Month: December 2018
Maxaa Kasoo Baxay Kulan Qarsoodi Ah Oo Dhexmaray Guddoomiyaha Baarlamaanka Iyo Ra’iisal Wasaare Khayre
Muqdisho(ANN)-Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal iyo Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Khayre, ayaa Isku mari waayay kulan ay si gaar ah ugagay wadahadlayeen khilaafka xukuumadda Kheyre iyo guddoonka baarlamaanka kaas oo sababay mooshinka xubnaha Baarlamaanku ku doonayaan in madaxweyne Farmaajo Iyo
Doorashada Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Ee Soomaaliya Oo Lagu Kala Baxay
Baydhabo(ANN)-Doorashada Madaxweynaha Maamul goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa lagu kala guulaystay maanta ,kadib markii todobaadkii hore la xidhay murrashaxii ugu cad-cadaa Sheekh Muqtaar Rooboow Abu-Mansuur. Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa loo doortay inuu noqdo madaxweynaha cusub ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya,
Kenya’s former prime minister and African Union special envoy, Odinga, is on a ‘mission impossible’ to ‘free’ Somaliland
Araweelo News Network. Nairobi(ANN)-The former prime minister has been leading calls for the recognition of Somaliland as an independent state and is seen by as a valuable partner in the quest for independence by Somaliland from the Somalia government. Kenywa’s
Haddii Somaliland iyo Soomaaliya Heshiin Waayaan Waxa Lagu Dambayn Doonaa Sida Shiinaha iyo Taiwan”
“Haddii Somaliland iyo Soomaaliya Heshiin Waayaan Waxa Lagu Dambayn Doonaa Sida Shiinaha iyo Taiwan” Ku-xigeenka Ra’iisal-wasaaraha Djibouti(ANN)-Ku-xigeenka Ra’iisal-wasaaraha dowladda Federaalka ee Soomaaliya Mr. Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa sheegay in haddii dib loo bilaabi waayo, isla markaana wax guul ah
Dahabshiil Group Oo Lagu Abaalmariyey Doorkooda Bandhiggii Carwada Siddeedaad ee Ganacsiga Somaliland
Dahabshiil Hargeysa(ANN)- Shirkaddaha Dahabshiil Group ayaa lagu Abaalmariyey Doorkii weynaa ee ay ku lahayd Qabsoomidda Carwadda ganacsiga siddeedaad ee Somaliland oo lagu soo gabo-gabeeyay magaalada Hargeysa, waxaana muddadii ay socotay carwadaasi ka dhex muuqday adeegyada Shirkadda Dahabshiil Group iyo sidoo
Somaliland: Sannadkii 1-aad ee Waxqabadka Xukuumadda Qaybtii 2-aad
Wax-soosaarka Beeraha: Xukuumaddu iyadoo ka duullaysa ballanqaadkeedii xagga Wax-soosaarka waxay bilowday beerista mashruuca banka Wajaalle oo la qoday xilligii roobabka ee 2018, 3,172 Saacadood oo u dhiganta 720 Hiktar oo laga beeray dallagyo kala duwan sida Hadhuudhka, Galleyda iyo Digirta.
Somaliland: Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyey Odoroska Miisaaniyadda 2019-Ka
Hargeysa(ANN)-Kal-fadhi aan caadi ahayn oo ay maanta yeesheen golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-guddoominayey madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinayey Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa lagu ansixiyey odoroska miisaaniyad-sannadeedka 2019-ka. Odoroska
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo La Kulmay Madaxa Hay’adda Caalamiga Ee ICRC
WAR-SAXAAFADEED Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la qaatay wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo madaxa Guddiga caalamiga ah ee Laanqeyrta Cas (ICRC) Mr. Simon Brooks. Kulankan uu madaxweynuhu la qaatay weftiga, ayaa lagaga wada hadlay sidii
Foreign Policy: ‘Saudi Arabia declares war on Muslim congresswomen’
Washington(ANN)-The American magazine Foreign Policy reported that since the beginning of the mid-term elections in the United States, conservative media outlets have fiercely targeted Somali-American congresswoman Ilhan Omar, who wears hijab, in response to Democrats’ efforts to lift the ban
Madaxweynihii Carbeed Ee U Horreeyay Ee Booqda Dimishiq Muddo Todoba Sannadood Ah
Dimishiq(ANN)-Madaxweynaha Dalka Suudaan Cumar Xasan Al-bashiir, ayaa si lama filaan ah booqasho ugu tegey maanta magaalada Dimishiq ee caasimadda dalka Suuriya, iyadoo si diiran loogu soo dhaweeyay gegida diyaaradaha. Hoggaaminayo Dalka Suudaan Cumar Xasan Al-bashiir iyo wefdigiisa, waxa garoonka diyaaradaha