Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: April 2018

Total 113 Posts

Trump invites President Putin to White House

Araweelo News Network Washington(ANN)-US President Donald Trump has invited his Russian counterpart, Vladimir Putin, during a phone conversation for a meeting at the White House. Citing the Russian Foreign Ministry, Russian media RIA Novosti said on Friday that Trump extended

Former New York mayor Giuliani joins Trump’s legal team

Araweelo News Network New York(ANN)-Former New York mayor Rudy Giuliani has joined US President Donald Trump’s personal legal team in the Russia investigation. Trump lawyer Jay Sekulow made the announcement on Thursday and said Giuliani would be accompanied by former

Xisbiga KULMIYE Oo Jawaab Adag Ka Bixiyey Eedaymo Guddoomiyaha WADDANI Ku Duray Haldoorka Umadda, Haybadda Qaranka

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Hoggaanka xisbiga midnimada iyo horumarka Somaliland ee KULMIYE, ayaa si kulul uga jawaabay eedo uu guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) maalintii shalay ku weeraray madaxweyneyaashii xisbiga KULMIYE kasoo jeeday ee talada

Guddoomiyaha WADDANI Cabdiraxmaan Ciro OK Arrinta Imaaraadka Ku Tilmaamay Khiyaamo Qaran Oo Ay Ku Kaceen Madaxweyne Muuse iyo Siilaanyo.

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka WADDANI, Cabdiraxmaan Ciro, ayaa si weyn u dhaleeceeyay dhawaaq kasoo yeedhay  Wasiiru Dawlaha Arrimaha dibedda ee UAE Anwar Maxamed Qarqaash oo waraysi toos ah siiyey BBC-da kaga hadlay arrinta Heshiiska Somaliland Iyo Imaaraadka. Guddoomiyaha

EU door now shut to Britain: Ex-President Hollande

Araweelo News Network   Paris(ANN)-The door to the European Union is now closed to Britain and Europeans should not accept any attempt to reverse Brexit, former French President Francois Hollande warned in an interview with Britain’s Daily Telegraph published on

Soomaali Ah Oo Noqday Qofkii Ugu Da’ada Yaraa Ee Qaata Shahaadada PHD

Araweelo News Network Philippines, Dagupan(ANN)-Jaamacad ku taala dalka Philippines ayaa wiil Soomaali ah u aqoonsatay in uu noqday qofkii ugu da’da yaraa ee abid  qaata shahaadada PhD-ga oo ah tan ugu saraysa, waxayna guddoonsiisay shahaado sharaf. Wiilkan oo magaciisu yahay Mursal

Yemeni forces target airport with ballistic missile

Araweelo News Network Sana’a(ANN)-Yemeni forces have targeted an airport in Saudi Arabia with a domestically-manufactured ballistic missile. According to Yemen’s Arabic-language al-Masirah television network on Wednesday, the missile was launched at Jizan region’s airport. The attack came several hours after Yemeni

Russian Navy gets new nuclear sub, warships

Araweelo News Network Moscow(ANN)-The Russian Navy has expanded its strategic capabilities by commissioning a nuclear submarine, three new warships, two helicopters and a number of home-made Kalibr cruise missiles. “The Navy took delivery of the repaired Project 667BDRM strategic underwater

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland Oo Magacaabay Masuuliyiinta Ka Hawlgelaya Mashaariicda Beeraha Ee Deegaamo Kala Duwan

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed, ayaa magcaabay masuuliyiinta ka hawlgelaya mashaariicda deegaamada Xaaxi, Wajaale Iyo Beer, qoraal uu wasiirku soo saaray maanta oo lagu socodsiiyay 15 qof oo ah shaqaalaha loo xilsaaray mashaariicdaa, isla

Madaxweynaha Somaliland Oo Masuuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta Ku Amray In Lasoo Afjaro Khilaafkii Taagnaa Ee Weriyayaasha Iyo Wasiirka Wasaaradda Daawo

Ataweelo News Network Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi oo Maanta Kormeer Kadis ah ku Tegay Xarunta Wasaarada Warfaafinta, ayaa Mas’uuliyiinta Sare ee Wasaaradaa ku amray dhamaystirka Khilaaf muddooyinkii u danbeeyay taagnaa oo u dhexeeyay Maamulka Wasaaradaa iyo koox