Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: June 2020

Total 133 Posts

Halista ay Dhallinyaradeennu ka Badbaadday 30-kii Sanno ee aynu ku Jirnay Soomaaliya?

Faallo: Suxufi Xuseen Cali Nuur   Xannuunka Covid-19 oo si wayn ugu faafaya dalalka dunida, gaar ahaan dalalka horumaray qaar ka mid ah iyo kuwa Koonfurta Ameerika, waxa dadka u dhintay dalka Maraykanka gudihiisa ay u badan yihiin dad madow. Qaddarku

Madaxweyne Biixi Oo Wareegto Soo Saaray

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-521/062020, ku magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Togdheer.   Wareegtada Madaxweynaha oo nuqul ka mid ah soo gaadhay shebekaddaha Araweelo News Network, ayaa  u qornayd Sidan:- Wareegto Madaxweyne

Xildhibaan Barre Ducaale Oo Ka Hadlay Xilka Laga Qaaday

Nairobi(ANN) Xildhibaan Aadan Barre Ducaale  ayaa ka hadlay xilkaqaadista  Guddoomiyaha Aqlabiyada baaralamanka Kenya,  kadib markii  ay Xildhibaanada Jubilee u gudbiyeen Madaxweynaha qoraal ay saxeexeen , iyadoo markaa kadib Madaxwaynuhu soo saaray warqad xilka lagaga qaadayo Guddoomiyaha. Xildhibaan Aadan Barre, oo

US judge turns down Trump’s request to block Bolton’s book

New York(ANN)-A US judge has rejected the Trump administration’s request for an injunction to block publication of a book by his former national security advisor John Bolton. The White House has so far done everything it could to ban The

Madaxweynaha Kenya Oo Saxeexay In Xilka Guddoomiyaha Laga Qaado Aadan Barre Ducaale

Nairobi(ANN)-Madaxweynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyata, ayaa qorsheeyay in xilka laga qaado Guddoomiyaha Aqlabiyada Baarlamaanka Kenya Xildhibaan Aadan Barre Ducaale, kadib markii lagu kiciyay xiisad siyaasadeed. Xildhibaan Aadan Barre, ayaa ka mid ah siyaasiyiinta kasoo jeeda dhulka NFD ee dhulaka Soomaalida

Depressions Harrier Rage After His teenage daughter being raped in Hargeisa Orphanage Center

Hargeisa(ANN)- Harrier Rage Father of a little girl who was raped at an orphanage in Hargeisa has demanded justice. Father with a sad expression. Harir Ragge with a sad expression his situation of his teenage daughter being raped in Hargeisa

Somaliland: Xaaladda Coronavirus Warbixinta Lagu Shaaciyay Muwaadiniin Iyo Ajaanib Laga Helay Xannuunka

Hargeysa(ANN)-Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa k hadashay xaaladda xannuunka COVID-19, waxayna sheegeen in 48-kii saacadood ee u danbeeyay baadhitaan lagu sameeyay 147 qof oo yimi goobaha caafimaadka, kadib markii ay ka dareemeen caalamadaha xannuunka lag helay 29 qof oo

RECOGNITION OF THE REPUBLIC  OF SOMALILAND 

TO:  DONALD YAMAMOTO          US AMBASSADOR  TO SOMALIA.                  > AFRICAN UNION               > ABIY AHMED PRIME MINISTER OF ETHIOPIA          > ISMAIL OMAR GUELLEH  PRESIDENT OF DJIBOUTI              > DELEGATION OF THE  EUROPEAN UNION          

Wasaaradda Gaadiidku dadka dalka miyey nacsiinaysa ?

By: Barkhad-Ladiif M. Cumar Tan iyo markii wasaaradda Gaadiidka laga dhigay Wasaarad gaar ah, waxay dadka ku haysaa dhibaato ay meel ay ula kacaan aannay haysan, dadkii way yaaban yihiin, wax ay sameeyaan iyo cid u dhego nugul oo cabashadooda

Somaliland, Somalia laud Kenya’s UNSC victory

Nairobi(ANN)-Somaliland has congratulated Kenya for clinching the United Nations Security Council non-permanent seat on Thursday in the UN headquarters in New York and challenged the East African nation to use its new position to foster peace and tranquillity in the