“Hargeysa (ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi  (Cirro) ayaa ka jeediyay Khudbad uu ku beegay munaasibada lagu soo afjaray colaadda muddada dheer ka taagnayd degmada Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag.

Waxaan bogaadinayaa Garashada, Lexejeclada, iyo ehelnimada ay waayeelka iyo sama-taliska Bulshadu ay ugu hagar-baxeen Nabadda Ceel Afweyn.”sidaa waxa yidhi, ,Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro.

Wuxuu balanqaaday Madaxweynuhu in Xukuumad ahaan deegaanka ka fulinayaan mashaariic dadka deegaanka wax u taraya.

Muuqaalka khudbada Madaxweynaha halkan ka Daawo

https://www.facebook.com/share/v/1GK92Gj8iu/