Araweelo News Network


Ramadaan Mubaarak. Allah (swt) waxaan ka baryayaa in Ramadaanteenan uu ku dhigo midii ina anfacda. Inka iyo dadkeenana tii ka faa’idaysta Allah ka dhigo. Hadaad waqti u hesho fadlan daawo barnamijkan. Waa barnaamij fudud oo hadana aad ku kasban karto malaayiin xasanaad ah. Fadlan hadii aad sii fidin karto sii fidi.

Daawo.

Mahadsanidin

Said Ali Ahmed

Ottawa