Month: January 2016
Daawo: Hawlgalkii Lagula Baxay Muj Cabdullaahi Askar Oo Laga Sameeyay Filim Quluubta Dadka Ruxay
Araweelo News Network Daawo Muuqaalka Hawlgalkii Lagula Baxay Muj Cabdullaahi Askar 12 April 1983 Hargeysa(ANN)Muuqaalka Filim hordhac ah oo laga sameeyay mid ka mid ah sheekooyinkii iyo hawlgaladii SNM ee ay Fuliyeen kooxdii uu Hoggaaminayay Muj. Ibraahim Kodbuur 12 April
Maxaa Kasoo Baxay Kulan Al-baabada Loo Xidhay Oo Qasriga Madaxtooyadda Somaliland Ku Dhexmaray Madaxweyne Siilaanyo Iyo Culimadda Dalka Intooda Baddan
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa maanta kulan la qaatay Culimada Dalka. sidaana waxa lagu sheegay qoraal kulanka kadib kasoo baxay qasriga Madaxtooyadda Somaliland oo lagaga hadlay ujeedada kulanka iyo waxyaabaha lagu go’aamiyay. Qoraalka kasoo
Somaliland: Cirka Oo Rajo Muujiyay Saaka
Araweelo News Network Hargysa(ANN) Somaliland waxa saaka si weyn isu be delay muuqaalka Cirka, iyadoo daruuro isku shaqleen cirka oo rajo muujiyay saaka. Daruuro fulux daadinaya, ayaa qariyay cirka, waxaana la waayay cadceedii, taas oo jawiga ka dhigtay mid macaan
Ciidamadda Kenya Oo Ka Guuray Madaarka Diyaaradaha Ee Kismaayo Iyo Saldhigyo Kale
Araweelo News Network Kismaayo(ANN)Ciidamadda Dalka Kenya ee ku sugana Madaarka Magaalada Kismaayo, ayaa iskood uga guuray fadhiisin ay ku lahaayeen halkaa saaka aroortii hore. sidaana waxa shebekadda waraeka ee Araweelo News Network u xaqiiyay warar kala duwan oo laga helay
Human Rights Watch World Report 2016: ‘Politics of Fear’ Threatens Rights
Araweelo News Network New York(ANN)The politics of fear led governments around the globe to roll back human rights during 2015. In the 659-page World Report 2016, its 26th edition, Human Rights Watch reviews human rights practices in more than 90
Sarkaal Sare Oo Lagu Dilay Muqdisho
Araweelo News Network Mogadishu(ANN)Koox hubeysan ayaa degmada Dharkeynleey ee magaalada Muqdisho ku dilay sarkaal sare oo ka tirsanaa dowladda Federaalka ee Somalia. Col. Maxamed Cismaan oo ka mid ahaa saraakiisha xabsiga dhexe ee Muqdisho, ayaa toogasho lagu dilay. kadib markii
ISIL affiliate claims responsibility for suicide car bombing in Yemen presidential palace
Araweelo News Network Yemen blast kills seven near presidential palace Aden(ANN)At least seven people have been killed after a car bomb went off outside the presidential palace in the southern Yemeni city of Aden, the local police chief says. Shalal
Trump a distraction from real problems in US: Journalist
Araweelo News Network Washington(ANN)An American journalist says the United States has serious social, economic and geopolitical problems but the media are focusing on the trivial issue that whether Republican presidential frontrunner Donald Trump will participate in Thursday night’s GOP debate,
“Arrintan Qiimaha Dollarka Hoos Loogu Dhigay Ma Ahayn Mid Run Ah” Agaasimaha Guud Ee Maaliyadda Somaliland
Araweelo News Network Hargaysa(Xogogaal) Agaasimaha Guud ee wasaarada Maaliyada Somaliland Maxamed Xasan Ibraahin ayaa ka hadlay dhaliilo la xidhiidha qiimaha dollarka ee sabaynaya iyo doorka wasaarad ahaan ay ku leeyihiin hore loogu soo jeediyay wasaaradiisa oo ku saabsanaa in Wasaarada
UAE urges scientists to help make it rain
Araweelo News Network Scientists are being urged by UAE authorities to help bring more rain to the driest places on Earth. Dubai(ANN)Following the official launch of the UAE Research Programme for Rain Enhancement Science, inaugurated by Ahmed Juma Al Zaabi,