Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: January 2016

Total 142 Posts

Go’aamo Kasoo Baxay Kulan Lagu Qabtay Madaxtooyadda Somaliland

Araweelo News Network Hargeysa(ANN) Kulan kaas oo ujeedadiisu ahayd sidii loo xoojin lahaa loona adkayn lahaa Go’aamadii hore uga soo baxay Shirarkii kan ka horeeyey ee madaxweynuhu gudoominaayey ee la isla qaatay in hoos loo dhigo doolarka korna loogu qaadi

Bilyaneerrada ugu Da’da Yar Adduunka iyo Halka ay Hantida ka Heleen

Qaybtii 4aad Araweelo News Network Ninka magaciisa yahay Evan Sharp 32 jir ah oo Jaamacadda Chicago ka bartay taariikhda, waa khabiir dhinaca nashqadaynta iyo tayada dhismaha (architecture) ka bartay Jaamacadda Columbia. Sidoo kale, waa nashqadeeyaha Facebook, ka hor inta aan

Guddoomiye Ku Xigeenkii Hore Ee Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Si Cilmiyaysan Uga Hadlay Qiima Dhaca Sarifka Doolarka Ee Xukuumadda Ku Mashquushay

Araweelo News Network “war saxaafadeed kii ugu rakhiisaysnaa abid, ee ay dawlada Madaxweyne Siilaanyo soo saarto” ayuu ahaa Hargeysa(ANN)Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Komishanka Doorashooyinkii Madaxtooyadda iyo Golataasha deegaanka ee ugu danbeeyay Mr. Cali Kubad oo ah Siyaasi ka tirsan

Masiibadda Barafka Iyo Duufaanta Wada Socda Ee Ku Habsaday 11 Gobol Oo Maraykanka Ah

Araweelo News Network Buurro Baraf Ah Oo Xidhay Wadooyinka , Tirada Dhimashada Iyo Xusuusta Taariikhda 118 Kadib Washington(ANN)ku dhowaad 20 Qof, ayaa ku geeriyootay duufaanno xooggan oo baraf wata oo ku dhuftay gobollada dhaca Xeebta bari ee dalka Mareykanka, taas

Bilyaneerada Ugu Da’da Yar Adduunka iyo Halka Ay ka Heleen Hantida

Qaybtii Saddexaad Robert Pera waa aasaasaha shebekada amma shirkada Uviquiti Networks, taasoo samaysa qalabka wireless amma in macluumaadka xidhiidhiye la’aan lagu helo oo hawada la isku waydaarsado. Waqtigana waa mulkiilaha kooxda kubbadda kolayga ee la yidhaa Memphis Grizzlies. Wiilkan da’da

Xaglo toosiye ma Wasiir-baa?

Kalsooni, karti iyo Kasbasho Ma ku gaadhi karaa yookiisa fog? W/Q: Saleebaan Cabdi Cali (Kalshaale) Wali wuxuu ku mashquulsanyahay howl-gal uu ku dhayayo dhaawacyadii ka dhashay dhagirihii colaaddeed ee ka dhacay Deegaanka KALSHAALE dhowr sannadood ka hor iyo dhaqan-gelinta qorshe

Toontu Waxa ay u Fiican Tahay Badbaadadaada

Araweelo News Network Los Angeles(ANN)Cilmi-baadhis cusub, ayaa sheegtay in toontu ay u fiican tahay badbaadada caafimaad ee qofka, isla markaana ay yarayso in dhuumaha dhiigga qaada ay ku yimaadaan dhaawac amma dhibaato keeni karta in qofku wadno-xannuun qaado. Khubaro ka

Xaalad Abaar Ba’an Oo Ka Jirta Deeggaanka Koonfurta Hargeysa

Araweelo News Network Hargaysa (ANN)Cali Xaaji Cabdi “Cali Yaanbo” oo ka Mid ah Saraakiisha Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa ka hadlay Kormeer uu ku soo Maray Jiido door ah oo ka Tirsan Degmadda Balli Cabane ee Gobolka Hawd. Cali Yaanbo oo

New York City to lift travel ban Sunday after massive blizzard hits U.S. East Coast

Araweelo News Network 11 states declare state of emergency after deadly snowstorm leaves at least 18 dead The Associated Press. Washington(ANN)About 85 million people are in the storm’s path. Utilities are bracing for possible mass outages as the storm system

Washington supports Saudi war in Yemen

Araweelo News Network Riyadh(ANN)US Secretary of State John Kerry has reiterated Washington’s support for Saudi Arabia’s ongoing war on Yemen, which has so far claimed the lives of at least 8,000 people. Kerry, who spoke in the Saudi capital, Riyadh,