Category: Qalinleyda & Qoraaladda
Umad Aan Dooran Aqoon Ilaahaybaa Darayga Dhigay
In Somaliland any one can be a president Cabdiraxmaan Cadami waxay umadi madaxweyne xilka haya u ridaa mid kalena u doorataa rajo laga qabo inuu ka maamul iyo xukun wanaagsanaado madaxweynihii hore ama kuwii ka sii horeeyey marka ay ku
Madaxdan Oo Kale Mayla Aragteen?
Cabdinaasir Axmed Ibraahim 1.Madax aynaan isku dhakhaatiir ahayn. 2.Madax aynaan isku dan ahayn. 3.Madax aynaan isku mabda ahayn. 4.Madax aynaan arki karin. 5.Madax aynaan tilifoon kula hadli karin. 6.Madax aan carruurtoodu inna la dugsiyo waxbarasho ahayn. 7.Madax aanay tiro lahayn
Nin Maalin Kasta Sixni Ciid ah u Cuna Sida Bariiska
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Nin u dhashay dalka Hindiya, ayaa la qabatimay cunista ciidda, isagoo maalin kasta cuna bileedh ama sixni ciid ah oo uu u isticmaalo sida bariiska oo kale. Ninkan oo magaciisu yahay Hans Raj oo 45 jir ah
Daraasad Iftiimisay Dadka Ugu Badan Maraykanka Ee Lagu Xukumo Denbiyo Aanay Gelin
25% Dadka Maraykanka Dambiyo Aanay Lahayn Lagu Helaa Waa Dad Hurdo La’aan Aawadeed Dambi Qirtay Dalka Maraykanka ayaa cilmi-baadhis dhawaan laga sameeyey lagu ogaaday in 25% dadka dambiyada aanay lahayn qirta ay ku keento hurdo la’aan badan oo haysay aawadeed.
Xukuumada Waxa Laga Sugayay Inay Nabadgalyada Ilaaliso, Balse Loogama Fadhiyin Inay Nabadgalyadaro Abuurto. By. Mohamed Gacayte
Jiritaanka iyo Qaranimada Somaliland waxa saldhig u ah Nabadgalyada, waana waajib saaran qof wal oo muwaadin ah wax kasta oo wax u dhimaya ama dhaawacaya nabadgalyada. Shacabku waxay ka mid yihiin tiirarka ugu waa wayn ee nabadgalyadu ku dhisantahay waxay
Xoggo La Xidhiidha Hawgalkii Shirqoolka Ay Ka Badbaaday Daallo Airline Iyo Jawaabaha Weli Laalan Ee Macluumaadka Baadhitaanka Dhacdadaa
Xoggo La Xidhiidha Hawgalkii Shirqoolka Ay Ka Badbaaday Daallo Airline Iyo Jawabaaha Weli Laalan Ee Macluumaadka Baadhitaanka Dhacdadaa Warbixin: By. Carraale M. Jama Freelance Journalist and Human Rights Activist. Araweelo News Network Mogadishu(ANN)Baadhitaano lagu sameeyey diyaaradii Daallo Airlines AIRBUS 321
Hoos u Saamayn Badeecadaha daruuriga Ah
Araweelo News Network Berhayanba waxa hoos u dhac aad u ballaadhani ku imanayey qiimaha sarrifka ee lacagta Dollarka, Arrintan ayaa walwal iyo jah-wareer ku abuurtay dad badan oo ka tirsan bulshada reer Somaliland. Waxaan dhawaan akhristay war lagu qoray mid
25 Aan KULMIYE Ku Xusuusan Doono
Cabdinaasir Axmed Ibraahim; Xisbi siyaasadeed aan ku jiraa ma jiro, mana kala jecli. 1. Kulmiye waxa aan ku xasuusan doonnaa, madax baabuurta rasaastu aanay karin ku xarragoota, shacabkooduna qiimo-barar ,harraad iyo macaluul miyi iyo magaalaba ugu dhammaadaan! 2. Kulmiye waxa
Bilyaneerrada ugu Dada Yar Tujaarta Adduunka iyo Halka ay Hantida ka Heleen
Araweelo News Network Sean Parker oo 35 jir ah waxa uu sheer amma wadaag ku leeyahay shirkadda Facebook. Waxa kale oo uu ka mid yahay xubnaha aasaasay shirkadda Napster oo hantideedu dhan tahay $3 bilyan, kadib markii sannadkan la qiimeeyey.
Xaglo toosiye ma Wasiir-baa?
Kalsooni, karti iyo Kasbasho Ma ku gaadhi karaa yookiisa fog? W/Q: Saleebaan Cabdi Cali (Kalshaale) Wali wuxuu ku mashquulsanyahay howl-gal uu ku dhayayo dhaawacyadii ka dhashay dhagirihii colaaddeed ee ka dhacay Deegaanka KALSHAALE dhowr sannadood ka hor iyo dhaqan-gelinta qorshe