Category: Qalinleyda & Qoraaladda
DHAGARAHA QARSOON EE LA DOONAYO IN LAGU BUBURIYO G/GURTIDA EE JAMHUURIYADA SOMALILAND
G/Gurtida Jamhuuriyada Somaliland waxaa la Aasay sanadkii 1991 waxaanu lagu Aasasay Magaalad Burco, waa gole dhaqan balse door mihiim ka qaata hirgelinta iyo xalinta dhamaan khilaaf kasta oo dalkani ka dhaca, tan iyo la soo noqoshadii xoriyada jamhuuriyada somaliland 18
Asxaabta Iyo Madaxtooyadu Yaanay Noqon Dariiqii Loo Soo Maro Lahaa Burburka Golaha Guurtida Somaliland
By. Cabduqaadir Cabdiraxmaan Xasan (Rakuub) Waxa lagama maarmaan ah in si mugle loo eego heshiiska sadexda Xisbi ee Somaliland wada gaadheen ee xukuumaddu gadhwadeenka ka ahayd, kaas oo lagu tilmaamay mid la xidhiidha arrimaha doorashooyinka iyo muddo-kordhinta ee dhowaan golaha
Reer Xamarku Ma Xumaanta Somaliland Keliya ayay Arkaan?
By. Maxamed Daahir Muuqaalladii argagaxa lahaa markii lagu baahiyey warbaahinta kala geddisan, arrintaasi waxay keentay in shacabka Somaliland oo aan wax badan hubsani uu si ballaadhan u dhaleeceeyo ugana horyimaaddo, waxaa fursaddaas ka faa’iidaystay shacabka iyo siyaasiyiinta Somalia oo nasab
Golaha Degaanka Gebiley Ma Helleen Guddoomiyihii Ay Sugayeen? By.Axmed Xasan Xaashi Tikniko
Gobolka Gabiley oo run ahaantii ah gobol baaxad iyo khayraad-ba isku darsaday, isla markaana ka mid ah ilaha dhaqaale ee ugu muhiimsan dalka jamhuuriyada Somaliland, ayaa golihiisa degaanka ee magaalo madaxda gobolka Gabiley wuxuu golihiisu ku caan baxay buuq iyo
Buuqqa Doorashada Somaliland: Kordhis Doon, iyo Kordhis Diid. – Maxamed Haaruun.
Maxaa Qalinku sheekiyo; -Hadba Qodob la yaab liyo; -Qubanaha dharaartiyo; -Ma hadhooyin qorayaa? (Hadraawi) Maalmahaba buuq baa Somaliland ka aloosnaa. Buuqu ma aha shil iska dhacay ee muddo dheer baa la soo karinaayay. Wakhti iyo xoolo badan baa ku baxay,
Mashruucii Jidka Rajadu Xaggee Ayuu ku Dambeeyey (The Berbera Corridor) By: Cabdiraxman Cadami
Gooni Isu taaggii Eritrea Itoobiya waxa uu ka dhigay dal aan Bad ama Dekedo lahayn, Waxase ay isticmaali jirtay Dekedaha Casab iyo musawac, intii aanay labbada dal Coloobin, sidaa awgeed Dekeda Djabuuti waxay Noqotay meesha ugu dhaw ama ugu haboon
Golaha Wakiilada Ee Awoodi Waayay Inay Sameeyaan Xeerkii Lagu Dooran Lahaa Ma Waxay Ku Bedeleen Inay Dhooqeeyaan Golayaasha Deegaanka Ee Xallaasha Ah
By. Maadhiin Tayuub Maalmahan waxa jiray mooshin ay wadeen xildhibaano ka tirsan golaha wakiilada ee caadaystay mudo-kordhinta, mooshinkaa oo la doonayo in wax lagaga badalayo xeerka golayaasha deeganka ee dalka qodob ka mida oo ah, kaas oo ah mid la
Habro Uu Horkacayo Sarkaalka Maamulka Lacagta Ee Sirdoonka Oo xilka Ka Qaaday Maayarkii Xiis
xilka ka qaaday oo ah sarkaalka maamulka iyo lacagta ee ciidanka sirdoonka qaranka Maxamed Cali Shabeel iyo habro uu hor kacayo taasna Waa Lama Arag. Sarkaalkan oo siduu noo sheegay ay habrowadaag dhow yihiin Madaxtooyada kamuu mid ahayn dadki u
Somaliland Cidna Uma Roona Iyaguna Iskuma Roona
By. Cabdiraxmaan Cadami Somaliland waxay halgan dheer oo xanuun badan u soo martay sidii ay u noqon lahayd dal xor ah oo madaxbanan laakiin waxa si kulul uga soo horjeeda oo dagaal kula jira ururo,kooxo,beelo,maamul gobaleedyo iy dawlado, oo dhaamaantood
Ma Mudaharaad baa mise waa Dabaal degii mudo Kordhinta Cirro & Siilaanyo? W.Q Kaptanka
Ma Mudaharaad baa mise waa Dabaal degii mudo Kordhinta Cirro & Siilaanyo? W.Q Kaptanka Mudo kordhintu maaha golaha Xukuumada oo kaliya ee sidoo kale waxaa loo kordhiyey laba sano oo waxyar kadhiman Gudoomiye Cirro iyo golahiisa Wakiilada oo yaguna aad