Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: January 2021

Total 99 Posts

Somaliland: Online Media Association Urges Immediate Release of Detained Journalists

Araweelo News Network. Somaliland: Online Media Association Urges Immediate Release of Detained Journalists Hargeisa (ANN)-A statement from the Somaliland Online Media Association (SOMA) strongly condemns the government of Somaliland and, particularly, the municipality of Borame for the ‘unjustified detention’ of

Somaliland: Xisbiyada Qaranka Oo Farriin U Diray Guurtida Kana Dareen Celiyay Mudada Loo Cayimay Doorashadda Gollayaasha Wakiiladda Iyo Deegaanka

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Hoggaamiyayaasha saddexda Xisbi qaran ,ayaa kulan degdeg ah ka yeeshay arrimaha doorashooyinka iyo mudada loo cayimay in ay dalka ka dhacaan doorashooyinka gollayaasha wakiiladda iyo deegaanka Somaliland. Saddexda xisbi qaran ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta si wada-jir

Gantaallaha Iiraan Oo Hafiyay Mid Ka Mid Ah Maraakiibta Xanbaara Diyaaraddaha Ee Maraykanka

Araweelo News Network.   Washington(ANN)-Gantaallaha Iiraan, ayaa hafiyay mid ka mid ah Maraakiibta ugu waaweyn dunida ee ciidamada badda ee Maraykanka, kaas oo lagu magcaabo USS Nimitz oo lagu amray inuu ku sugnaado bariga dhexe mudada kala guurka ee munaasibada

Somalia: Sexual Violence, Freedom of Expression and Abuses against Children

Araweelo News Network. #Somalia@Sexual Violence#Freedom of Expression and Abuses against Children by Human Rights Watch Annual Report New York(ANN)- The Human Rights Watch’s annual report on human rights abuses in Somalia in 2020, according to Human Rights Watch’s 2021 annual

Munaasibad Shaahaada-sharafyo Lagu Maamuusay Agaasimayaal Xilalka Loo Kala Wareejiyay Oo Lagu Majeertay Karti Iyo Dedaal

Araweelo News Network. #Somaliland: Munaasibad Shaahaada-sharafyo Lagu Maamuusay Agaasimayaal Xilalka Loo Kal Wareejiyay Oo Lagu Majeertay Karti Iyo Dedaal Hargeysa(ANN)-Munaasibad ay xilka kula kala wareegeen Agaasimihii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Mukhtaar Maxamed Cali oo dhowaan loo

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Hadlay Marxuumad Shukri Xariir Oo Hargeysa Ku Geeriyootay

Araweelo News Network. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland  Saleebaan Yuusuf Cali Koore Muuxuu Ka Yidhi Geerida Marxuumad Shukri Xariir Hargeysa(ANN)- Alla ha u naxariistee Marxuumad Shukri Xariir Ismaaciil oo  xilal wasiir ku xigeen u soo qabatay qaranka, gaar

Somaliland: Komishanka Qaranka Oo Mudada Loo Cayimay Doorashooyinka Gollayaasha U Gudbiyay Madaxweynaha

Araweelo News Network. #Somaliland@Komishanka Qaranka Oo Mudada Loo Cayimay Doorashooyinka Gollayaasha U Gudbiyay Madaxweynaha Hargeysa(ANN)-Komishanka Doorashooyinka Qaranka Jamahuuriyadda Somaliland, ayaa cayimay mudada doorashada gollayaasha deegaanka iyo Wakiiladda Somaliland. Sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay qasriga Madaxtooyadda Somaliland oo nuqul ka

Somaliland: Ururka Suxufiyiinta Ee SOLJA Oo Canbaareeyay Koox Weriyayaal Ah Oo Lagu Xidhay Boorama

Araweelo News Network. #Somaliland@SOLJA Oo Canbaareeyay Koox Weriyayaal Ah Oo Lagu Xidhay Boorama Hareysa(ANN)-Ururka Suxufiyiinta #Somaliland ee @SOLJA, ayaa canbaareeyay koox weriyayaal ah oo lagu xidhay Magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal, kuwaas oo Boolisku xabsiga u taxaabeen maanta. Weriyayaasha

Afhayeenka Xisbiga WADDANI Garyaqaan Barkhad Oo Sharcidaro Ku Tilmaamay Wareegtada Sharciyada Shirkaddaha Isgaadhsiinta Lagu Laalay

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)-Afhayeeka xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, Garyaqaan Barkhad jaamac batuun, ayaa si adag uga hadlay wareegto Xukuuamdda Somaliland ku laashay ruqadihii sharci ee ay ku shaqaynayeen shirkaddaha Isgaadhsiinta Somaliland ee ka hawl-gala dalka. Kaddib markii Wasaaradda

Madaxweyne Trump Oo Soomaalida Kula Dhacay Cadhadii Uu Ka Qaaday Maamuus Ka Xayuubinta Iyo Doorashadii Lagaga Guulaystay

Araweelo News Network.   Minnesota(ANN)-Madaxweynaha xilka kasii degaya ee Maraykanka Donald Trump, ayaa cadhada uu ka qaaday doorashada laga guulaystay kula dhacay Soomaalida aan weli helin sharciga eek u sugan dalka. Trump, ayaa qalinka ku duugay in dalka laga masaafuriyo