Month: March 2016
Saldhiga Dhexe Ee Hargeysa Oo Noqday Hoyga Xadgudubka Iyo Dulmiga Maxaabiista
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Sarkaal ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland oo magaciisu yahay Mr. Maxamed Faarax Qoti, ayaa tacadiyo fool xun loogu gaystay gudaha saldhiga dhexe ee booliska magaalada Hargeysa, halkaas oo uu ku xidhnaa muddo laba maalmood ah. Mr.
Xukuumadda Oo Gurmad Caawimooyin Ah Gaadhsiisay Deegaanka Fog Ee Geerisa Oo Ah Galbeedka Somaliland
Araweelo News Network Geerrisa(ANN)Wefti ka socda Xukuumadda Somaliland ayaa taakulo jal ah gaadhsiiyey Deegaamo ka tirsan Gobolada ay Abaarta ba’an ee dalka ka jirtaa sida xun u saameysay, gaar ahaan deegaanka fog ee dhinaca galbeedka. Weftigan oo uu hogaaminayo Wasiirka
Xukuumadda Somalia Oo Sheegtay In Dawlada Talyaanigu Dhisayso Madaarka Boosaaso
Araweelo News Network Mogadishu(ANN)Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa dawladda Talyaaniga iyo Urur Gobolleedka IGAD uga mahadceliyey taageerada ay la garab taagan yihiin shacabka Soomaaliyeed, kadib, kulan uu xarunta Madaxtooyada Puntland kula qaatay Xog-hayaha
Qodobbo Muhiim ah oo Laga soo Saaray Cilmi-baadhis Socotay in ka Badan 75 Sanno
Qodobbo Muhiim ah oo Laga soo Saaray Cilmi-baadhis Socotay in ka Badan 75 Sanno Khubaro cilmi-nafsiga iyo xannuunada maskaxda ku takhasusay oo ka tirsan Jaamacadda Harvard ee dalka Maraykanka, ayaa cilmi-baadhis ay sameeyeen ku sheegay in qofka oo caan noqda
Qarax Khasaare Dhaliyay Oo Ka Dhacay Magaalada Cadan
Araweelo News Network Cadan(ANN}ugu yaraan Labaataneeyo qof oo u baddan dumar iyo caruur ayaa ku dhintay qarax ka dhacay bar Kaantarool oo ku taal magaalada Cadan ee Dalka Yemen. Kadib markii Sadax qof oo isasoo miidaamiyay isku qarxyeen halkaa. Qaraxa
Shirkada Telesom Mar labaad Deeq Lacageed Ku Wareejisay Gudida Gurmadka Abaaraha Somaliland
Araweelo News Network Hargaysa(ANN)Shirkada caalamiga ah ee Telesom ayaa deeqdii labaad gudoosiisay gudida abaaraha ee dhawaan uu magacaabay Madaxwaynaha Somaliland Axmed Siilaanyo. Munaasibad wareejinta ayaa ka dhacay xarunta madaxtooyadda Somaliland maalinimadii khamiista. Deeqdan lacageed ayaa dhamayd $50,000 (Konton kun) oo
Siyaasiyiinta Isbahaysiga Oo Gaashaanka Ku Dhuftay Go’aan Xisbiga KULMIYE Lagaga Saaray Shan Xubnood Oo Ka Mid Ah Kooxdooda
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Siyaasiyiinta la baxay garabka isbedeldoonka dumuqraadiyada Xisbiga KULMIYE, ayaa ku gacansaydhay go’aan Hoggaanka Xisbiga kaga eryay ka mid ahaanshihii xisbiga shan xubnood ka mid ah kooxdaa, kuwaas oo qoraal uu xalay soo saaray lagu sheegay in laga
Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Dareen Celiyay Mashaariicda Iyo Caawimooyinka Dalka Imaaraadku La Garab Istaagay Shacbiga Somaliland Iyo Xukuumaddiisa
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa ka dareen celiyay Caawimooyinka iyo taageerada dawlada Imaaraadka Carabta ee EAU, la garab istaagtay shacbiga Somaliland iyo xukuumaddiisa iyo mashaariicda ay ka wadaan dalka, isagoo Madaxweynaha Somaliland ku hanbeeyay Boqorka
Somalia: The Cabinet calls for assistance helping the victims of the Drought
Araweelo News Network Mogadishu(ANN)The weekly Cabinet meeting of the Federal Government of Somalia chaired by the Prime Minister H.E. Omar Abdirashid Sharmarke convened today. Numerous issues were covered including the recent official visit by Prime Minster Sharmarke to Italy and
Nin ku Dhashay Gacmo La’aan oo Jaamacad ka Qallin-jebiyey
Nin ku dhashay gacmo la’aan oo aan Alle u samayn, ayaa ka qallin-jebiyey Jaamacadda Uganda (Uganda University), isagoo qaatay shahaadada koowaad ee dibloomada. Ninkan oo Alle hibbo u siiyey inuu qoraalka u isticmaalo cagaha amma faraha hore ee cagaha, ayaa