#Laascaanood: Taliska Ciidanka #Qaranka #Somaliland Oo Ka Warbixiyay #Dagaalka

#Araweelo_News_Networ.

Laascaanood(ANN)-Taliska Guud Ciidamadda Qaranka ee Goojacadde, ayaa ka hadlay dagaalka  Salaasadii shaaly ka dhacay deegaanka Laascaanood, sidoo kale waxay baaq u direen shacbiga Somaliland  ee k u sugan Magaalada Laascaanood.

 

Afhayeenka Ciidanka Qaranka Somaliland, ee Taliska Goojacade,  Sareeye Guuto Cabdi Cabdullaahi Xasan (Cabdi Dheere), isla markaana ah Hoggaanka hawlgelinta, ayaa warbixin uu siiyay weriyayaal ka socda warbaahinta qaranka  oo ku sugan Laascaanood uga waramay dagaalka Salaasadii shalay ka dhacay duleedka Laascaanood.

Dhinaca kale, Afhayeenka Ciidanka Qaranka eek u sugan Taliska Goojacadde, ayaa baaq u diray shacbiga Magaalada Laascaanood.

 

Muuqaalkan ka  Daawo Afhayeenka Ciidanka Qaranka iyo arrimaha uu ka hadlay.

https://fb.watch/i-0PZ5gHoy/

Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.

Published by  Araweelo News Network.

Follow us on Twitter@Araweelonews

Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews

Follow us on /instagram@araweelonews

Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews

Follow us on /araweelonews.tumblr.com

https://mursaljamasspace.quora.com/

YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv

@araweelonews

Araweelo News Network.

www.araweelonews.com
www.araweelonews.net
www.araweelonews.com/archi/ 

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

info@araweelonews.com