Tiirka sadexaad ee Waxqabadka Boqolka Maalmood ee Bilawga Xukuumadda Wadajir Iyo Waxqabad
Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa shaacisay Tiirka 3aad ee Waxqabadka 100 Maalmood ee Bilawga Muddo-Xileedkeeda, taas oo jawaab u ah balanqaadkii xilligii ollolaha ee Xukuumadda Wadajir iyo Waxqabad ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro).
Muuqaalka Tiirka sadexaad ee Waxqabadka Boqolka Maalmood ee Bilawga Xukuumadda Wadajir Iyo Waxqabad halkan ka Daawo.
https://www.facebook.com/share/v/1DRyGCNjPW/