Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: May 2018

Total 128 Posts

Kulan Muhiim Ah Oo Ka Dhacay Qasriga Madaxtooyadda Somaliland

Araweelo News Network WAR-SAXAAFADEED Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu caawa oo ay bishu tahay 16 May 2018 iskugu yeedhay shir-weyne ka kooban Madaxda maanta talada haysa iyo madaxdii hore dalka ka soo talin jirtay, Saddexda Xisbi

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Oo Gaadhay Jiida Hore Ee Deegaanka Tukaraq Oo Lagu Soo Bandhigay Gaadiidka Laga Qabsaday Maamul Goboleedka Puntland

Araweelo News Network Tukaraq((ANN)-Wefdi balaadhan oo uu hogaaminayo guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax oo ay xubno ka yihiin Wasiirka Gaashaandhiga Ciise Axmed Yuusuf Xawar, Taliyaha Ciidanka Qaranka somaliland General Nuux Ismaciil Taani, Wasiirka Biyaha Somaliland iyo xildhibaano ka

Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland oo Daah-furay Barnaamij Lagu Afurinayo Maxaabiista Ku Xidhan Jeelasha Dalka

Araweelo News Network   Hargeysa(ANN()-Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici, ayaa daah-furay Barnaamij cusub oo lagu afurin doono dhammaanba maxaabiista ku xidhan jeelasha kala duwan ee dalka, kaas oo uu maal-geliyey madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isla

Dalalka Xubnaha Ka Ah Ururka Jaamacadda Carabta Oo Ku Baaqay Kulan Deg Deg Ah

Araaweelo News Network Qaahira(ANN)-Wasiiradda Arrimaha Dibedda ee Dalalka xubnaha ah Ururka Jaamacadda Carabta, ayaa kulan deg deg ah loogu yeedhay, kadib xiisada siyaasadeed ee ka taagan Qaza. Kulankaa oo la filayo inuu maalinta  berrito ka qabsoomo Xarunta Dhexe ee Ururka

Golaha Amaanka Oo Kordhiyay Mudada Ciidamadda AMISOM Joogayaan Soomaaliya

Araweelo News Network Muqdisho(ANN)- Golaha amaanka ee Qaramadda Midoobay ayaa muddo kordhin u sameeyeen Howlgalka  Ciidamadda Midowga Afrika ee ku sugan Soomaaliya. Golaha, aya kulan ay yeesheen kadib sheegay in la kordhin doono Tiradda Ciidamada midowga Afrika  ee AMISOM oo ka

Siyaasiga Caanka Ah Ee Dalka Malaysia Anwar Ibraahiim Oo Xabsiga Laga Soo Daayay

Araweelo News Network Malaysia(ANN)-Dowladda Malaysia, ayaa shaacisay in Xabsiga laga siidaayay Siyaasiga Caanka ah ee  Anwar Ibrahim oo muddo xidhnaa, isla markaana door weyn ku lahaa isbedelkii siyaasadeed ee ra’iisal Wasaaraha ruug Cadaaga ah ee xukunka kusoo laabtay Mahathir Maxamed gaadhsiiyay

Somaliland: Taliyaha Ciidanka Qaranka Oo Ka Hadlay Gaadiidka Iyo Maxaabiista Laga Qabtay Puntland Kadib Weerrar Ay Kusoo Qaadeen Jiida Hore

Araweelo News Network Tukaraq(ANN)-Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland General Nuux Taani, ayaa ka hadlay khasaaraha ka dhashay weerraro gardaro ah oo ay ciidanka Maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland saacadihii u danbeeyay kusoo qaadeen fadhiisinka hore ee Ciidanka Somaliland ee kulaalaya Garoowe.

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Kumanaan Qof Magaalada Burco Kala Qaybgalay Xuska 18 May

Araweelo News Network Burco(ANN)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdulaahi Ismaaciil Saylici, ayaa Magaalada Burco ee Xarunta gobolka Togdheer kaga qaybgalaymunaasibad ballaadhan oo lagu xusay maalinta Qaranimada Somaliland ee 18 May.   Munaasibada xuska 18 May, ayaa lasoo qadimay kadib markii

Maamull Goboleedka Soomaaliya Ee Puntland Oo Lagu Wiiqay Dagaal Ay Kusoo Qaadeen Ciidamadda Somaliland Ee Jiida Hore

Araweelo News Network Garoowe(ANN)-Maamul goboleedka Soomaaliya  ee  Puntland oo xaruntiisu tahay Garoowe, ayaa ka hadlay weerarrar ay saaka kusoo qaadeen Ciidamadda Somaliland ee ku sugan Jiida hore ee xadka ay wadaagaan Somaliland Iyo Soomaaliya. Maamulka Garoowe, ayaa qirtay in weerarrkaa

Borama Oo Isu Soo Bax Wacdaro Leh Looga Dabaaldegay Xuska 18 May

Araweelo News Network Boorama(ANN)-Magaaalada Boorama ee Xarunta gobolka Awdal, ayaa si ballaadhan looga xusay maalinta qiimaha baddan ee Qaranimada Somaliland, waxaana Isugu soo baxay Fagaaraha kumanaan qof oo sita Calanka Jamhuuuriyadda Somaliland. Xuska munaasibada sannad guuradii 27aad ee 18 May