Month: March 2016
Boqortooyada Urdun Oo Sheegtay Inay Dagaalka Ka Dhanka Al-shabaab Kala Qayb Qaadanay Ciidamada Britain
Araweelo News Network Amman(ANN)Boqor Cabddallaha Dalka Urdun, ayaa sheegay in ciidankiisa cirka iyo kuwa kummaandooska ay diyaar u yihiin ka qeyb qaadashada howlgallo millateri oo si wadajir ah ay ula fuliyaan kuwa ingiriiska, si loo wajaho ayuu yidhi, xarakada shabaabul
Wasiirka Waxbarashadda Oo Shahaado-sharaf Ku Maamuusay Abwaan Faarax Murtiile Oo Sameeyey Hees Xuruufta Af-soomaaligu Ku Dhantahay
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Wasiirka Waxbashada iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland Cabdillaahi Ibraahim Habbane (Cabdillaahi-dheere), ayaa shahaado-sharaf ku maamusay Abwaan Faarax Murtiile oo allifay hees ay ku dhan yihiin xuruufta Afsoomaaliga, taas oo lagu daray manhajka waxbarashadda Somaliland. Heestan oo
Xisbiga WADDANI Oo Ku Gacansaydhay Soo Jeedinta Madaxweyne Siilaanyo Ee Hakinta Diiwaangelinta Cod-bixiyayaasha
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa ku gacansaydhay soo jeedinta Madaxweyne Siilaanyo ee hakinta diiwaangelinta muddo bil ah, taas oo ay labada xisbi ee KULMIYE, UCID, Komishanka iyo golaha guurtidu isla qaateen maanta. Qoraal uu soo saaray
Ururka Suxufiyiinta SOLJA Oo Dhacdadii Ugu Foosha Xumayd Iyo Tacadigii Ugu Xummaa Ku Tilmaamay Tallaaabo Wasiirka Arrimaha Guddaha Iyo Ilaaladiisu Weriye Kula Kaceen
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA waxa uu si adag u canbaaraynayaa talaabada ay wasiirka wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade iyo ilaaladiisa gaarka ahi ku qafaasheen isla markaana Guri ugu xidheen iyagoo dhaawacyo gaadhsiiyey Wariye C/laahi Ismaaciil
Somaliland: Soo Jeedintii Madaxweynaha, Guddoonka Labada Gole Baarlamaan, Komishanka Doorashooyinka Qaranka iyo Saddexda Xisbi Qaran
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Shir Qaran oo Madaxweynaha dalku guddoomiyey, kuna saabsan hakin muddo bil ah lagu sameeyo diiwaangelinta codbixiyeyaasha oo ka qabsoontay Qasriga Madaxtooyada. Shirkaa oo maanta ku qabsoomay qasriga madaxtooyada, waxa laga soo saaray baaq madaxweynaha Jamhuuridda Somaliland, Mudane,
Qodobada Madaxweyne Siilaanyo Ku Sababeeyay In La Hakiyo Diiwaangelinta
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Kulan ay ka qaybgaleen shirgudoonka labada gole, hoggaamiyayaasha Axsaabta qaranka iyo Komishanka doorashooyinka oo lagu qabtay maanta qasriga Madaxtooyadda kaga dhawaaqay in la hakiyay hawsha diiwaangelinta doorashooyinka. kaddib kulan laga
Jeelkii Weynaa!!!
W/Q. Abokor Cumar Cisman Waxay ahayd magac bixin igu cusub oo aanan hore u maqal , Waxaan saxibkay ku celiyey maxaad tidhi saxib ? Wuxuu igu jawaabay isagoo dhawaqii kor uga sii qaaday intii hore, Waxaan ku idhi saaxib “JEELKII
Banka Geeriyaad: Saxariirka Abaarta, surbacaadka kulaylka iyo Sahayda Siigada
Boqolaal qoys oo ku tabaalaysan Saxara la moodka Banka Geriyaad oo Markii u horaysay deeq fara-guukood ah Xukuumaddu gaadhsiisay Warbixin: Saleeban Kalshaale Saylac(ANN)Wefti ka socda Xukuumadda Somaliland ayaa maalintii labaad howl-gal quudin iyo kor-meer xaqiiqo raadin isugu jira ka fuliyey
Dalka Zimabwe oo Mamnuucaya Shirkaddaha Ajenebiga ah
Araweelo News Network Harari(ANN)Dalka Zimbabwe ayaa laga mamnuucay in laga bilaabo 1 April ee sannadkan 2016 ay ka hawlgalaan shirkado ajenebi ah, kuwaasoo ay ka mid yihiin kuwa macdanaha qoda iyo baannanka, gaar ahaan kuwa diida in ay wadaagyadooda ugu
Guddoomiyaha UCID Oo Sheegay In Aan Xisbigoodu Lahayn Musharax Iyo Jamaal Oo Cod-dheer Kaga Jawaabay
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali-waraabe iyo murrashaxa jagada madaxweynenimo ee xisbigaas Md. Jamaal Cali Xuseen, ayaa hadalo kulul isku mariyey hawada, iyadoo khilaaf culus oo la xidhiidha arrimaha xisbigu u dhexeeyo labadaas masuul.