Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: May 2018

Total 128 Posts

Xukuumadda Ethiopia Oo Xabsiga Kasoo Deysay Siyaasi Mucaarad Ku Ahaa Xukuumadda Oo Gacan Saar La Lahaa Dalka Eretrea

Araweelo News Network Addis Ababa, Ethipia(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Dalka Ethiopia Abiy Axmed Cali, ayaa sheegay inuu cafis u fidiyay Andargachew Tsige, oo ahaa xog-hayaha guud ee Ururka Ethiopian opposition movement, Patriotic ee  loo yaqaan Ginbot 7. Andargachew Tsige, ayaa lagu xukumay

Somaliland: Baanka Dhexe Oo Xaqiijiyey In Laba Nin Oo Ganacsato Ah Ay Khalkhaliyeen Dhaqaalaha Dalka DIgniina Soo Saaray

Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Baanka Dhexe ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ka hadlay sababta keentay in qiimaha shillinka Somaliland uu hoos u dhaco qadar dhan 3% marka loo eego halka uu sarifku joogay muddo toddoba maalmood ka hor ah. Sida

Siyaasiga Buubaa Oo Ka Hadlay Dagaalka Tukaraq Iyo Aragtidiisa Duulaanka Soomaaliya

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Siyaasiga Ismaaciil Hure Buubaa oo ka mid ah siyaasiyiinta Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa ka hadlay aragtidiisa ku waajahan dagaalka dhowaan duleedka Garoowe ee xadka Somaliland iyo Soomaaliya ee deegaanka Tukaraq ku dhexmaray Ciidanka Qaranka Somaliland

Dawladda Sucuudiga Oo Sheegtay In Ay Fashilisay Weerrar Loo Adeegsaday Diyaaradaha Aan Duuliyaha Lahayn

Araweelo News Network Riyadh(ANN)-Isbahaysiga uu Sucuudiga hoggaamiyo ee dagaalka kula jira Xuutiyiinta Yaman ayaa sheegaya in ay fashiliyeen weerar la doonayay in lagu fuliyo diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn oo ku duulaysay meel u dhow garoonka diyaaradaha ee magaalada Abha

Somaliland: Sidee Kaalmo iyo kabasho loo gaadhsiin karaa Dadka ay Duufaantu ku habsatay? W/Q: SCC.Kalshaale

  Madax iyo Minjo Gurmad Qaran iyo Qorshe loo dhan yahay, ayaa lagu samato-bixin karaa bulshada ku tabaaloobay Duufaantii SAGAR… 1.Sharaxaad ku saabsan xogta laga hayo Baaxada Khasaaraha. Todobaadkii la soo dhaafay maalmo ku taariikhaysan 19-kii iyo 20-kii Bisha 2018,

US team to leave for Singapore to preparation for Trump-Kim summit: White House

Araweelo News Network Washington(ANN)-The United States is still planning to send a team to Singapore – as scheduled before — in an attempt to prepare, should a summit between US President Donald Trump and North Korean leader Kim Jong-un takes

Somaliland, Puntland iyo Somaliland Isma Hayaan” Madaxweyne Muuse Biixi

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo maanta shir karaa’id ku qabtay Madaxtooyada Somaliland ayaa ka hadlay dagaalka Tuka-raq ku dhexmaray Ciidanka Qaranka Somaliland iyo Ciidanka Maamulka Muqdisho ka amar qaate, waxaanu madaxweynuhu si qoto dheer

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Hadlay Khasaarihii Duufaantii Ku Dhufatay Xeebaha Somaliland Ayaa Tiriyey Waxyeeladii Laga Diiwaangeliyey

Araweelo News Network Hargeysa(ANN()Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi oo maanta shir jaraa’id ku qabtay qasriga Madaxtooyada Somaliland ayaa si qoto dheer uga hadlay khasaarihii ka dhashay duufaantii ku dhufatay xeebaha Somaliland isagoo xusay inay geysatay khasaare naf iyo

Ra’iisal Wasaare Khayre iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaadhay Addis Ababa

Araweelo News Network Addis Ababa, Ethiopia(ANN)- Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa gaaray magaalada Addiss Ababa ee dalka Ethiopia. Wafdiga Ra’iisal wasaaraha oo casuumad rasmi ah ka helay Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia,

Where is Mr. Keating?

by. Nasir M Ali PhD Candidate The defined territory is one of the physical elements of the state enshrined in the Montevideo Convention on the Rights and Duties of States in 1933. Each state should have its own defined territory