Month: November 2016
Somaliland: Wasiirka Cadaaladda Oo Ka Hadlay Maxbuus Isku Deldelay Xabsiga
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka ee Somaliland Md. Axmed Faarax Cadare, ayaa ka warbixiyay maxbuus ku dhintay Xabsiga oo warar kala duwan kasoo baxeen dhimashadiisa. Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka Axmed Faarax Cadare oo warbaahinta
Haddii Kayd Jaamac inaga Tegay Dhaqan Gobannimo iyo Murtideed buu Inooga Tegay W.Q Rashiid Sheekh Cabdillaahi “Gadhweyne”
Alle ha u naxariisto oo qabriga ha nuuro oo jannada ha uga guri dhigo. Waxa uu ahaa nin dadka ka mid ah oo hadda na ka gooni ah. Malaa qof waliba waa sidaas; tiisu se waa tu kale. Marka laga
WARBIXIN:-Xaalka Qoys Danyar ah oo Guddoomiye Cirro Ka Faalo-Qaaday Masruufkooda Nololeed
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Sahal Cabdi Ibraahim oo ah wiil dhallinyaro ah oo ka soo jeeda qoys danyar ah, ayaa lugahiisa ku soo booqday guriga guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo markii hore
Egypt deploys pilots to boost Syrian anti-terror fight: Paper
Araweelo News Network Cairo(ANN)-Egypt has reportedly sent 18 helicopter pilots to Syria to support the war-torn Arab nation in its fight against terrorism, and mulls more deployments to the same end early next year. On Thursday, Lebanese As-Safir paper cited
Madaxweynaha Turkiga Oo U Hanjabay Midawga Yurub
Araweelo News Network Ankara (ANN)Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa uga hanjabay dalalka Midowga Yurub in uu xuduudihiisa u furi doono boqolaal kun oo muhaajirihiin ah oo doonaya inay u talaabaan Yurub. Digniintaasi ayaa ka dambeysay markii uu Baarlamaanka Yurub
Madaxweyne Siilaanyo Oo Kulan La Yeeshay Guddida Abaaraha Heer Qaran iyo Odayaasha Dhaqanka Ee Gobolka Sanaag
Araweelo News Network Ceerigaabo(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, oo xalay u hoyday Magaalada Ceerigaabo isaga iyo weftigii balaadhna ee uu hogaaminayey waxay kulan muhiima la qaateen Guddida Abaaraha heer qaran iyo heer degmo ee Gobolka Sanaag iyo odayaasha
Wasiirka Hawlaha Guud Oo Markii U Horraysay Shaaciyey Xaddiga Dayn Culus Oo kala Wareegay wasiirkii Hore Ee Madaxtooyadda Kana Warbixiyay Dhismaha Wadada Ceergaabo
Araweelo News Network Ceerigaabo (ANN) – Wasiirka Hawlaha Guud, Guryeynta iyo Gaadiidka Somaliland Md. Cali Xasan Maxamed (Cali-Marreexaan), ayaa markii ugu horraysay shaaciyey in dayn dhaqaale oo badan oo lagu lahaa mashruuca dhismaha waddada Ceerigaabo uu markii la magacaabay kala
Hogaamiyaha WADDANI oo Caawimooyin Kala Duwan Gaadhsiiyey Deegaamo ka Tirsan Bariga Sanaag
Araweelo News Network Ceergaabo(ANN)-Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Mr. Xisi Cali Xaaji Xasan iyo wefti uu hoggaamiyo oo maalmihii u dambeeyey socdaal dhinaca u kuurgalka abaaraha ah ku marayey degaannada Gobolka Sanaag, ayaa kormeer iyo Indho-indhayn uu ugu kuurgelayo
Somaliland: $10 Milyan oo Doollar oo Lagu Bixinayo Barnaamijka Dib-u-habaynta Shaqaalaha Dawladda
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa si rasmi ah u daah-furtay mashruuc ballaadhan oo loogu talogalay dib-u-habeynta iyo tayeynta shaqaalaha dawladda, kaasoo uu maalgelinayo Bangiga Adduunku (World Bank), kuna baxayso lacag dhan $10 milyan oo doollar. Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha
WEJIGA LABAAD EE ABAARTA
Mahad dhamaanteed Eebe ayay u sugnaatay, Naxariis Iyo Nabadgelyana Suubanaheena Muxammad. Ilaahay isgaa raxmaadka hayee Abaarta haynaga soo jebiyo, baryadana haynaga aqbalo. Intaas ka dib waxaan salaamaya Saxaafdaa oo iyadu habeen iyo maalin heegan u ah inay u gudbiyaan dadweynaha