Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: January 2016

Total 142 Posts

Trump: I could shoot Americans and ‘wouldn’t lose any voters’

Araweelo News Network IOWA-USA (ANN)Leading US Republican presidential candidate Donald Trump says there is not much he could possibly do to lose his support. Speaking at a campaign rally in Sioux Center, Iowa, on Saturday, Trump said he could gun

Maxaa Kasoo Baxay Kulmada Caadifada Ku Dhisan Ee Xukuumadda Siilaanyo Ku Qabato Madaxtooyadda Ee Khal-khaliyay Suuqa Ganacsiga

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta kulan ballaadhan la yeeshay Ganacsatada waaweyn ee dalka. Kulankan oo ka dhacay Xarunta Madaxtooyada waxa Madaxweynaha ku wehelinayey Madaxweyne-ku-xigeenka, Wasiirka Arrimaha Gudaha, W. Madaxtooyada, W. Maaliyadda, W. Ganacsiga &

Daawo Arday Guul Iyo Sumcad Usoo Hooyay Qaranka Somaliland Oo Lagu Soo Dhoweyay Hargeysa

Araweelo News Network Hargeysa(ANN) Madaarka Diyaaradaha ee Cigaal International Airport ee Caasimada Hargaysa, ayaa lagu soo dhaweeyay maanta Arday Somaliland ka Socotay oo Guul taariikh ah ka soo hooyay Tartan ka dhacay Waddanka Isutaga Imaaraadka Carabta. Halkan ka daawo munaasibada

Hooyo Dhashay Wiil Yar Oo KU Baxay Gacanta Ciidanka Booliska Oo Dhanbaal Cabasho Ah U Dirtay Madaxweyne Siilaanyo Iyo Golayaasha Qaranka

Araweelo News Network Hargeysa(ANN) Hooyada dhashay Wiil yar oo ku baxay gacanta Ciidanka Booolika Somaliland, ayaa baaq cabasho ah oo ku waajahan Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo, Golayaasha Qaranka iyo Salaadiinta Somaliland u gudbisay warbaahinta. Qoraalka Hooyada dhashay Wiilka yar ee

Somaliland: Qiimaha Dollarka Oo Hoobtay Iyo Maceeshadda Oo Weli Cirka Ku Shareeran

Araweelo News Network Warbixin: By. Carraale M. Jama Freelance Journalist and Human Rights Activist. Hargeysa(ANN)Qiimaha Sarifka Dollarka, ayaa si lama filaan ah u hoobtay saacadihii lasoo dhaafay suuqyada sarifka ee magaalooyinka Somaliland, wuxuuna gaadhay halkii dollar 6,400 sl.sh. iyadoo meelaha

Madaxweyne Siilaanyo Oo Masuuliyiinta Xukuumaddisa Iyo Bulshadda Ku Canaantay Isticmaalka Shilinka Somaliland

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa Jimcihii Maanta 21 Janeury 2016) Qasriga Madaxtooyada shir muhiim ah kula yeeshay Masuuliyiinta iyo madaxda qaybaha ay ka kooban tahay Xukuumaddiisu. Kulankaa oo ahaa mid balaadhan, waxa ka qaybgalay Xubanaha

Al-shabaab Oo Sheegatay Weerrar Lagu Hoobtay Oo Ka Dhacay Xeebta Liddo

Araweelo News Network Mogadishu(ANN)Xarakadda Al-shabaab, ayaa sheegaay weerrar khasaare baddan dhaliyay oo xalay lala beegsaday Xeebta Liido. Kadib markii weerrarka oo ahaa mid is qarxin iyo hujuun lagu fuliyay Hotel lagu magcaabo Bech View oo ku yaa halkaa. Weerrarka, ayaa

Haddii si Joogto ah Habeenkii Hurdo La’aan kusoo Wajahdo Khatar Baad ugu Jirta Faalig

Dadka waayeelka ah ee hurdo la’aantu hayso waxa adkaada dhuumaha dhiigga qaada (arteries), taasoo ku keenta in ay si fudud ku qadaan xannuunka faaliga sida ay iftiimisay daraasad cusub. Cilmi-badhayaal baadhitaan ku sameeyey muddo dheer hurdada dadka waaweyn, gaar ahaan

Somali Prime Minister condemns Lido barbaric attack

Araweelo News Network Mogadishu(ANN)The Prime Minister of Federal Republic of Somalia H.E. Omar Abdirashid Sharmarke has unreservedly condemned the barbaric attack on Liido Beach Restaurant yesterday evening carried out by the terrorist group Al Shabab. PM Sharmarke has once again

Hawlgalka Dadka Ajaanibka Ah Lagu Raafayo Oo Weli Socda Iyo Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliland Oo Sheegay Tirada Dadka La Saaray

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliland Col. Maxamed Yuusuf (Ina Canbaro), ayaa sheegay inay hawlaglka dadka Ajaanibka ee laga saarayo dalka Somaliland aanu ahayn mid ku waajahan qowmiyad gaar ah, isla markaana aanu ahayn dadka Qomiyadda Oromada oo keliya,