Month: February 2016
Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Hadlay Shil Gaadhi Oo Sababay Dhimashada Dhawr Iyo Toban Qof
Araweelo News Network IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Gebilay(ANN)shil ka dhashay laba gaadhi oo isku dhacay deegaanka galbeedka Somaliland ee Gebilay, ayaa sababay dhimashada ku dhowaad 14 qof. Maaxweynaha Somaliland ayaa ka hadlay shilkaa fooshaxun, wuxuuna dhanbaal tacsi ah
The BBC missed opportunities to stop “monstrous” abuse by DJ Jimmy Savile
London(ANN)The BBC missed opportunities to stop “monstrous” abuse by DJ Jimmy Savile and broadcaster Stuart Hall because of a “culture of fear”, a report says. The Dame Janet Smith review identified 72 victims of Savile – including eight who were
Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Oo Sheegay Tirada Askarta Kenya Lagaga Dilay Weerrarkii Al-shabaab Ku Qaaday Xerada Ceel-Cadde Iyo Sababtuu Ugu Sujuuday Maydkooda
Araweelo News Network Ankara(ANN)Madaxweynaha Dawlada Federaalka ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa markii u horaysay shaaciyay tirada askarta Kenya kaga dhimatay weerrarkii dhowaan Al-shabaab ku qaadeen Xerada Ceel-Cadde. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud, oo u waramay telefishin Soomaali ah wuxuu
Al-shabaab Oo Weerrar Madaafiic Ah Oo Khasaare Dhaliyay Ku Qaaday Villa Somalia
Araweelo News Network Mogadishu(ANN) Tobaneeyo qof, ayaa ku dhintay weerrar hoobiyayaal ah oo maanta lagu qaaday madaxtooyada Villa Somalia ee magaalada Muqdishu. Hoobiyayaasha ayaa laga soo tuuray xaafado u dhow madaxtooyada oo mid ka mid ah uu haleelay Aabe iyo
Madaxtooyadda Somaliland iyo Guddoomiyayaasha WADDANI iyo KULMIYE Oo ka Hadlay Geerida Marxuum Cabduqaadir Maxamed Ciid Oo Hargeysa Aas Qaran Loogu Sameeyay
Araweelo News Network IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, Isagoo ku hadlaaya magaciisa iyo ka shacbiga Somalilandba, waxa uu tacsi u dirayaa Bahda Saxaafada, Qoyskii, Qaraabadii, Eheladii, Asxaabtii iyo Shacbiga Somaliland ee uu
Somaliland: Daawo: Aas Qaran Oo Loo Sameeyay Suxufi Cabdulqaadir Maxamed Ciid
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Alleh haw Naxariistee waxa maanta aas Qaran Loogu Sameeyay Xabaalaha Masalaha ee Koonfurta Magaalada Hargeisa Cabdulqaadir Maxamed Ciid (Baay) oo ka mid ahaa suxufiytiinta Somaliland. Marxuumka, ayaa mudooyinkii u danbeeyay u jiifay xanuun dhinaca Wadnaha ah, waxaana
Somaliland: imaraadka Carabta oo Markii Labaad Wefti Heer Caalami ah u Soo Diray Xaalada Abaareed ee Baahsan
Araweelo News Network “gurmadkaa loo fidinaayey abaaraha ayaa Madaxweynuhu safiirada iyo dhamaan dalalka aynu cilaaqaadka leenahayna u gudbiyey in lasoo gaadho dadkaa iyo Duunyadaa” Hargeysa(ANN)Subaxnimadii hore ee saaka waxa garoonka Diyaaradaha ee Egal International Airport wefti ka socda Imaaraadka Carabka
Diyaaradaha Kenya Oo Burburiyay Masjid Iyo Dugsi Waxbarasho Deegaanka Garbahaarey
Araweelo News Network Garbahaarey(ANN)Diyaaradaha dagaalka ee Kenya, ayaa duqeeyay deegaan katirsan gobolka Gedo ee dhaca Koonfurta soomaaliya. Sida at sheegayaan wararka hordhaca ah ee ka imanaya deegaankaa, waxay diyaaradaha Milateriga Kenya weerarkaa fuliyeen saaka waaberigii Tuulo Barwaaqo oo ku taal
Trump possibly acting as ‘controlled opposition’: Pundit
Araweelo News Network Washington(ANN) US presidential candidate Donald Trump’s campaign might be a “controlled opposition” led by the establishment, says an analyst and former US presidential candidate. In an interview with Press TV on Wednesday, Merlin Lloyed Miller attributed Trump’s
Jarmalka Oo Tiradii Ugu Badnayd Qoxooti Magangelyo Doon Ah Ku Celiyay Dalkooda
Araweelo News Network Kabul(ANN)Xukuumadda itaalka daran ee dalka colaaduhu aafeeyeen ee Afghanistan ayaa sheegay in boqol iyo shan iyo labaatan kun (125,000) oo qof ay ku soo noqdeen Kabul, kadib markii dowladda Jarmalka ay u diiday inay siiso sharci qaxooti.