Month: April 2018
UK Home Secretary urged to quit over Windrush scandal
Araweelo News Network London(ANN)-British interior minister Amber Rudd faced calls to resign on Thursday after a scandal in which Caribbean immigrants who have lived legally in Britain for decades were being labeled illegal immigrants. For nearly two weeks, British ministers
Xukuumadda Somaliland Oo Soo Saartay Qodobbo Saamayn Ku Leh Ganacsiga Oo Ku Cusub Bulshada
Araweelo News Network WAR-SAXAAFADEED Hargeysa(ANN)-Kal-fadhigii tobnaad (10aad) ee ay yeeshaan golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland, isla markaana uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi kuna wehelinaayey Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta oo ay taariikhdu
Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadaw Oo Lagu Riday Xukun Shan Sannadood Ah Iyo Dhaliilo Loo Jeediyay Nidaamka Xukunka Loogu Riday
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Maxkamadda gobolka Maroodijeex ee Hargeysa, ayaa xukun shan sanno oo xadhig ah ku xukuntay Boqor Cismaan Aw-Maxamuud oo ka mid ah madax-dhaqameedka ugu magaca dheer Somaliland. kadib markii saaka la keenay maxkamadda. Boqor Cismaan, wuxuu guddoomiyaha maxkamadda
Pope invites Mideast religious leader for peace summit
Araweelo News Network Roma(ANN)-Pope Francis has invited leaders of all Christian denominations in the Middle East to join him in Italy in July to discuss how they can help bring peace to the region, the Vatican said on Wednesday. The
Saudi Arabia confirms it killed senior official of Yemen’s Houthi movement
Araweelo News Network Riyadh(ANN)-Saudi Arabia confirms that it has been behind the airstrike that killed the President of Yemen’s Supreme Political Council Saleh al-Samad last week. Saudi forces “were able to successfully” target the senior official with the Houthi
US planning long-term stay in Syria, taking up position on east of Euphrates’
Araweelo News Network Moscow(ANN)-Russian Foreign Minister Sergei Lavrov says the US has no intention of leaving Syrian soil, but on the contrary it is seeking to strengthen its foothold on the eastern bank of the Euphrates. US President Donald Trump
Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Daah-furay 1500 Higtar Oo Wasaaradda Beeruhu Ka Qodayso Dhul-beereedka Banka Wajaale
Araweelo News Network Hargeysa(ANN) – Dawladda Somaliland, ayaa markii ugu horreysay Taariikhda Casriga ah Dhul-beereedka Banka Tog-wajaale ee Gobolka Gabiley ku Daah-furtay 1500 Higtar oo Qodaal ah, halkaasi oo laga Qodayo Midho kala duwan, si kor loogu qaado wax soo-saarka
Yemen’s Houthis hit Saudi Aramco oil facilities in Jizan
Araweelo News Network Sana’a(ANN)-Fighters from Yemen’s Houthi Ansarullah movement have fired two ballistic missiles at a Saudi Aramco facility in the country’s southwest. Yemen’s Arabic-language al-Masirah television network said on Monday that two Badr 1-type missiles had targeted the oil
Guddoomiyaha WADDANi Cabdiraxmaan Ciro Oo Xilalkii Ay Hayeen Ka Qaaday Saraakiil Xisbiga Ka Tirsan
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI. Cabdiraxmaan Cirro, ayaa xilkii ka qaaday saraakiil ka tirsan xisbiga, taasoo salka ku haysa khilaaf maalmihii u danbeeyay ka taagnaa Xisbiga dhexdiisa oo sababay in xilka laga qaado xoghayihii Xisbiga Maxamed Cabdullaahi
Somaliland: Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kulan Kula Qaatay Qasriga Madaxtooyadda Wefti Ka Socda Dalka Ingiriiska
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socda dalka Ingiriiska oo uu hoggaaminayo safiirka waddanka Ingiriiska u qaabilsan dalalka dalalka Somaliland iyo Soomaaliya, Ambassador David Concar. Kulankan oo ka qabsoomay