Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: November 2017

Total 193 Posts

Safiirka Dawladda Britain U Fadhiya Dalka Ethiopia Ambassador David Concar Oo La Kulmay Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Safiirka Dawladda Britain u fadhiya Dalka Ethiopia Ambassador David Concar oo ay weheliaan madaxa Xafiiska UK ee Hargeysa Miss Rosie Tapper, ayaa la kulmay Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland. Kulnkaa oo maanta ku qabsoomay xarunta KDQ oo ay

Sexual allegations against Pentagon staff increased by 13 percent: Report

Araweelo News Network Washington(ANN)-The number of sexual and other misconduct allegations targeting Pentagon senior officials has increased over the past several years, a new report says. A report conducted by Pentagon’s inspector general has found that “there was a 13

Somaliland: Madaxweyneha Cusub Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Waxa Laga Filan Karo Iyo Tallaabooyinka U Qorshaysan Daawo

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)- Madaxweynaha cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay waxyaabaha u qorshaysan iyo tallaabooyinka uu doonayo inuu qaado, marka uu xilka la wareego 14 December 2017. Madaxweynaha cusub, wuxuu arrimahaa iyo kuwo kale ka sheegay

31 refugees drown as boat sinks off Libya’s western coast

Araweelo News Network Tripoli(ANN)-At least 31 refugees have died after their Europe-bound boat capsized off Libya’s western coast, Libyan coastguard officials say. The flimsy boat overturned on Saturday and the Libyan coastguard brought some 200 survivors back to port in

Madaxweynaha Cusub Oo Kulan Gaar Ah La Yeeshay Qaar Ka Mid Ah Guddiyadii Ololaha KULMIYE Ee Gobollada Dalka Kana Hadlay Qaybo Ka Mid Qorshayaashiisa

Araweelo News Network     Hargeysa(ANN)- Madaxweynaha cusub ee ku guulaystay doorashadii Madaxtooyada Somaliland ee qabsoontay badhtamihii bishan November 2017, Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan ballaadhan oo mahadnaq ah la qaatay guddiyadii ololaha xisbiga KULMIYE ee gobollada dalka Somaliland.

Shirkada Caalamiga Ah Ee Dahabshiil Group Oo Dhisma Cusub Iyo Qalabayn Ku Kordhisay Cisbitaalka Madiina

Araweelo News Network   Muqdsho(ANN)-Shirkada Caalamiga ah ee Dahabshiil Group, ayaa Qalabeyn Iyo Dhisma Cusub ku samaysay Qaybta Baxnaanada Ee Cisbitaalka Madiina Ee Magaalada Muqdisho Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Taabat Cabdi Maxamed Iyo Masuuliyiin Ka Socday Shirkada Caalamiga Ah Ee Dahabshiil,

Madaxweynaha Cusub Ee zimbabwe Oo La Dhaariyay

Araweelo News Network   Harare(ANN)Emmerson Mnangagwa oo noqonaya madaxweynaha Zimbabwe! ayaa xila loo dhaariyay, isagoo bedelay madaxweynihii xilka ka dagay Robert Mugabe. Mnangagwa, ayaa hore u ahaa madaxweyne ku xigeenka, wuxuuna muddo aad u dheer lasoo shaqayanayay Mugabe oo xilka hayay

Dhacdo Naxdin Lahayd Iyo Shirqool La Doonayay In Xabsiga Lagu Dhigo Muuse Biixi Oo Uu Ka Sheekeeyay General Doolaal Oo Ka Mid Ahaa Saraakiishii Dawladdii Siyaad Bare

Araweelo News Network   Hargeysa(ANN)-General Ibraahim Aadam Xal-xal (Doolaal) oo ka mid ahaa saraakiishii sare ee ciidammaddii dawladda Soomaaliya waqtigii Siyaad Barre, haatan ka mid ah masuuliyiinta iyo odayaasha dawlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya ee Kilalka Shanaad, ayaa soo bandhigay sheeko xiisbo

Xukuumadda Soomaaliya Oo Ka Hadashay Baaqa Heshiiska Xaquuqda Carruurta Iyo Arrimo Kale

Araweelo News Network Muqdisho(ANN) – Shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Dawladda Federaalka oo uu bilowgii shir-guddoomiyey Ra’iisal Wasaare ku xigeenka Xukuumada Mudane Mahdi Maxamed Guled (Khadar), halka uu qeybtii danbe uu shir-guddoominayey Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xasan

Sweden Oo Indhaha Ku Haya Aqoonsiga Somaliland Kadib Doorashadii Madaxtooyada

Araweelo News Network Stockholm(ANN)-Dalka Sweden oo ka mid ah waddamada waawayn ee Qaaradda Yurub, ayaa si gaar ah indhaha ugu haya inuu aqoonsado madaxbannaanida Jamhuuriyadda Somaliland kadib doorashadii Madaxtooyada ee badhtamihii bishan shacabkeedu ku doorteen madaxweynaha cusub. Wargeys kasoo baxa