Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Qalinleyda & Qoraaladda

Total 783 Posts

18-ka May Maalin Ku Xusan Quluubta Dadka Reer Somaliland ! By, Xamda Luul

Sannad walba bishiisa 5aad 18keeda waa maalin ku xusan quluubta iyo caqliyada dhaamaan shacbi waynaha Somaliland yar iyo weynba, 24 sano ayaa kasoo wareegtay maalintii magaalada burco lagaga dhawaaqay gooni isku taaga qarankani Somaliland Hadaba maxay bishan may 18 keedu

Madaxweynuhu kursiga ka tagi maayo: By, Xamda Luul

Madaxweyne Axmed maxamed maxamuud siilaanyo waa rug cadaa weyn oo aqoon iyo khibrad durugsan u leh qaab maamulledka siyaasadeed ee uu mudada dheer kusoo dhex jiray kana soo qabtay xilal kala duwan oo lagasoo bilaabo agaasime, wasiir, gudoomiyihii halgankii SNM

Jawaahir Caana-nuug Maxay Ku Weyday Xubinimadii Xisbigeeda? By. Jamaal Adan Bille

Waxaan rabaa inaan maanta fikirkayga ka dhiibto talaabadii khaldanayn ee ay ku kaceen madaxda xisbiga mucaaridka ah ee Ucid ee waqooyiga Amerika oo ah in xubin nimadii xisbigaa la sheegay in laga saaray marwo Jawaahir Caano-nug oo sababta loga saaray

Walee Madaxada Somaliland ayaan Baran Nidaamka Dawladnimo!! By. Cabdiraxmaan Cadami

Dadkii goob jooga ka ahaa sida rakaabkii ka soo degay ama kuwii raacayay diyaarada Ethiopia Airline, shaqaalaha Madaarka iyo dadweyne kale oo ajanabi ku jiro marka laga reebo aan idinla socodsiyo sheeko la yaab leh oo ka dhacday madaarka Caalamiga

Fulinta Dilalka Qisaasta Nolol Ayaa Inoogu Sugan: By. Garyqaan Abdikarim Sh. Mohamoud

Sida aan kala socono warbaahinta maxaliga ah iyo ta dibadaba waxaa maalinba maalinta ka danbaysa isa soo taraya dadka loo laynayo si arxan darro ah ama bilaa sabab ah, waxaad maqlaysaa qof baa halkaa lagu dilay, mid kala meel heblaayo

Hammi iyo Qami La’aanta Qaadka: W/Q. Sucaad Sh. Axmed

Mahad oo dhan waxa iska leh Allah ee naga yeelay dad Islaam ah, naxaris iyo nabad ha ahaato Nebigeena dushiisa ehelkisa iyo asxaabtisa. Kadib waxan halkan uga mahadcelinaya gabi ahaanba bahda saxaafadda madaxabannaan iyo dhammaanba bulsho waynta reer Somaliland iyo

Dahab aad ku iibsato Caafimaad:By. Mohamed Farah Qoti

Wuxuu ahaa fikir saliim ah oo ku cusub dunida inteeda kale,kaas oo ahaa badbaado iyo guul u soo hoyatay dhamaan bulshada Somaliland, waa mid kaasoo maaxday Maskaxda Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) oo talada dalka u haya majaraha siyaasadda. Madaxweynuhu

Wed Baan Dul Sabbaynayaa!! W/Q Amal M.M Kastan

Noloshu waa madawdahay, Marin seegan baa yaal, Mahadhooyin baa yaal Iyo maado farabadan.   Erayadaasi waxay ka mid ahaayeen Maansadii Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi), ee Mayal dheer. Ummaddaha iyo quraamaha kala duwan ee Ilaahay ku uumay dunida guudkeeda Soomaaliduna

Somaliland: The steps and actions for to push international recognition: By. Ahmed Yasin M. Jama

Who is Somaliland Somaliland is a peaceful, democratic country, which has written its constitution that has established structure and form of the state, the constitution also unambiguously sets out the prerogative powers of the three branches of the state namely;

Maxay Wadaagaan Boqorkii Faransiiska Ee Ludwigii 14aad Iyo Maamulka Axmed Siilaanyo Duruufo Isku Mid Ah: W/Q. Muj.Cali Cismaan libaax

Taariikhdu makay ahayd 1675 waxa dalka faransiiska qabsaday Ludwigii afar iyo tobnaad waxaana lagu tilmaamaa adoonsigii dadka faransiiska loo geystey kii uugu xumaa ee dunida soo mara inta la ogyahay adoonsigu waa dhawr nooc mida waa marka xoog lagugu qabsado