Category: Health & Education
Haweenay British Ah Oo Xadhig ku Mutaysatay 300 Xabbo Kiniin (Tramadol) Xannuun Baabi’iye ah oo ay Dalka Masar Gelisay
Araweelo News Network Qaahira (ANN)- Haweenay u dhalatay Britain ayaa lagu helay dembi ah in 300 xabbo kiniin xannuun baabi’iye ah oo ay si qarsoodi ah ku gelisay dalka Masar, waxana lagu xukumay saddex sanno oo xabsi ah. Laura Plummer
Hargeysa: Xaflad Dhiirigelin ah oo loo Sameeyey Ardayda Baahiyaha Gaarka Leh
Araweelo News Network Hargeysa (ANN- Xaflad dhiirigelin ah ayaa loo qabtay ardayda qabta baahiyaha gaarka ah (Special needs) ee wax lagu baro dugsiga daryeelka iyo barbaarinta Ubadka (Hargeisa Children’s Learning Center), kaasoo ku yaal caasimadda Hargeysa. Xafladan oo lagu qabtay
Digniin: Shirkad soo Saarta Caanaha Carruurta oo la Ogaaday Inay Sumaysan Yihiin Caanaha Ay Suuqa Geliso
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Shirkadda Faransiiska laga leeyahay ee la yidhaah Lactalis oo samaysa qasaacadaysan ee caanaha carruurta, ayaa amartay in dib loogu soo celiyo caanaha ay soo saareen meesha ay doonaanba caalamka ha ka yaalaane, iyaga oo ka cabsi
Dadka inta Badan Isticmaala Kombuyuutarka Oo La Ogaaday In Dhabar Xanuun Ku Dhaco
Araweelo News Network Dadka inta badan wax ku qora kombuyuutarada casriga ah iyo Ipod shaashada laga isticmaalo, ayaa ay ka cawda muruqyo xannuun iyo dhabar-xannuun, sida cilmi-baadhis cusub lagu iftiimiyey. Khubarada daraasadan samaysay waxay sheegeen in qofku haddii uu muddo
Cilmi-baadhis Lagu Ogaaday In Haddii Aad Wax La Cunto Dadka Amateedku U Furan Yahay Aad La Mid Noqonayso
Araweelo News Network Dadku badankoodu ma yaqanaan sida ay u saamayn karto haddii uu wax la cuno qof amateedku u furan yahay, balse cilmi-baadhis cusub, ayaa bedka soo dhigtay in dadka buurbuuran ee cuntada badan cunaa ay cunista cuntada u
Xaalada Caafimaad Ee Haweenka Hinaasaha iyo Cadhada Badan
Araweelo News Network Xaalada Caafimaad ee Haweenka murugada badan, isla markaana hinaasuhu ku badan yahay, ayaa la ogaaday in marka ay weynadaan ay ku dhacaan xannuunada maskaxda ku dhaca, gaar ahaan cudurka asaasaqa loo yaqaan ee keena in qofku carruuroobo
Qalab Casri ah oo Lagu Ogaan Karo Caanaha Carruurta ee Been-abuurka ah
Araweelo News Network Shanghai(ANN))- Koox khuburo ah, ayaa soo saaray qalab casriya oo si fudud loogu kala ogaan karo caanaha daasadaha carruurta yaryar loogu talogalay ee been-abuurka iyo kuwa saxda ah. “Waxaan aad uga cabsi qabaa waxyaabaha carruurta ee la
Cilmi-baadhis Lagu Beeniyay In Milixdu Sababto Dhiig-karka
Araweelo News Network Dhakhaatiirta oo muddo dheer ka soo saari jiray digniin in cuntada milixdu ku badan tahay khatar badan u leedahay bani’aadamka, ayaa cilmi-baadhis cusub beenisay in milixdu ay sababto dhiig karka, iyadoo sheegtay in aan sidii la moodi
Ubadka Lagu Seexiyo Saanta Xoolaha oo la Ogaaday in aanay Waligood Qaadi Xannuunka Xiiqda
Araweelo News Network Ubadka lagu seexiyo Haraga xoolaha, gaar ahan idaha, ayaa la ogaaday in aanay qaadin waligod xannuunka xiiqda. Cilmi-baadhayaal u dhashay dalka Jarmalka, ayaa ogaaday in maqaarka xoolaha amma xayawaanka ubadka lagu seexiyo saddexda bilood ee ugu
Cilmi-baadhis: Shaaha Cagaaran oo Hormuud u Noqon Karo in la soo Saaro Daawo Cusub ooo Kansarka Lagaga Hortago
Araweelo News Network Hore waxa loo ogaa in waxyaabaha duxda ku yar tahay ay dhiigga jidhka qulqulaya u saamaxaan inuu si fiican u socdo, isla markaana qofku ka badbaado inuu wadno-xannuun ku dhaco, waxa hadda khubaro u dhalatay Singapore sheegeen