Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: February 2017

Total 194 Posts

Guddoomiye Cirro Oo Ku Celiyay Mar kale In Aannu Saldhigga Imaaraadka Carabtu Wax Faa’iido Ah U Lahayn Qaranka Somaliland

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, ahna murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Md.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay in mucaaridnimadu tahay sidii loo tilmaami lahaa galdaloolooyinka shaqo ee cidda xilka haysa, sidaa darteedna aanay ahayn in laga xanaaqo

Muuse Biixi oo Shaaciyey in Madaxweynaha Soomaaliya Qayb Weyn ku lahaa Qarinta Xasuuqii ka Dhacay Somaliland

Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynenimo ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa farriin adag oo digniin ah u diray Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya loo doortay Md. Maxamed Cabdillaahi Farmaajo oo uu

Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Dacwad Xisbiga UCID U Gudbiyey Komishanka Doorashooyinka

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)- Murrashaxii hore jagada madaxweynenimo ee UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo hadda ka mid ah xisbiga talada haya ee KULMIYE, ayaa ka hadlay dacwad xisbiga UCID u gudbiyey Komishanka Doorashooyinka Qaranka, taasoo ka dhan ah xildhibaanno

XIsbiga WADDANI Oo Ni Dhalinyaro Ah U Magacaabay Madaxa Ololaha Doorashada Madaxweynaha Ee Xisbiga

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)- Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ayaa 36-jir reer Gebilay ah u magacaabay Madaxa Ololaha heer qaran ee Xisbiga doorashada madaxtooyada Somaliland ee bisha October ee sannadkani la filayo inay dalka ka qabsoonto. Sida ku cad warqad

Meel Aan Rabay Roob Igu Eri: Qalinka Cabdiraxmaan Cadami

Madaxweyne Siilaanyo markii uu xilka madaxtinimada dalka la wareegay (August 2010) waxay isaga iyo kooxdiisu si ku talo gal ah markiiba u sii bilaabeen qorshihii muddada loogu kordhin lahaa marka teeramkiisa(Term) hore dhammaado. Si qorshuhu suurto gal u noqdo waxay

Madaxweyne Farmaajo Oo Magcaabay Ra”iisal l Wasaare Qurba-jooga

Araweelo News Network Muqdisho(ANN)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo,ayaa xilka Ra,iisal Wasaare u Magcaabay Nin qurba-jooga ah. Kaddib markii shalay la caleemo saaray, ayaa maanta magacaabay ra’iisul wasaare cusub. Ra’iisul wasaaraha la magacaabay, Xasan Cali Kheyre oo ah Nin qurbaha Ka

Madaxweyne Farmaajo Muxuu Ka Yidhi Dhibaatooyinka Soomaaliya, Siyaasadiisa Ku Waajahan Dalalka Jaarka Ee Somaliland Ku Jirto, AMISOM Iyo Al-shabaab

Araweelo News Network Muqdisho(ANN) Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo maanta lagu caleemo saaray caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, ayaa ka hadlay qorshayaashiisa siyaasadeed iyo siyaasadiisa ku waajahan arrimaha ammaanka, dhaqaallaha dib u dhiska dalka xidhiidhka dalalka jaarka. Sidoo

Amnesty: Trump taking humanity to ‘darkest’ times W

Araweelo News Network New York(ANN)-Amnesty International has censured US President Donald Trump for adopting a “poisonous” rhetoric that “dehumanizes” entire communities and sets the stage for “angrier and more divisive politics” in the world. In a statement upon the release

Zerbaijani President has appoints his first lady as vice-president

Araweelo News Network Baku- Azerbaijan (ANN)-Zerbaijani President Ilham Aliyev has appointed his socialite wife Mehriban Aliyeva as the vice-president of the oil-rich Caspian Sea country. Mehriban Aliyeva “is appointed the first vice-president of the Republic of Azerbaijan,” the president said

Madaxweyne Xaaskiisa Ka Dhigtay Madaxweyne Ku Xigeen

Araweelo News Network Baku- Azerbaijan (ANN)-Madaxweynaha Dalka Azerbaijan ee Koonfur Bari Aasiya (Southwest Asia) Mr. Ilham Aliyev ayaa xaaskiisa oo lagu magcaabo Mehriban u magacaabay xilka Madaxweyne ku xigeenkiisa. Magcaabista Madaxweynuhu xaaskiisa u magcaabay inay noqoto Madaxweyne ku xigeenkiisa oo