Month: May 2017
Yemeni forces kill 13 troops in retaliation: Report
Araweelo News Network Najran(ANN)-Yemeni troops have carried out major retaliatory attacks against separate locations in southwestern Saudi Arabia, killing as many as 13 Saudi forces. Six of the fatalities occurred at the al-Fuaz military base in the Saudi region of
Saudi regime believes in Quran only in appearance: Ayatollah Khamenei
Araweelo News Network Tehra(ANN)-Leader of the Islamic Revolution Ayatollah Seyyed Ali Khamenei says “incompetent” Saudi rulers believe in the Quran only in appearance but act in contravention of its teachings. “Unfortunately today, the Islamic society, like other societies, has faced
Somalia: Ra’iisul Wasaare Khayre Oo La Kulmay Safiirada Beesha Caalamka
Araweelo News Network Muqdisho(ANNh- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada JFS Mudane Xasan Cai Khayre ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay Beesha Caalamka oo ujeedadiisu ahaa inuu warbixin ka siiyo xaaladda dalka, isla markaana uu ka codsaday in labada dhinacba ay la
Qisadii Sarah iyo boqorkii daalimka ahaa – Qisooyin uu Nebi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay Q/1aad
Araweelo News Network Assalamu Calaykum Dhamaantiin Ramadaan Mubaarak. Qisooyinku waa hab qofka iyo umadaha lagu tarbiyadeeyo. Waa qaab uu nabigu (csw) uu ku tarbiyadayn jiray asxaabtiisa. Barmaamijkani waa barmaaijkii koowaad ee barmaamijyo silsilad qisooyin ah oo aan ugu talagalay bishan
Somaliland Says UAE Can Launch Attacks From New Base
Araweelo News Network Berbera(ANN)-A top official said Friday that forces from the United Arab Emirates could soon be flying fighter jets from a new base in the breakaway republic of Somaliland. Somaliland Foreign Minister Saad Ali Shire said the UAE
Duruusta Ramadaanta: Waxybaaha Soonka Ina Jeclaysiinaya [MIDHAHA DIINTA]
Araweelo News Network Idilkiin Ramadaan kariim meel kasta oo aad joogtaan. Waxa aanu halkan idiinku soo gudninaynaa duruus taxane noqon doonta haddii alle idmo inta Ramadaanta lagu jiro oo ku saabsan Ramadaanta oo uu idiin soo diyaariyey barnaamijka MIDHAHA DIINTA.
Muxuu Daarnaa Kulanka Guddida Ka Soo Kabashada Abaaraha Ee Madaxtooyada?
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-guddida ka soo kabashada abaaraha ee 18-May Madaxweynuhu u Magacaabay oo uu shir gudoominayey gudoomiyaha guddidaas ahna wasiirka wasaaraadda Madaxtooyada, Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa kulan muhiima isugu yimid galabta oo sabti ah taariikhduna tahay 27/05/2017 qasriga
Gollaha Deeggaanka Saylac Oo Doortay Maayar Iyo Maayar Ku Xigeen Cusub
Araweelo News Network Saylac(ANN)-Fadhi aan caadi ahayn oo ay yeesheen gollaha deeggaanka Saylac, ayaa sababay in xilkii laga xayuubiyo Maayarkii hore ee Magaalada Saylac Xuseen Ciidle Barkhadle, waxaana Maayar cusub loo doortay Sacad Daahir Cige oo hore xilka Maayar ku
Ramadaan: Barnaamij Fudud Oo Aad Malaayiin Xasanaad Ku Kasban Karto
Araweelo News Network Ramadaan Mubaarak. Allah (swt) waxaan ka baryayaa in Ramadaanteenan uu ku dhigo midii ina anfacda. Inka iyo dadkeenana tii ka faa’idaysta Allah ka dhigo. Hadaad waqti u hesho fadlan daawo barnamijkan. Waa barnaamij fudud oo hadana aad
Daawo: Maxaa Lagu Qaabilayaa Bisha Barakaysan Ee Ramadaan? [MIDHAHA DIINTA] Sheekh Mustafe
Araweelo News Network Waxa ina soo gashay bishii barakaysnayd ee Ramadaan oo ka mid ah rukunnada diinta Islaamka ee dadka muslimiinta ahi gutaan. Waxa la sugayey 11 bilood, iyadoo muslimiintu isu diyaariyeen gudashadeeda. Maadaama oo loo badinayo haddii alle ka