Month: January 2017
US commandoes attack Yemen’s Bayda, kill 57: Reports
Araweelo News Network Bayda-Yemen(ANN)-US forces have carried out a series of ground and air raids against a village in the Yemeni province of Bayda, killing a total of 57 people, among them civilians. US paratroopers parachuted in Bayda’s Qifah district
Maxkamad Maraykanka Ah Oo Burisay Go’aankii Qoxootiga Ee Trump Iyo Masjid Dab La Qabadsiiyay
Araweelo News Network New York(ANN)- Maxkamad ku taal magaalada New York ee Cariga Mareykanka, ayaa diiday go’aanka Madaxweyne Donald Trump ku mamnuucay qoxootiga dhawr dal oo musin ah, waxayna go’aamisay in aan la celin Karin dadka muslimiinta ee soo galootiga
War-murtiyeed Kasoo Baxay Guddida La Dagaallanka Sicir-bararka iyo Qiima-dhaca Shillinka Somaliland
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Guddida heer Qaran ee la Dagaallanka Qiima-dhaca Shilinka Somaliland iyo Sicir-bararka, ayaa soo saaray War-murtiyeed ku waajahan arrimahaa, kaddib kulan muhiim ah oo ay la yeesheen Shirkadaha ka Ganacsada Jaadka (Qaadka) War-murtiyeedka, ayaa u dhignaa sidan:- “Maanta
Guddoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Qiimaha Sarifka Iyo Kulan Ay La Yeesheen Ganacsatada Jaadka
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Gudoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland Maxamed Cabdi Ibraahin (Dhoobbaale) oo kulan la yeeshay Maanta Ganacsatada Jaadka, ayaa ka hadlayay kulanka. Gudoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland, wuxuu sheegay in kulanka ay la qaateen Ganacsatada Jaadka uu ahaa mid
Xukuumadda Somaliland Oo Mamnuucday Baasaboorka Soomaaliya in Lagu Bixiyo Dalkeeda
Araweelo News Network Hargaysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa mamnuucday Isticmaalka Baasaboorka Soomaaliya ee lagu bixiyo gudaha Somaliland. Sidaana waxa lagu shariat kulan ay maranta iskugu yimaadeen Wasiirada Wasaaradaha Arrimaha Gudaha Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir, Wasiirka Duuliska, Hawada iyo gaadiidka Cirka Farxaan Aadan
Noocyada Dhalinyarada Qurbaha Q.4aad. W/Q. Said Ali Ahmed
Dhawar iyo labaatan sano ka dib oo aan la noolaa mushkiladaha iyo horumarka jaaliyadaha Soomaalida ee qurbaha dagan waxa aanku doodayaa in mustaqbal wanaagsan oo ay yeeshaan jaaliyadaha Soomaalida ee qurbaha degani ay ku xidhan tahay in isbadal lagu sameeyo
Visa holders barred from entering US as Trump’s order takes effect
Araweelo News Network Washington(ANN)-Several people, including those who are holding green card and valid visa, have reportedly been blocked from boarding flights to the United States and some others detained at America’s airports, just hours after President Donald Trump signed
Corruption rates have tarnished image of Persian Gulf Arab states, report says
Araweelo News Network Saudi Arabia(ANN)-Burgeoning corruption rates have further tarnished the image of oil-rich Arab states of the Persian Gulf region, a report says. The report by Transparency International, published on Saturday, shows that Qatar, Kuwait, Bahrain and Saudi Arabia
Wasiirka Arrimaha Dibedda Itoobiya Oo Waraaqihii Aqoonsiga ka gudoomay safiirka Cusub Ee Somaliland
Araweelo News Network Addis Ababa(ANN)-Somalilandspan-Wasiirka Arrimaha Dibedda Itoobiya Dr. Workneh Gebeyehu ayaa waraaqahii aqoonsiga ka gudoomay Safiirka Cusub ee Somaliland dhowaan u magacowday dalkaa Amb. Cali Salaan Jirde (Cali-Shoombe) Wasiirka Arrimaha Dibedda Ethiopia Dr. Gebeyehu oo ku qaabilay xafiiskiisa safiirka
Xukuumadda Somaliland Oo Ku Celisay Go’aankii Qiimaha Sarifka Dollarka Iyo Awaamiirta La Siiyay Shirkaddaha Waaweyn Ee Dalka
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)- Xukuumadda Somaliland, ayaa ku celisay go’aankii ay hore uga soo sartay qiimaha Sarifka iyo awaamiirta ku waajahan sarifka lacagaha qalaad, isla markaana awaamiir lagu siiyay shirkaddaha waaweyn. Qoraalkaa oo mar kale warbaahinta loo qaybiyay ayaa u