Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: April 2020

Total 134 Posts

Degmada Xudun Roobab Khasaare Naf Iyo Maal Geystay

Laascaanood(ANN)-Hal qof, ayaa ku nafwaayay mid kalena dhaawacyo halis ah ayaa soo gaadhay, kadib markii roobab dabaylo wata oo ka da’ay degmada Xudun ee xarunta gobolka Sool sababeen khasaare naf iyo maal ah.  Roobabkan oo shalay galabti ka da,ay dagmada

Soomaaliya Mudaharaadyo Gil-gilay Muqdisho Xilli Ay Korodhay Tirada Uu Asiibay Coronavirus

Muqdisho(ANN)-Xukuumadda Dawladda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa waajahday mudahaaradyo ka dhacay maanta magaalada Muqdisho, kadib markii ay dadweyne cabanayay isugu soo baxeen degmooyinka qaarkood. Dadka, ayaa ku dhawaaqayay erayo ka dhan ah Farmaajo iyo Kheyre oo ay ku eedeeyeen in ay

Shirkadda BAT, Oo Ku Guulaysatay Inay Somaliland Soo Geliso Tubaakadda Afka Laga Qaato Ee Sababta Kansarka Ku Dhaca Sanbabada

Agaasimaha Wasaaradda Ganacsiga Somaliland oo Qoraal Uu ku Joojisay Tubaakadda Shan Maalmood Kadib Ku Fasaxay “BAT, Waxay Madaxda Bariga Afrika Siisaa laaluush si ay sharciga ugu dhaafto” Warbixin: By. Carraale M Jaamac Freelance Journalist and Human Rights Activist. Hargeysa(ANN)- Shirkadda

Somali Government develops Education Sector COVID-19 Preparedness and Response Plan

Mogadishu(ANN)— The Ministry of Education, Culture and Higher Education of the Federal Government of Somalia has developed Somalia Education Sector COVID-19 Preparedness and Response Plan in order to minimize and mitigate the effects of the pandemic on the education. This

Guddida Maaraynta Iyo Ka Hor-tagga Fayriska COVID-19, Oo Go’aamiyay In Qaadka Laga Joojiyo Somaliland

Hargeysa(ANN)-Guddida Xukuumadda Somaliland u xil-saartay maaraynta iyo ka hor-tagga Fayriska COVID-19, oo maalmihii u danbeeyay kulamo la lahaa gancsatada qaadka kasoo waarida dalka Ethiopia, ayaa maanta shaaciyay go’aan ay isla qaateen oo lagu joojinayo qaadka. Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan

Somaliland Oo Shaacisay Korodhka Tirada Caabuqa COVID-19

“Waayuhu waxay dhalayaan Geesiyaal hor-leh oo maalmahan Adag usoo baxaya Somaliland” Afhayeenka Xukuumadda Saleebaan Koore Oo Fariimo u kala diray Ganacstyada, Bulshada iyo Mihnadlayaasha Caafimaadka. Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa shaacisay korodhka tirada caabuqa ee xannuunka COVID-19, isla markaana digniino u dirtay

#African Intelligence, the new continent’s daily. All Africa. All exclusive

PRESS RELEASE The new continent daily Africa Intelligence aims to continue to provide its trademark understanding of the workings of power within each African state PARIS, France, (ANN)– Africa Intelligence (www.Indigo-Net.com)becomes the leading digital daily to offer full coverage of

Madaxweynaha Somaliland Fariimo U Diray Bulshada

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Somaliland, Muuse Bixii Cabdi, ayaa fariin u diray Shacbiga Somaliland, isagoo ugu bushaareeyay bilashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan oo la filayo inay bilato caawa oo ku beegan Jimce 24 April 2020. Madaxweyne Biixi, yaa sidoo kale usoo jeediyay bulshada

#COVID-19: Cameroonian Refugees in Nigeria to Get Support from Africa Now Foundation

PRESS RELEASE Over the last three years, the Africa Now Foundation has demonstrated consistency is supporting the Cameroonian refugees in Ogoja OGOJA, Nigeria, (ANN) — The Africa Now Foundation is pleased to support hundreds of Cameroonian household refugees in Nigeria

Somaliland: Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Oo Shaaciyay Xilliga La Filayo Bilashada Bisha Ramadaan

Hargeysa(ANN)-Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland Sheekh Khaliil Cabdullaahi Axmed, ayaa ka xilliga la filayo inay bilato bisha barakaysan ee Ramadaan, wuxuuna meesha ka saaray in caawa oo Khamiis ah aannay ahayn Ramadaan.  Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda