Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: September 2022

Total 62 Posts

Ukraine: Ahmiyada Weyn Ee Gobolka Kherson Oo Dagaal Aan Waxba Laysula Hadhin Ka Socdo

Muxuu Gobolka Kherson U Noqday Xuddunta Dagaalka Toddobaadyo? Araweelo News Network. Kyiv (ANN)-Dagaal culus, ayaa  ka socda toddobaadyadii u danbeeyay dhammaan dhulka ee Koonfurta Ukraine, gaar ahaan gobolka ahmiyada weyn ee Istiraatiijiyadeed leh ee Kherson oo ay hore u qabsadeen

Abaaraha Kusoo Waajahan Yurub Ee Dhagxaanta Lagu Qoray Qarniyo Hore

Araweelo News Netwrok. Dhagxaan Awoowayaashood Qoreen ayaa lagu muujiyay digniinaha Fariimaha Gaajada Kusoo waajahan Yurub Iyadoo ay Qaaradda yurub la tacaalayso moowjado Abaaro ah oo aad u daran taasi oo aan Horay loo arag muddo ka baddan 70 sano. Ka