Month: January 2020
Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Dhawaaq Digasho Ah Oo Kasoo Baxay Sarkaal Xukuumadda Farmaajo Ka Tirsan
Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ka jawaabtay hadal digasho ah oo kasoo yeedhay Sarkaal ka tirsan Xukuumadda Federaalka ee Madaxweyne Farmaajo oo damiirka iyo dareenka shacabka Somaliland diiday. Wasiirka Wasaaradda warfaafinta Dhaqanka iyo wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore, ayaa
Golaha Wasiirada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Meel Mariyay Xeerka Xuquuqda Caruurta
Hargeysa(ANN)-Golaha wasiirada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa fadhigoodii maanta ku ansixiyey qabyo qoraalka xeerka ilaalinta xuquuqda carruurta, sidoo kalena ka dooday xeerka Qabya-qoraalka maalgashiga. War-qoraal ah oo kasoo baxay Qasriga Madaxtooyadda Somaliland, oo nuqul ka mid ah soo gaadhay shebekadda Araweelo News
Shirkadda Hyundai Dahabshiil Motors Oo Keentay Somaliland Gaadiidkii Ugu Danbeeyay Ee Wersheddu Soo Saartay Sannadka 2020
Hargeysa(ANN)-Shirkadda Hyundai Dahabshiil Motors, ayaa sharaxaad ka bixisay Gaadiid cusub oo ay dalka keeneen, kuwaas oo ah Baabuur kuwii ugu casrisanaa ee Wershedda Hyundai soo saarto sannadkan cusub ee aynu ku jiro 2020. Munaasibad lagu soo bandhigay gaadiidkaa oo kasoo
Xoog iyo Caadifad Shaqayn Mayso ee waa in la Helo Sharci Lagu Ciqaabo Dadka Somaliland ee u Goosta Soomaaliya
Faallo: By Maxamed Cumar Cabdi (Cirro) Dadka bani’aadamka ahi waxay u dhasheen ama Illaahay (SWT) u abuuray inay caqli ahaan iyo jidh ahaanba xor noqdaan, iyagoo jecel inay rabitaanka iyo doonistooda u gutaan hadba sida ay ula qurux badnaato, iyadoo
Somaliland: Government Blocks Entry of Alternative Fibre Optic Cable
Hargeisa(ANN)-The government of Somaliland denied that it had any advance information of a submarine fibre optic internet cable entering the country from Berbera. “The government of Somaliland has no advance information, neither has it granted permission to, a submarine fibre
Somaliland: Africa Stands to Immensely Benefit from UK Trade Initiative – Dahabshiil CEO
London(ANN)-Mr Abdirashid Mohamed Saeed Duale, the CEO of Dahabshiil group of companies speaking to BBC Somali language service spoke on the importance of the UK-Africa Investment Summit held in London.21 African heads of states and many business leaders were attending
Malaayiin Ku Gaajoonaya Dalka Hodanka Ah Ee Kanada Iyo Kuwa U Dhintay Gaajo Darteed Da’yarta Dalkaa
Warbixin: By. Arraale M. Jaamac Freelance Journalist and Human Rights activist. Hargeysa(ANN)-Kanadiyaanka aan awooddin inay cunaan cunnooyin caadi ah waxay u badan tahay inay goor hore dhintaan, sida lagu sheegay daraasad la soo saaray Isniintii, taasoo muujinaysa inay dadku gaajo
UN experts demand phone hack probe of Saudi prince
New York(ANN)-UN human rights experts have demanded an immediate investigation into allegations Saudi Arabia’s crown prince hacked Amazon boss Jeff Bezos’ phone. They said Mohammed bin Salman should also be investigated for “continuous, direct and personal efforts to target perceived
Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabilay Safiirka Denmark Ee Arrimaha Soomaalida Iyo Arrimaha Lagaga Hadlay Kulan Albaabada Loo Xidhay
Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay maanta Safiirka Denmark u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Ambassador. Mette Knudsen oo ay weheliso ku xigeenkeeda Nina Berg. Kualnkaa oo albaabada loo xidhay, isla markaana aanay saxaafadu goob-joog ka
AhmedKeyse Haji Dualeh: Obituary of a Patriot, Diplomat, Visionary
Ahmed Haji Dualeh Abdalla, affectionately known as Ahmedkeyse, died peacefully on the early hours of Wednesday 8th of January 2020 in Tuscon, Arizona. His death would naturally be mourned by his immediate family, relatives and friends, and indeed, many in