Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: January 2016

Total 142 Posts

Afhayeenka Madaxtooyadda Oo Ka Hadlay Wararka Sheegaya In Wasiirka Maaliyadda Marwo Samsam Xilka Laga Qaadayo

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Afhayenka Madaxtooyadda Somaliland Xuseen Aadan Cige (Xuseen Deyr), ayaa jawaab ka bixiyay warar muddooyinkan soo noq-noqqnayay oo sheegayay in Wasiirka Maaliyadda Somaliland Marwo Samsam Cabi Aadan lagu wado in xilka laga qaado. Afhayeenka Madaxtooyadda Mr. Xuseen oo

Xaaji Cabdikariim Xuseen (Cabdi Waraabe) Oo Kusoo Laabtay Dalka Kana Hadlay Dareenkiisa Iyo Xaaladiisa Caafimaad

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Saaka arooryadii hore waxa garoonka Diyaaradaha ee Egal International Airport lagu soo dhaweeyey Xaaji Cabdikariim Xuseen (Cabdiwaraabe) oo uu wehelinaayey Amb. Baashe Cawil Cumar oo isagu xaajiga u qaaday Imaaraadka si xaaladiisa caafimaad loogu sameeyo shaybaadh guud

Xildhibaan Siciidaw Wax ka Barro Shareecadda Islaamka iyo Dastuurka Qaranka

Aniga oo ah Deeq Aw Muxumed Xuseen waxa aan halkan kaga jawaab celinayaa hadalo xajiimaysan oo been iyo deel-qaaf ah oo xil.dhibaan siciid cilmi rooble kula dul -kufay bangiyada islaamiga ah ee wadanka oo mid yahay, isagoo sidoo kalana eedayamo

Mid Ka Mid Ah Halyeeyadii Bud-dhigay SNM Oo Ku Geeriyooday Hargeysa Iyo MadaxTooyadda Oo Afka Iyo Indhaha Ka Xidhatay

Araweelo News Network “Waxay kala Masuugtay Inay Tacsiyayso iska Daa inay Aaskiisa ka qaybgashee” Hargeysa(ANN) Allah ha u naxariistee, waxa xalay ku geeriyooday gurigiisa oo ku yaal Duleedka Koonfureed ee Magaalada Hargeysa meel aan sidaa uga fogayn Qasriga Madaxtooyadda Somaliland

Wadaaddadu Tartanka Bangiyada Ha Ka Dhawraan Masaajiddada: Faallo

Waad na waanisoo Adiguna waddaye Waayahay wadaad, Waddankii dhammaa Wax yar siisataye Waayahay wadaad. Beryahan waxa dadweynaha Somaliland ka dhex socda laba doodood oo is barbar yaal oo ku saabsan Xeerka Bangiyada Ganacsiga ee hor yaalla Golaha Wakiillada Somaliland. Dad

The world would be better if Muamar Gaddafi and Saddam Hussein still in power – Donald Trump

Araweelo News Network Washington(ANN) US Republican Party’s presidential candidate, Donald Trump, has once again caused a stir by expressing his beliefs that the world would be a better place if Muammar Gaddafi and Saddam Hussein still ruled over their Countries

Dhaliilaha Iyo Gefafka Odoroska Miisaaniyadda Somaliland Ee 2016

Aqoonahan Cabdinaasir Axmed Ibraahim Odoroskan marka aad dhinaca qoraalka ka istaagto waxa kuu soo baxaya in aanu innaba ku dhisnayn aqoon, 300 iyo jarjar marka ay marayaan gefefka dhinaca higgaaddu ayaan ka hadhay. Boqol erey oo Ingiriisi ah ayaan iyana

Dood Furan Oo Ku Waajahan Sheekhi jeediyey khudbadii jimcaha Ee Dooda Bangiyada

By, Aqoonyahan Abdirahman Muse Waxa uu ku bilaabay Aayado faro badan oo xaarantimaynaya RIBA-da, waxa uu kusoo celceliyey hadalo ay ka mid yihin “Haddey rabaan inay Bangiyo sameystaan, waa si fiican, laakiin waa inay bixiyaan Qard al xasan (القرض الحسن)”

Somaliland: House of Representatives returns draft Law of Commercial Banks to the Government After Group of Religious leaders opposed

Araweelo News Network The Religious leaders opposed the draft law which they said to be against the Shari’a and the constitution Hargeisa ( ANN)-The House of Representatives returned the Draft Law for Commercial Banks in Somaliland, requesting the Drafted to

Sucuudiga waxa Inaga Dhexeeya Dan Maguurto Ah. By. Ahmed Hassan Arwo

Jaamacadda Carabta waxa inaga dhexeeya xidhiidhka inaga dhexeeya ururada kale sida Qaramada Midoobay, Ururka Afrika, Ururka Igad, dhammaantood xubinnimadu waxay ku xidhantay ictiraafka, dhamaantoodna xidhiidh ayeynu la leenahay khaas ah, kolka ictiraafku yimaadana dhammaan waxaynu ka mid noqonayna ururadaas. Jaamacadda