Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: November 2016

Total 217 Posts

Wargeyskii u Horreeyey ee Loogu Talogalay inay Akhristaan Dadka Indhoolayaasha ah

Araweelo News Network Wargeys loogu talogalay dadka indhoolayaasha ah, ayaa markii ugu horraysay laga hirgeliyey dalka Guatemala (Guwantameela) ee ku yaal qaaradda Ameerika, kaasoo xambaarsan macluumaad loo qorsheeyey inay fahmi karaan dadka naafada ka ah dhinaca aragga. Wargeyskan waxa uu

Toogashooyin Sababay Dhimasho iyo Dhaawac Oo Ka Dhacday Jaamacadda Ohio Ee Dalka Mareykanka

Araweelo News Network Ohio(ANN)Saraakiisha dalka Booliska Mareykanka, ayaa ku dhawaaqay in ku dhawaad 10 qof ay ku dhaawacmeen toogashooyin ka dhacday jaamacad ku taal gobolka Ohio ee cariga dalka Maraykank, kadib markii qof hubaysan uu toogasho ka geystay hoolka jaamacadda

Eedihii Gudoomiye-xigeenkii Xuquuqal-Insaanka Somaliland Dariiqa Sharci Ma Maray? Maxamuud Cali (Walaaleye).

Maxamuud Cali (Walaaleye). Salaanta islaamka ka dib, shaqsi kastoo masuuliyad ummadeed qabta, waxa waajib ku ah inuu sida ugu haboon u guto, si ummadu waxqabadkiisa uga garwodo, Ilaahayna xasanaad ku siiyo, taa bedelkeedana, masuul kastoo ku gaboodfalla gudshada waajibaadkii ka

Madaxweynaha Somaliland Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Caasimada Hargeysa

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Weftigii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo uu hoggaaminayey kuna guda jiray safarkii la magac baxay Tabantaabo ayaa maalintii tobnaad ku soo noqday Caasimada Somaliland ee Hargeysa oo si balaadhan loogu soo dhaweeyey maanta. Safarkan Madaxweynaha

Somaliland: Wasiirka Duulista Oo Kormeeray Madaarka Burco Kadibna Shaaciyay Bilawga Dhismaha Runway-ga Madaarka

Araweelo News Network Burco(ANN) Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada iyo Gaadiidka Ciraka Farxan Aadan Haybe oo socdaal shaqo ku joogay maalmahanba Magaalo Madaxda Gobolka Togdheer ee Burco ayaa kor meeray Madaarka Magaaladaasi qaybihiisa kala duwan. Wasiirku waxa uu shaaca ka qaaday

BARNAAMIJKA GUULAYSTAYAAL GEEDDIGA WADAAY QEYBTIISA 4-AAD

“DURUUSTA MAAMUL-WANAAGGA KU TOOSNAANTEEDA” W/Q Haldoor Rashiid Sulub Caalin ‘Koontiinarro ubax ah Faraawil( macmal ah oo Caag laga sameeyey), oo sannad walba aynu dibadda ka soo waaridno, isla markaana ay malaayiin doolar oo lacag adag ahi ku baxaan, Halkii aynu

Shirka Qarammada Afrika iyo Carabta: Hirdanka Xulafada Kala Taabacsan Morocco & Dawladnimo-doonka Jamhuuriyadda Saharawi

Cabdirashiid Ibraahim Cabdiraxmaan Dalka Morocco oo ah maalgashade weyn oo maalgeliya qaaraddiisa Afrika oo kaashanaya waddamo kale oo Carbeed ay ka mid yihiin; Sucuudiga, UAE, Baxrayn, Qatar, Oman, Jordan, Yemen iyo Soomaaliya ayaa cadho kaga baxay shirka Qarammada Afrika iyo

Cabbitaanka Sigaarku Waxa uu Sameeyaa Caafimaadka Maskaxda

Araweelo News Network Cilmi-baadhayaal ku takhasusay maskaxda bani’aadamka, ayaa sheegay in cabbitaanka sigaarku saamayn ku leeyahay caafimaadka maskaxda. Waxa ay arrintan ku sababeeyeen in sigaarku ka kooban yahay 4,000 (afar kun) walxood oo kiimikaad, kuwaasoo dhaawac u geysta maskaxda. Khubaradu

Waxyaabaha ay u Taagan Yihiin Midabada Qoomiyadaha Afrikaanka ah Wejiga ku Nashqadeeyaan

Araweelo News Network Qaaradda Afrika waa goob caan ku ah dhaqanno, caadooyin, luqado iyo hannaan is qurxineed kala duwan oo ay leeyihiin qoomiyadaha kala duwan ee ku dhaqan. Ragga iyo dumarka qabiilooyinka amma qoomiyadaha ku dhaqan qaaradda Afrika waxa ay

American military forces have arrived in Yemen’s port city of Aden

Araweelo News Network Aden(ANN)-A report says more American military forces have arrived in Yemen’s port city of Aden to join the contingent of US troops allegedly fighting al-Qaeda militants in the country’s south. On Sunday, Yemen’s al-Masirah television channel published