Month: May 2018
Xukuumadda Somaliland Oo Go’aamo La Xidhiidha Xaalada Amniga Kasoo Saartay Magaalada Laascaanood
Araweelo News Network Laascaanood(ANN)-Kulan muhiim ah oo ay maanta ku yeesheen magaalada laascaanood xubno wasiiro ah iyo Gudoomiyaha Golaha wakiilada Somalikand, aya Digniin loogu diray Dadweynaha Magaalada Laascaanood, waxaana kulanka laga soo saaray qodobo la xidhiidha xaalada adkaysta amniga gobolka,
Maamul Goboleedka Soomaaliya Ee Puntland Oo Sheegay In Dil Toogasho Ah Lagu Xukumayo Ciiddii Wada Shaqeyn La Sameysa Somaliland
Araweelo News Network Garoowe(ANN)-Maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland ayaa soo saaray amarro isdaba joog ah oo la yaab ku noqday dadka deegaanka kadib markii dhirbaaxo xun ku dhufteen maalmihii lasoo dhaafay Ciidamadda Qaranka Somaliland ee jiida hore oo kulaalaya Magaalada
Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Oo Gargaarkii U Horreeyey Gaadhsiiyey Goobaha Roobabkii Duufaannada Watay Waxyeeleen
Araweelo News Network Lughaya(ANN)-Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa deeqdii ugu horraysay ee gargaar ah oo xukuumaddu bixisay gaadhsiiyey degmada Lughaya oo kamid ah goobaha ay sida weyn u wax yeelleeyeen roobabkii duufaannada watay ee ku dhuftay
Ethiopia Lobbies for Release of Billionaire in Saudi Arabia
Araweelo News Network Riyadh(ANN)-Ethiopia’s Prime Minister Abiy Ahmed said he’s “sure” Ethiopian-born Saudi billionaire Mohammed Al Amoudi will be released and returned to Ethiopia “soon” following discussions with Saudi Crown Prince Mohammed bin Salman, according to state media. “One
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Waxyeelladda ay Geysteen Roobabkii Dabaylaha Watay Ee Xeebaha Dalka Ka Da’ay
Araweelo News Network Hargeysa(ANN))-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa saaka kormeer kedis ah ku tegay xarunta Jaamacadda Hargeysa, waxaana uu halkaas war-bixin ku saabsan dhibaatada ka dhalatay roobabka duufaannada watay ee ku dhuftay deegaannada xeebaha galbeed ee dalka
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Oo Indhaha Ka Soo Qaaday Xaalada Ay Ku Sugan yihiin Dadkii Ay Saamaysay Duufaantu
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo saaka kormeer dhinaca cirka ah ku soo maray deegaamada xeebta Somaliland ku teedsan ee ay ku dhufatay duufaantu, ayaa gaadhay goobo muhiima oo ay ka
Djibouti: Any port in a storm?
Araweelo News Network PRESS RELEASE ‘Djibouti offers an attractive environment for investors in the Horn of Africa, but be careful how you tread,’ says Allan and Associates LONDON, United Kingdom(ANN)– As countries across the Horn of Africa embark on
Xukuumadda Somaliland Oo Warbixin Kasoo Saartay Khasaaraha Ka Dhashay Roobabkii Ka Da’ay Dalka
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa warbixin kooban kasoo saartay roobaabkii dabaylaha watay ee ka da’ay maalmihii u danbeeyay, kuwaas oo sababay Khasaare dhimasho Iyo dhaawac dad Iyo xoolaba. Warbixinta Xukuumadda Somaliland kasoo saartay khasaaraha at sababeen roobabka oo kasoo
Ku Xigeenka Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Dagaalka U Dhexeeya Somaliland Iyo Maamul Goboleedka Putland
Araweelo News Network Muqdisho(ANN) – Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa ugu baaqay jamhuuriyadda Somaliland iyo Maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntiland in ay joojiyaan dagaallada, wixii khilaaf ah ee u dhexeeyana ay ku dhammeeyaan
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Ee Soomaaliya Oo Booqday Dadka Waxyeeladu Kasoo Gaadhay Daadka
Araweelo News Network Muqdisho(ANN)– Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xalay kormeer ku tegay degmooyinka Xamarweyne, Boondheere, Warta-nabadda, Hodon iyo gooba kale oo roobabkii Muqdisho ka da’ay ay biya dhigeen, isaga oo sidoo kale tegay xarumaha