Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: February 2019

Total 116 Posts

Sudan’s Bashir not to seek new term as president: Official

Khartoum(ANN)-Sudan’s President Omar al-Bashir will not run for president in the polls slated for 2020, the intelligence chief of the country said on Friday, Anadolu Agency reports. Speaking to reporters in the capital Khartoum, Salah Abdallah Gosh said al-Bashir will

Sawirka Guud Ee Doodda Madaxweynaha Somaliland iyo Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia

W/Q. Barkhad-ladiif M. Cumar. Inta badan madaxweyne Muuse Biixi waa nin dadka iyo deegaankaba aad u kala yaqaan, qof kasta oo uu la kulmo waxa uu caado u leeyahay inuu uga waramo Aabihii, ama awawgii amaba qof deegaankiina caanka ah

Madaxweynaha Somaliland iyo Wefti Uu Hoggaaminayo oo Si Ballaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Gobolka Gabiley

Gabiley(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa maanta si ballaadhan loogu soo dhaweeyey magaalada Gabiley ee xarunta gobolka Gabiley oo ay socdaal shaqo ku tageen. Madaxweynaha iyo weftigiisa oo safar shaqo ku jooga

Houthi offensive kills Yemeni commander loyal to Hadi

Sa’ada Yemen, (ANN)-A high-ranking Yemeni military commander loyal to Abd Rabbuh Mansur Hadi, the former president, has been killed when army soldiers and allied fighters from the Houthi Ansarullah movement launched a surprise attack in the mountainous northwestern province of Sa’ada. Brigadier

Weftigii Madaxweynaha Somaliland Oo Dalka Kusoo Laabtay, Kana Hadlay Natiijada Socdaalkoodii Ethiopia

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo booqasho laba maalmood qaadatay ugu maqnaa dalka Ethiopia, ayaa maanta kusoo guryo noqday caasimadda Somaliland ee Hargeysa.  Madaxweyne Muuse Biixi iyo weftiga uu hoggaaminayo, ayaa markii ay soo

Poland in escalated row with Israel after anti-Iran event

Warsaw(ANN)- Poland has harshly responded to remarks by Israeli interim Foreign Minister Israel Katz, who has repeated his earlier comments that Poles “collaborated” with Nazi Germany in the killing of Jews during World War II. Last week, Israeli interim Foreign Minister

Somaliland: Madaxweynaha Iyo Weftigiisa Oo Xubno Wasiirada Dawladda Federaalka Ethiopia Ku Maamuuseen Kulan Hadhimo-Sharafeed Ah

Addis Ababa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo weftiga uu hoggaaminayo oo maalintii labaad ku sugan caasimadda dalka Ethiopia ee Addis Ababa, waxa hadhimo-sharafeed ku casuumay wasiirrada wasaaradaha arrimaha dibadda iyo maaliyadda dalka Ethiopia Dr. Workneh Gebeyehu iyo Mudane. Axmed Shide. Madaxweynaha iyo

Sudan arrests opposition leaders in largest crackdown

Khartoum(ANN)-Sudanese security forces have detained nearly two dozen opposition leaders, who were on their way to deliver a petition to the presidential palace calling for President Omar al-Bashir to resign.   Media reports said opposition leaders belonging to several political

Madaxtooyadda Somaliland Oo Ka Hadashay Qaabkii Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia U Qaabilay Madaxweynaha Iyo Wefdigiisa

Addis Ababa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka mahad celiyay sida ay dawladda Federaalka ah ee Ethiopia u qaabishay, kadib safar Madaxweynaha Somaliland iyo wefdi uu hoggaaminayaa ku tageen shalay magaalada Addis Ababa ee Caasimada Ethiopia. Qoraal Saxaafadeed kasoo

Putin warns of retaliation if US deployed missiles in Europe

Moscow(ANN)-Russian President Vladimir Putin has warned the United States against deploying intermediate-range nuclear weapons in Europe, saying his country will target the US itself and not just the countries where those missiles are stationed. In his annual address to Federal