Month: March 2023
Total 52 Posts
Laascaanood: Taliska Ciidanka Qaranka Ee Goojacadde Oo Baaq U Diray Shacbiga Laascaanood
#Laascaanood: Taliska Ciidanka #Qaranka #Somaliland Oo Ka Warbixiyay #Dagaalka #Araweelo_News_Networ. Laascaanood(ANN)-Taliska Guud Ciidamadda Qaranka ee Goojacadde, ayaa ka hadlay dagaalka Salaasadii shaaly ka dhacay deegaanka Laascaanood, sidoo kale waxay baaq u direen shacbiga Somaliland ee k u sugan Magaalada Laascaanood.
Somaliland: Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Baaq Kasoo Saaray Dagaalka Laascaanood
#Araweelo News Network Hargyesa(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ku baaqay in gamcaha lays qabsado oo loo midoobo dagaalka lagu soo qaaday qaranka. Gudoomiye Faysal, wuxuu sheegay in rabshado ka taagnaa magaalada Laascaanood iyo qaabkii