Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: February 2016

Total 131 Posts

Madaxweynaha Somalia Oo Qiray In Al-shabaab Ka Guulaysatay

Araweelo News Network Mogadishu(ANN)Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qiray sida ay Al-shabaab uga guulaysatay dagaalka ay kula jiraan Ciidamada Somalia iyo kuwa AMISOM ee taageera. Madaxweyne Xasan Sheekh, wuxuu sidaa ka sheegay mar uu ka hadlayay Telefeshinka afka somaaliga

Guddoomiyaha KULMIYE Oo La Kulmay Wefdi Ka Socda Mac-had Caalami Ah

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna Murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi iyo xubnaha hoggaanka sare xisbigu waxay kulan ballaadhan la yeesheen wefti ka socda Mac-hadka Arrimaha Doorashooyinka ee Joogtaynta Dimuqraadiyadda Afrika ee magaciisa loo

Hoggaamiye Xaflada Sanadguradii 95,aad Ee Dhalashadiisa Ku Qabsanaya 1,000, 000, xili dalkiisa Baahiweyni Ka Jirto

Araweelo News Network Herari(ANN)Hoggaamiyaha madaxa adag ee caanka ku ah dhalleecaynta siyaasada reer galbeedka Madaxweyne Mugabe, ayaa xusay sanad guuradii dhalashadiisa, isagoo ah 95 jir. Madaxweyne Rober Mugabe, ayaa xukunka iyo awoodda dalkaasi hayay tan iyo sanadkii 1980-kii, xilligaasi oo

Raysal Wasaaraha Somalia Oo Ka Hadlay Weerarkii Muqdisho Ee Al-shabaab

Araweelo News Network Mogadishu(ANN)Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa cambaareeyey Qaraxii Argagixiso ee xalay ka dhacay Taalada SYL. Wuxuuna tacsi u diray ehelada iyo qaraabada dadkii ku dhintay weerarka, wuxuuna ALLAH uga baryey in uu

Khasaaraha Ka Dhashay Weerar Al-shabaab Xalay Ku Fulisay Muqdisho

Araweelo News Network Mogadshu(ANN)Ku dhowaad 10 qof ayaa ku dhimatay, waxaana ku dhaawacmay 15 kale weeraro qaraxyo ah oo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho. Weerarka ayaa lala beegsaday beerta xuriyadda iyo hoteelka SYL, oo ku dhow madaxtooyada Villa Soomaaliya. Sida

Kenya Oo Jawaab ka Bixisay Dhawaaqii Madaxweynaha Soomaaliya Ee Askarteeda Kuna Tilmaantay Xasan Sheek Inuu u Hadlayo Al-shabaab

Araweelo News Network “Waxay u muuqataa, tiradan uu Xasan Sheekh sheegayna ma aha kuwo si sax ah loo soo xigtay” Afhayeenka Ciidanka Kenya Istanbul (ANN)- Dawlada Kenya, ayaa jawaab kulul ka bixisay dhawaaq kasoo yeedhay Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud,

Khubaro Ingiriis Ah Oo Ka Taageeraya Somaliland Wadahadalka Arrimaha Ganacsiga Ee Ay Kula Jirto Ethiopia

Araweelo News Network Somaliland iyo Itoobiya oo ka Wadahadlaya Qabyo-qoraalka Heshiiska Ganacsiga iyo Isu Gudubka Badeecadaha Hargeysa (ANN)Khubaro ka tirsan dawladda Ingiriiska, ayaa ka taageeraya xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland wadahadalka la xidhiidha istaraatijiyadda arrimaha ganacsiga ee ay kula jiraan dawladda Itoobiya.

Wixii Somaliland ku Lahaayeen Dadka Soomaaliyeed Mar Walba si Kaloo Gaar ah ha loo Maamulee Way Lahaayeen’

Araweelo News Network Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo caddeeyey in aanay Somaliland hore uga qaybgeli jirin shirarka loo qabto Soomaaliya Hargeysa (ANN)Madaxweynaha Soomaaliya Mr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa caddeeyey in aanay Somaliland hore uga qaybgeli jirin shirarka lagaga hadlayo arrimaha

Dhacdooyin Muujinaya Kala-guurka Ummadda ee ka Dhashay Kala Go’ii 1947kii ee Pakistan iyo Hindiya

Dhacdooyin Muujinaya Kala-guurka Ummadda ee ka Dhashay Kala Go’ii 1947kii ee Pakistan iyo Hindiya Akhtar Hussain Rana Haddii aad dibadda u baxdo, carruur kalena waqtiga la qaadato, sideed u baranaysaa arrimaha degaankiina lagaga dhaqmo? Waxa aad u baahan tahay in

Nin Kabbo Leekaada Adduunka ka Waayay Oo Ugu Danbayntii Hadyad ahaan Loogu Keenay

araweelo News Network Venezuela(ANN) Inaad aad adduunka ka weydo kaba ku leekaada, xataa kugu soo dhawaada waxay ka mid tahay waxyaabaha ugu adag, balse waxay arrintan haysaysatay nin u dhashay dalka Venezuela (Fanansuweela), kaasoo haysta rikoodhka qofka ugu cagaha dheer