Month: May 2018
Yemeni forces fire missile at Jizan port in southern Saudi Arabia
Araweelo News Network Sana’a(ANN)-Yemeni army forces, supported by allied fighters from Popular Committees, have fired a domestically-designed and -developed ballistic missile at a strategic economic target in Saudi Arabia’s southwestern border region of Jizan in retaliation for the Riyadh regime’s
Dhanbaalkii Uu Madaxweyne Donald Trump U Diray Hoggaamiyaha Kuuriyada Woqooyi Kim Jong-un
Araweelo News Network Washington(ANN)-Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa ka baxay balantii dhankiisa ahayd ee kulan madaxeedkii qorshaysnaa oo la filayey inuu bisha dambe la yeesho hogaamiyaha Kuuriyada Woqooyi, Kim Jong-un. Warqad uu u diray Kim ayuu Trump ku sheegay in
The mirage of Djibouti’s economic success
Araweelo News Network PRESS RELEASE Despite high growth and basking in a favorable spotlight, nationalist interventions in the economy and weakening political stability indicate that the current mirage of Djibouti’s investment potential is overstated and unsustainable LONDON, United Kingdom(ANN)- EXX
Guddoomiye Cabdirashiid Dahabshiil Oo Sharaxay Faa’iidada Ay Ganacsatada Soomaalida U leeyihiin sharciyada Degganaanshaha Ee Imaaraadku U Fududeeyey
Araweelo. News Network Dubai(ANN)-Maamulaha guud ee shirkaddaha Dahabshiil Group Cabdirashiid Siciid Ducaale ayaa sharraxaad ka bixiyay faa’iidada ganacsatada Soomaalida ugu jirta isbedelo waaweyn oo dawladda Isu Tagga Imaaraadka Carabtu ku samaysay sharciyada dadka dalkaasi maalgashanaya. Isbedelladan ayaa meesha ka
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Somaliland Oo Sheegay In Lagu Jebiyay Dagaalka Maamul Goboleedka Soomaaliya Ee Puntland
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa maamulka Soomaaliya ee Puntland ku eedaysay dagaalka saaka dib uga bilaabmay deegaanka Tukaraq. Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Faarax (Guribarwaaqo) ayaa sheegay in Maamulka Soomaaliya ee Puntland weerar lixdii subaxnimo ku soo qaadeen Ciidamada
Taliyihii Aagga Dagaalka Ee Maamulka Puntland General Muxiyadiin Axmed Muuse Oo Ciidanka Qaranka Somaliland Gacanta Ku Dhigeen
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Taliyihii Aagga Dagaalka Ee Maamulka Puntland General Muxiyadiin Axmed Muuse, ayaa gacanta lagu dhigay kadib markii ciidanka Puntland Weerrar kusoo qaadeen saaka fadhiisinka hore ee deegaanka Tukaraq ee Ciidanka Qaranka Somaliland. Wararka shebekadda wararka Araweelo News Network ka heshay
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Oo Magcaabay Wasiiro Iyo Ku Xugeeno Cusub
Araweelo News Network Muqdisho(ANN)- Ra’isal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay 1;3 Wasiir, kuwaas oo isugu jira Wasiirro,wasiir ku xigeenno iyo wasiiru dowlayaal. Masuuliyiinta la magcaabay. waxay kala yihiin 6; Wasiir,5; wasiir ku xigeen iyo labo
CIidamadda Qaranka Somalialnd Oo Guul Ka Gaadhay Dagaalka Gardarada Ah Ee Lagu Soo Qaaday Iyo Wasiirka Gaashaandhiga Oo Ka Hadlay
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Ciise Axmed Xawar oo ay weheliyaan Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Taliyaha Ciidanka Qaranka Iyo saraakiil kale, ayaa sheegay in CIidamadda Qaranka Somalialnd Guul ka gaadheen dagaalka lagu soo qaaday. Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland, wuxuu sheegay in dhanka Maamul goboleedka
Somaliland Diaspora Agency calls for all Somalilanders in the Diaspora to donate towards the cyclone-affected communities, and applauds Somaliland Armed Forces
Araweelo News Network PRESS RELEASE: Hargeisa(ANN)-The Tropical cyclone “SAGAR” which formed in the Gulf of Aden and hit Somaliland has negatively affected estimated 12,450 families mostly the coastal living communities under the regions of Sahil, Selel and Sanaag. The
Wiil Dhalinyaro Ah Oo Ka Hadlay Qoyskiisa Oo Uu Keligii Ka Badbaaday Duufaankii Deegaamada Galbeedka Somaliland
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Ibraahim Muuse Cali oo ah Wiil yar oo dhalinyaro ah oo ka badbaaday Qoyskiisa oo Duufaankii ku dhifatay deegaamada galbeedka Somaliland, ayaa ka waramay sida uu uga badbaaday qoyskiisa oo duufaanku galaaftay. Wiilka yar oo dhawr Iyo