Month: February 2018
Madaxweynaha Somaliland Oo La Kulmay Wefti Ka Socda Dalka Malaysia Oo Maalgashaday Wershed Hilibka Xoolaha Ah
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay wefti maal-shadeyaal ah oo ka socda dalka Malaysia, kuwaas oo uu hoggaaminayo maal-qabeenka caanka ee u dhashay dalka Malaysia, ahna guddoomiyaha wershadda hilibka ee magaalada
Ra’iisal Wasaaraha Somalia Oo Kusii Jeeda Dalka Imaaraadka Iyo Ujeedada Safarkiisa
Araweelo News Network Muqdisho(ANN)-Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka ee Somalia, Xasan Cali Kheyre, ayaa la filayaa inuu saacadaha soo socda safar ugu baxo magaalada Abu Dhabi ee dalka isu taga Imaaraadka Carabta. Ma Jiro war rasmi ah oo kasoo baxay Xafiiska
Ciidamada AMISOM Oo Ka Hadlay Askar Soomaali Ah Oo Ay Dileen
Araweelo News Network Muqdisho(ANN)-Taliska Ciidamada AMISOM ee ku sugan Soomaaliya, ayaa ka hadlay dilkii habeen hore ay Magaalada Muqdisho ciidankoodu ugu geysteen Askari ka tirsanaa ciidamada Hay’adda Nabad Suggida Soomaaliya oo ku sugnaa Barkontorool. Askarta dillka geystay, ayaa ka tirsanaa ciidamada
Somaliland: Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Qaabilay Wefti Ka Socda Dalka Norway
Araweelo News Network WAR-SAXAAFADEED Hargeysa(ANN)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley wefti uu hoggaaminayey, ergeyga gaarka ah ee Norway u qaabilsan dalalka Somaliland iyo Soomaaliya, Mr. Webjorn Heines. Kulankan oo ka qabsoomay
Hay’adda Shaqaalaha Oo Diwaangelinta Iyo Madaxtaabashadda Shaqaalaha Ka Bilawday Gabiley Iyo Bali-Gubadle
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Hay’adda Shaqaalaha Dawladda ee Somaliland, ayaa ka bilawday Barnaamijka Diwaangelinta ee Madax taabashadda iyo Tirinta Shaqaalaha kala duwan ee Dawladda Somaliland ee ka hawlgala magaalooyinka Bali-Gubadle iyo Gabiley. Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha ee Somaliland md Sharmarke Axmed Muxumed
Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Oo Xilka U Kala Wareejiyey Agaasimihii Hore Ee Madaxtooyada Iyo Agaasimaha Cusub
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa xilkii u kala wareejiyey agaasimihii hore ee madaxtooyada iyo agaasimaha cusub ee uu madaxweynuhu dhawaan u soo magacaabay. Munaasibadda xil-wareejinta oo maanta lagu qabtay xarunta qasriga
Xukuumadda Somaliland Oo Go’aan Kale Kasoo Saartay Shaqaaqooyinkii Degaanka Ceel-afweyn
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa sheegtay in aan wax degaamayn cusub ah laga samayn karin degaanka Ceel-weyn ee Gobolka Sanaag, isla markaana tallaabo adag laga qaadi doono cidda isku dayda inay degaamayn gaar ah samayso.
Xasuustayda Burco iyo Gacdoonkii Ardayda ee 20- February 1982-kii
W/Q: Cabdiraxmaan Caydiid 36 sanno ka hor, 20 Feb 1982, anigu waxa aan joogay Dugsigii sare ee Farsamada Gacanta ee Burco (Technical Institute of Burao – ITB). Maalin ka dib markii Hargeysa dhagaxa laga tuuray ayay Burco-na ka bilaabantay. Burco
Dhibaatooyinka ay Dalka iyo Dadka ku Hayaan Dhallinyarada Kooxaha Samaystay
By; Saynab Maxamed Cabdi Muddooyinkii uu dambeeyay waxa dhibaato iyo cabsi badan ku haya magaalooyinka waawayn ee dalka dhallinyaro samaysatay kooxo iska soo hor jeeda. Waxay la baxeen magacyo kala duwan qaarkood waa isku xaafad, laakiin waxa ay ku kala
Court fines Ahmed Douma over insulting Egyptian judiciary
Araweelo News Network Cairo(ANN)-A court in Egypt has fined Ahmed Douma, a leading anti-government activist, for his insulting remarks about the judiciary. The court on Saturday ruled that Douma should pay 10,000 Egyptian pounds ($565) as part of his retrial