Month: May 2018
Madaxweynaha Somaliland Oo Baaq Nabadeed U Diray Beelo Walaala Ah Oo Dagaalkoodu Kasoo Cusboonaaday Deegaanka Ceel Af-weyn
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Mdaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo saaka ka qaybgalay Xuska Maalinta Bilaha Cas iyo Laanqayraha Cas ee 8-May oo maanta oo ay taariikhdu tahay 09.05.2018 lagu qabtay magaalada Hargeysa, ayaa waxa uu fariin baaqa u
Madaxweyne-Ku-Xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb-Galay Munaasibad Lagu Soo Bandhigay Guulaha Mashruuca Kobcinta Danyarta Ee DAN-WADAAG
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa ka qayb-galay munaasibad lagu soo bandhigayey guulaha ganacsi ee uu gaadhay mashruuca DAN-WADAAG oo ay ku bahoobeen ururro maxalli ah oo u tafo-xaytay sidii ay isku filaansho u
Migrants file lawsuit against Italy for aiding Libyan coast guard
Araweelo News Network Lagos, Nigeria(ANN)- A group of Nigerian migrants who survived a deadly sea crossing last year have filed a lawsuit against Italy for violating their human rights by supporting the Libyan Coast Guard’s efforts to turn back boats
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland Oo Sheegay In Dawladda Federaalku Ka Noqotay Go’aankii Dhexdhexaadnimada Khilaafkii Khaliijka
Araweelo News Network Kismaayo(ANN)-Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ka hadlay Khilaafka siyaasadeed ee dalalka Khaliijka iyo sida uu saamaynta ugu yeeshay Soomaaliya, wuxuuna si weyn u dhaliilay siysaasadda dowladda federaalka ee ku waajahan
Somaliland: Xukuumadda Oo Shaacisay In Shirkadda Red Sea Keentay Shidaalka Xun Ee Sababay Khasaaraha
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)- Xukuumadda Somaliland, ayaa shaacisay in shirkadda Red Sea ee ka ganacsata shidaalka ay ahayd shirkaddii dalka soo gelisay shidaalka xun ee sababay khasaaraha soo gaadhay gaadiid badan oo isticmaalay shidaalkaa wasakhaysan. Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Warshadddaha iyo
Yemeni forces launch 4 missiles at Saudi-run base in central Yemen
Araweelo News Network Sana’a(ANN)-Yemeni army forces, backed by allied fighters from Popular Committees, have fired at least four short-range domestically-manufactured missiles at a Saudi-run military base in Yemen’s west-central province of Sana’a, in retaliation for the Saudi regime’s campaign against the
What’s The Saudi Modernization All about? shocking Information Revealed
Araweelo News Network What’s The Saudi Modernization All about? shocking Information Revealed. Watch Video. https://youtu.be/5HXZAPJOCkU Post Views: 1,367
Facebook popularity in US unscathed by recent privacy scandal: Poll
Araweelo News Network Washington(ANN)-new poll conducted by Reuters and Ipsos has suggested that users of Facebook in the United States have remained loyal to the social network despite a recent scandal that showed that information of millions of accounts had
Dhawaaqa Madaxweyne Trump Kaga Hadlay Toorayda London Laysku Dilo Iyo Gabay Abwaan Xaaji Aadan Afqalooc Kaga Hadlay 50 Sanadood Ka Hor Oo Jawaab U Ah
Araweelo News Network Warbixin: By. Carraale M jama Freelance Journalist and Human Rights Activist Hargeysa(ANN()-Madaxweynaha Maraykanka Mr. Trump, ayaa diiday in laga mamnuuco shacbiga Maraykanka inay qaataan Hubka oo ay guryahooda ku haystaan, Isaga oo ka hadlayay shirka Magaalada Dallas
Does UAE seek to colonize Yemen’s Socotra island?
Araweelo News Network By Jafar Razi Khan Analysts believe that the measure by the United Arab Emirates (UAE) to occupy the Yemeni island of Socotra is aimed at gaining dominance over major waterways that cross near the southern tip of