Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Qalinleyda & Qoraaladda

Total 783 Posts

“Saaxiibkey Cawke, Saaxiibkii Mikrofoonka”. Yuusuf Garaad

“Saaxiibkey Cawke, Saaxiibkii Mikrofoonka”. Yuusuf Garaad Allah ha u naxariisto, Axmed Xasan Cawke, in badan ayaan war isla qorsheynay, isla qornay oo isla qaabeeynay. Aad ayay ii dhibeysaa in aan maanta qalinka u qaado in aan wax ka qoro Cawke

Magaca ugu Caansan ee loo Bixiyo Carruurta Waqtigan

Magaca ugu caansan adduunka ee waqtigan loo bixiyo carruurta ku dhasha dalal badan oo caalamka ah, gaar ahaan haweenka ayaa lagu sheegay inuu yahay Sofia amma Sophia oo Soomaali ahaana ku noqonaya Safiya. Mareegta Babynameszard.com oo Jamhuuriya soo xigtay, ayaa

Somaliland: Hannaankii & Hana-qaadkii Dhidibadda Loogu Taagay Kubadda Cagta iyo Kaalinta Dalkeenu Kaga Jiro

By. Maxamed Cabdillaahi Cabdi Wax kasta oo aynu soo-qaadano oo dunidan korkeeda saarani, waxay leeyihiin wax marjac u ah oo lagu haggo habka iyo nidaamka uu u dhisan yahay, kaasoo waafaqsan hagista qorsheed ee loogu tallogalay in hadba mas’uulka ama

Murrashaxnimada Xaglo-toosiye: Xaqiijinta Himilooyinkii hogaaminta! by:Saleeban Kalshaale

“Fursadaha Xisbiga Kulmiye dhaxli doono haddii uu Wasiir Xaglo-toosiye ku guulaysto Murrashaxa Madaxweyne ku-xigeenka” Falanqeyn; Qalinkii. Saleeban Cabdi Cali (Kalshaale) Xisbiga Kulmiye waxa uu todobaadkan qabanayaa Shirkii golaha dhexe ee xisbigaas, kaasoo lagu dooran doono Murrashaxiinta Madaxweynaha iyo Madaxweyne-ku-xigeenka u

RIYADII SAC-MAALLADDA

Sheeko Khuseysa Habka Hogaaminta iyo Qaabka Musharaxiinta.  Qaybtii 2aad W/Q: Maxamed Faarax Qoti Sida aan ku soo qaatay qormadii hore (Q-1aad) waxa ay sheekadan ku aroortaa habka hoggaaminta fiican iyo qaabka murrasharaxiinta oo lagu saleeyo rabitaanka dadka. Waxaanay la xidhiidhaa

Weli Qaranku Waa Dhaawac!

W/Qoray: Cabdicasiis Ibraahin Ciise (Daacad) Hal tebinta erayga waa dhaawac, waxa aan ula jeedaa dawladnimada qarankan Soomaalilaand uu samaystay way dheeliyantay. Haa, ma dhama oo umay dhismin sidii loo baahnaa. Bal maxaan ula jeedaa; ila dhugo qormadan kooban adigoo akhriste

Tallo Ku Socota Jamacadaha Siyaasadda Somaliland Iyo Siyaasiyiinta Ka Qallin-jabiyay

Mahad-naqa IILAAHAY iyo Saliga Rasuulka kadib. Somaliland ma laha Jaamacad ama Mac’had lagu barto culuunta Siyaasadda (Political Science), laakiin waxa bedelkooga galay xisbiyadda dalka ka jira, sida UCID, WADDANI iyo KULMIYE. Xisbiyadani waxa ay duruusta siyaasadda ee caalamiga ah ku

Is Casilaadda XIRSI waxaynu ku Tilmaami karnaa Naxariis Xagga Rabbi uga timi Madaxweyne Siilaanyo.

W/Qoray: Faysal Gaas Cashuur (Ina Faadumo) kolkii warka is casilaadda xubnahani soo baxday si fiicanna warkoodu dadka u wada gaadhay ayaa afarrey uu soo tuuray abwaanka craxmaan cumar cashuur,waxa uu ku yidhi kasmo li’I calool loogu guray,raashin kala kaan ah.

Dhan baan anigu ahayoo, Dhedhexaad ma noqon karo! W/Q Maxamed Baashe Xaaji Xassan

Anigu, Maxamed Baashe ahaan, waxa aan isku tiriyaa inta u qoolan ee u dabran danta guud, una xidhan ilaalinta qaddiyadda ummadeed. Sidaas awgeed, waxa aan ka mid ahay inta dantaas daba socota ee hadba halka ay is leeyihiin way gashay

Xukuumadu Kolba Wax Ay Jeceshahay Ayuun-baa Sharci Ah

Xukuumadu madaxweyne Siilaanyo waxay Haamihii shidaalka ee Barbera ku wareejisay shirkado ganacsi oo gaar loo leeyahay haseyeeshee talabaadaasi waxay dalka ka abuurtay buuq iyo ismaan dhaaf laysku mari waayey, waxaa iskaga horyimi xukuumada iyo golaha wakiilada, khilaafkaas oo wali taagan.