Dhinacyada Khilaafka Ee Xisbiga KULMIYE Iyo Arrimaha Lagaga Hadlay

Hargyeysa(ANN)Wefti ka socda Dawlada Ingiriiska oo ay hogaaminayso haweenayda safiir xigeenka u ah safaaradda Ingiriiska ee Ethiopia, isla markaana uu weheliyo masuulka Ingiriiska u qaabilsan xidhiidhka Somaliland iyo dawlada Britain oo booqasho ku yimi Somaliland, ayaa kulamo la yeeshay dhinacyada

Speech of the President of Somaliland at the Conference Horn of Africa Environmental Network

    Speech of the President of Somaliland   Hargeisa(ANN)Dear Honourable Guests, Good morning to you all, Alhamdulillah by the grace of Allah the Almighty God, I would like to welcome all the delegates of the Horn of Africa Environmental

RIYADII SAC-MAALLADDA

Sheeko Khuseysa Habka Hogaaminta iyo Qaabka Musharaxiinta.  Qaybtii 2aad W/Q: Maxamed Faarax Qoti Sida aan ku soo qaatay qormadii hore (Q-1aad) waxa ay sheekadan ku aroortaa habka hoggaaminta fiican iyo qaabka murrasharaxiinta oo lagu saleeyo rabitaanka dadka. Waxaanay la xidhiidhaa

“Kamaan Bixin Balantii Saaxiibaday Ee Waxaan Kala Xishooday Madaxweyne Siilaanyo Inaan Ka Taggo, Xirsina Dibbeda Ayaan Saaxiib Ku Nahay Maxmuud Xaashina Madaxtooyadda” Cabdullaahi Cukuse

Hargeysa (ANN)Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland, Cabdullaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa ka hadlay mawqifkiisa siyaasadeed iyo sababta uu uga hadhay saaxiibadii uu Wasiirkii hore ee Madaxtooyadda Xisri ka mid ahaa, kuwaas oo dhowaan mar keliya, iyagoo dhawr iyo

Wasiirka Cusub Ee Qorshaynta Qaranka Somaliland Oo Si Ballaadhan Hargeysa Loogu Soo Dhaweeyey kana Dareen Celiyay Xilka Loo Magcaabay

Hargeysa(ANN)Wasiirka Cusub ee Wasaaradda qorshaynta qaranka Somaliland, isla markaana ahaa Safiirkii hore ee Somaliland u fadhiyey Dalka Kenya Cali Xuseen Ismaaciil (Cali Shoombe), ayaa si ballaadhan loogu soo dhaweeyey Magaaladda Hargeysa ee Caasimadda Somaliland. Wasiir Cali Shoombe oo maanta gelinkii

Qasriga Madaxtooyadda Oo Lagu Qabtay Munaasibadda Xil Wareejinta Wasiirada Madaxtooyadda Iyo Masuuliyiin Kale

Hargeysa(ANN)Munaasibad balaadhan oo si heer sare ah loo soo agaasimay, isla markaana ujeedadeedu ahayd inay xilalka kula kala wareegaan wasiirkii hore ee Madaxtooyadda Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Wasiirka cusub ee Madaxtooyadda Maxamuud Xaashi Cabdi iyo sidoo kale Afhayeenkii hore

African Leaders Launch High-Level Conference on Intellectual Property

News Release – African Press: Araweelo News Network DAKAR- Senegal(ANN) November 4 – joined by the Chairperson of Mauritius Amina strange – The values ​​and the Prime Minister of Senegal Mohammed bin Abdullah debt to WIPO Director General Francis Gurry

Maxay Ka Wada Hadleen Madaxweyne Siilaanyo Ergayga Midowga Yurub Ee Arrimaha Soomaalida

Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, waxa uu xafiiskiisa ku qaabilay maanta Ergayga Midowga Yurub u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Mr. Michele Cervone d’Urso iyo saraakiil la socday. Madaxweynaha, waxa kulankaa ku