Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: March 2019

Total 61 Posts

Somaliland: Madaxweyne Muuse Biixi Oo Socdaal Gaaban Oo Temeshle Ah Ku Tegey Goobo Bariga Caasimadda Hargeysa Ah

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa habeennimadii xalay socdaal gaaban oo temeshle ah ku maray goobo ka mid ah magalaada Hargeysa. Socdaalka Madaxweynaha oo ahaa mid aannay saxaafadu ka warqabin, waxa Qoraal kooban oo kasoo baxay Qasriga Madaxtooyadda

US rights report calls out ‘environment of impunity’ in Saudi Arabia

Washington(ANN)- US State Department report on human rights for 2018 acknowledged that government agents carried out the killing of journalist Jamal Khashoggi inside the consulate of Saudi Arabia in Istanbul, Turkey, but it’s failure to mention Saudi Crown Prince Mohammed

Dalka Imaaraadka Oo Aqbalay In Dalkooda Ay Ka Shaqeeyeen Tiro Dhalinyaro Somaliland Ah

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Hadlay  Wada Hadaladii Somaliland Iyo Soomaaliya Oo Loo Raray Dalka Ghana Abu-dhabi(ANN)-Dawladda Imaaraadka Carabta, ayaa aqbashay in Afartan ka mid ah dhalinyarada baratay Cilmiga Batroolka ee Somaliland waxbarasho u tagaan dalkooda. Sidaana waxa sheegay  Madaxweynaha

Somaliland Iyo Djibouti Oo Heshiis Kala Saxeexday

Heshiiska Labada Dal Ayaa La Xidhiidha Dhanka Isgaadhsiinta iyo Tiknaloojiyadda Djabouti(ANN)-Dalalka Somaliland iyo Djibouti, ayaa kala saxeexday Heshiis dhanka isgaadhsiinta iyo tiknoolajiyadda ah. Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Tiknaloojiyadda Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Dr. Cabdiwali Sh. Cabdullaahi Suufi oo maanta kusoo laabtay

APO Group named the Official Newswire for One Planet Summit

PRESS RELEASE The Summit will be held in Nairobi, Kenya on 14th March and will involve keynote speeches from French President Emmanuel Macron and UN Secretary General Antonio Guterres LAUSANNE, Switzerland, (ANN)– APO Group (www.APO-opa.com ), the leading media relations

Somaliland Iyo Imaaraadku Maxay Ka Wada Hadleen

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo safar shaqo ugu maqnaa dalka Imaaraadka Carabta, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay. Madaxweynaha iyo weftiga oo hoggaaminay oo safar shaqo oo lix maalmood qaatay ugu maqnaa

Meet the hero of Saudi Arabia’s silent majority

The Western stereotypes of Saudi Arabians are well known – they are rich, ultraconservative and anti-democratic, and they have given nothing to the world but oil and terrorists. So many people might be surprised to learn that Saudi Arabia has

Baarlamaanka INGIRIISKA oo Amaanay kartida iyo Dedaallada Gabadh Dhalinyaro Ah

Magaca dalka asal ahaan ay ka soo jeedo & dedaalada lagu majeertay. London(ANN)– Xeerka Caruurta oo Baarlamaanka Ingiriiska ansixiyey ayaa si weyn loogu amaanay kaalinta ay ka qaadatay u ololayntii wax-ka-bedelkiisa gabadh asalkeedu ka soo jeedo Jamhuuriyada Somaliland. Sida lagu

Oranto Petroleum Increases its Support to the Education of South Sudan’s Communities

PRESS RELEASE The program will run for a 5-year period and is expected to have a considerable impact on communities in the State, which is amongst the poorest of the country JUBA, South Sudan, (ANN) — As part of its

Macron invites Egypt’s Sisi to G7 summit

Cario(ANN)-French President Emmanuel Macron has invited his Egyptian counterpart, Abdel Fattah Al-Sisi, to attend the 45th G7 Summit due on 25-27 August in France’s south-western city of Biarritz, the Egyptian presidency reported yesterday. The presidency statement said that Sisi on