TelesomdahabshiiltanzilSmiley face

Category: Qoraalada Qalinleyda

Total 10 Posts

Maxaa Sababay Is-casilaadda Marwo Faadumo Siciid Ee Xisbiga WADDANI?

W/Q Hooddo Muuse Yussuf Marwo Faadumo Siciid Ibraahim oo ahayd Xoghayihii Arrimaha debada ee Xisbiga WADDANI , ayaa shaaca ka qaaday 14ka Bisha October 2019ka inay gebi ahaanba iska casishay xilkii iyo xubinimaddii xisbiga WADDANI ay ka haysay, ka dib

Dahabshiil Group: Dayax U soo Baxay Geeska Africa iyo Doorka ay Ku Leedahay Deegaamada Soomaalida

Degdegsiimada, Deeqsinimda iyo  Daryeelka Bulshadu, Waa Deeq ay Dhigeed dheer tahay Shirkadaha Dahabshiil Group oo si waafiya uga tisqaaday guud ahaan dunida afarteeda dacal waxay dayax habeen dam ah usoo baxay ka noqotay Qaarada Africa, oo si hufnaan iyo hagar la’aan

Dagaalka Sokeeye Ee Baraha Bulshada

Maxaa sababay in Qof wax bartay iyo Qof aan waxba barran aan wax farqi ahi u dhexayn waayo? Bisaylka Qofnimo waa Dayrka ilaaliya dhismaha Dawladnimo iyo jiritaanka qaranimo. Somaliland waxa soo maray sokeeye. Dagaalkii faqashta ee 88-kii, ee dalka lagu

Dadku Soonka Siday U Qaybsamaan

Dadka iyo Soonka Assalaamu Calaykum, Ramadaan Wacan Walaalayaal, Ilaahay markuu inagu waajibiyey acmaasha kala duwan, dadku way ku  qaybsamaan qofkastaana boos ayuu astaystaa. Ilaahay SWT wuxuu yidhi, ”Addoomahayga waxaa ka mid ah mid naftiisa dulmiyey, mid iska dhexdhexaada iyo mid

Bisha Ramadaan WaaBishii is Bedelka

Ramadaan Wanaagsan Walaalayaal, Ramadaan waa fursad qaaliya, waana bil ku haboon isbedelo baddan, bishan qofkii si dhaba ah u go’aansada in uu horumar sameeyo wuu samaynkaraa, Qofkuna isagaa amma is liida amma is sharfa Allenu wuxuu yidhi, ”Alle duulna ma

Mudane Madaxweyne Khudbad Qodobaysan Bulshadaada Usoo Bandhig

W/Q Cabdiraxiim Cabdilaahi shiine Tan iyo intii uu xilka hayay Madaxweynaha jamuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi , waxaa uu jeediyay khudbaddo aad u baddan oo dhinacyo baddan taabanaya, kuwaas oo u badnaa kudbaddo uu ku dhaleecaynayo, ugu hanjabayo ama

Sawirka Guud Ee Doodda Madaxweynaha Somaliland iyo Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia

W/Q. Barkhad-ladiif M. Cumar. Inta badan madaxweyne Muuse Biixi waa nin dadka iyo deegaankaba aad u kala yaqaan, qof kasta oo uu la kulmo waxa uu caado u leeyahay inuu uga waramo Aabihii, ama awawgii amaba qof deegaankiina caanka ah

Dharaaro Xusuustood ee Gunnaanadkii Sannadka 2018. Prof Gees

Dharaaro Xusuustood Maxamed Siciid Gees – Hargeysa Tunka ka leefa dhiigga’iyo, ilmadda idinka tiixays, Oo haddaba ku tooga baxa, waa jannada talalaxdeedii eh Abwaan Cali Jaamac Haabiil (AUN) Xilligii Khawaajuhu (shisheeyuhu) wax ka qori jiray Soomaaliga ee Soomaalidu aanay wax

Soomaaliya Sidii Ay Jabuuti Ugu Listay Ugumay Hanbayn

  W/Q.  Cabdiraxmaan Cadam Dalka Jabuuti waxa ku nool dhawr qoomiyadood waxa se ugu badan qoomiyadda Soomaalida sidaa daraadeed burburkii Soomaaliya iyo dagaalladii sokeeye ee ka dambeeyay madaxweynaha Jabuuti wuxuu isku xil saaray nabadaynta iyo in dib loo soo nooleeyo

Wax-Yeelada Miinadda iska Jir. W/Q Cumar Cabdirisaaq Cali

  Muhiimada u weyn waa dhul laga sifeeyey wax yaabaha qarxa iyo bulsho fahansan wax yeelada miinadda si loo gaadho badbaadada shacabka. Hilaad ku siman, 1964, 1977 Dagaaladii lagu horeeyey Jamuuriyadda Somaliland ayaa waxa kordhay xadiga miinadda ee dalka ku

{ }Smiley face