Araweelo News Network

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi 25 November 2017. Photo File Araweelo News News

Hargeysa(ANN)- Madaxweynaha cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay waxyaabaha u qorshaysan iyo tallaabooyinka uu doonayo inuu qaado, marka uu xilka la wareego 14 December 2017.

Madaxweynaha cusub, wuxuu arrimahaa iyo kuwo kale ka sheegay kulan uu la qaatay qaar ka mid ah hawlwadeemadii kaanbaynka doorashadii uu ku guulaystay ee dalka ka qabsoontay Isniintii 13 November 2017.

Halkan ka Daawo.